zebu
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
zebu
s.m. - nooc lo' ah ee laga helo qaaradaha Afrika iyo Hindiya.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
zébu
zébu, n.m. - Xayawaan ama xoolo la dhaqdo oo dibida u eg (waxaa laga helaa Aasiya iyo Afrikada Bari).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
debut
/dhibyuu/ (n) masrax bilaabidda koowaad (marka koowaad ee qof masrax soo istaago).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
herbu
herbu, adj. - doog badan leh; dhul cagaar leh
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
rebut
/ribat/ rebuttal; (v) beenayn (beenin).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
rebut
rebut, n.m. - wax aan qiimo lahayn
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Zebra
Dameer farow, gunbuuri
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
zebra
/ziibra/ (n) dameer-farow.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
zèbra
s.f. - dameer farow.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
zebra
n., farow, -gi.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
zèbre
zèbre, n.m. - Gunburi; Dameer-dibadeed.