yeer_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
yeer_1
a: yeedh
de: voice, sound, call
hm: 1
initial: y
lx: yeer
pd: (-ta)
ps: n1-f
key: yeer_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
beer_1
de: farm, sow, cultivate, plant
hm: 1
lx: beer
pd: (beeray)
ps: v1=
xe: Somali farmers grow maize, sorghum and other things.
xv: lin
key: beer_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
feer_1
de: punch, knock down; comb
hm: 1
lx: feer
pd: (feeray)
ps: v1=
key: feer_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
jeer_1
de: time, instance, occasion
hm: 1
lx: jeer
pd: (-ka Pl: jeerar (ka))
ps: n4-m-time
xe: several times
xv: goor, kol, mar, waqti, xilli
key: jeer_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
meer_1
de: enclosure; circular object that encloses s.t.
hm: 1
lx: meer
pd: (-ka Pl: meerar (ka))
ps: n4-m
key: meer_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
weer_1
de: white cloth worn round the head as sign of mourning; red cloth worn as sign of readiness for war
hm: 1
initial: w
lx: weer
pd: (-ka Pl: weerar (ka))
ps: n4-m
key: weer_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xeer_1
de: custom, rule, regulation, constitution, traditional law
hm: 1
initial: x
lx: xeer
pd: (-ka Pl: xeerar (ka))
ps: n4-m
key: xeer_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
yeel_1
de: act, do s.t. (to s.o.); obey; cause; accept, grant
hm: 1
initial: y
lx: yeel
pd: (yeelay / yeeshay)
ps: v1=tr
xe: Lets do it!'; Alla ha ku nabad yeelo! 'May God make you secure!' [blessing]; Waxba ku yeeli maynno. 'We won't hurt you.' [lit: do anything to you]
xv: fal
key: yeel_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
yeer_2
de: call out, shout; say
hm: 2
initial: y
lx: yeer
pd: (yeeray)
ps: v1=intr
key: yeer_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
yeey_1
de: who ... them?; whom ... they? = yaa + ay
hm: 1
initial: y
lx: yeey
ps: qw + vpro
key: yeey_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
-heer_1
a: =-keer
de: that, those (in the middle distance)
hm: 1
lx: -heer
ps: deic-m-suf
key: -heer_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
-yeen_1
de: they did (X)
hm: 1
lx: -yeen
ps: v2-3pl-past
xe: they made it
xv: sameeyeen
key: -yeen_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
beero_1
de: farm, sow, cultivate; plant for oneself
hm: 1
lx: beero
pd: (beertay)
ps: v3b=
key: beero_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dheer_1
cf: dherer
de: tall, long, deep; loud Opp: gaaban
hm: 1
lx: dheer
pd: (dheeraa Pl: dhaadheer)
ps: adj
key: dheer_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
feero_1
a: firo {N & C}
de: comb one's hair
hm: 1
lx: feero
pd: (feertay)
ps: v3b=
key: feero_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
feker_1
bw: Arabic
de: thought, thinking, reflection, idea; worry, pensiveness
hm: 1
lx: feker
pd: (-ka Pl: afkaar (ta))
ps: n2-m, n8-m
key: feker_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
gefer_1
de: run loose
hm: 1
lx: gefer
nt: gefer (ka) [vn-m] 'running loose' (usually of a horse)
pd: (gefray)
ps: v1=
key: gefer_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
seeri_1
bw: seedhi
de: whistle, siren
hm: 1
initial: s
lx: seeri
pd: (-ga)
ps: n2a-m
syn: firinbi
key: seeri_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
teeri_1
de: that (one), those [SUBJECT]
hm: 1
initial: t
lx: teeri
ps: deic-f-subj
key: teeri_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ee_1
de: and; that which ...; so ... Links restrictives with defined heads and unparallel verb constructions; contrast: oo, iyo, -na
hm: 1
lx: ee
ps: conj
key: ee_1
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Yeer
(Yeer-ta)
(hirar dabaysha, kd., ku dhexjira oo abuura) saamays dhegtu dareento; dhawaaq; cod.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
yeer
yeer¹: m.dh Dhawaaq; cod.
yeer²: f.mg1 (-ray, -rtay) 1. U y.: cid u dhawaaqid si ay u timaaddo. 2. Nafley dhawaaqid.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
yeer
yeer¹: m.dh Dhawaaq; cod.
yeer²: f.mg1 (-ray, -rtay) 1. U y.: cid u dhawaaqid si ay u timaaddo. 2. Nafley dhawaaqid. m.f.l, yeerid.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
yeer
f. n. voice, sound, call
yeer: v. call out, shout; say
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
yeer
(fal) u dhawaaq u samee; kaalay ku dheh Caasha u yeer.
yeer-ka: (magac, lab, keli) dhawaaq cid ku wajahan oo kaalay ah. Dhagoole yeer ma maglo. Dh: yeedh.
yeer -ta: (magac, dhedig, keli) eeg yeedh.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
eeg_1
de: look at ~ out ~ over, inspect
hm: 1
lx: eeg
pd: (eegay)
ps: v1=
xe: Let's see!
xv: Aynu eegno!
key: eeg_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
eey_1
a: ey
de: dog
hm: 1
lx: eey
pd: (-ga)
ps: n5-m, n2-m
key: eey_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
gee_1
de: take, carry, convey, transport; lead, bring to ~ into, escort (with preposition u)
hm: 1
lx: gee
pd: (geeyey / geesey)
ps: v2b=tr
xe: Take this letter to Ahmed!
xv: Warqaddan Axmed u gee!
key: gee_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
hee_1
a: heeh
de: yes!, go on!; I hear you; I'm listening
hm: 1
lx: hee
ps: intj
key: hee_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
see_1
de: how?
hm: 1
initial: s
lx: see
ps: qw
xe: How do you do it? [Lit: How is it done?]
xv: sidee
key: see_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
yar_1
de: small, little, slight, minor; few; young Opp: weyn
hm: 1
initial: y
lx: yar
pd: (yaraa Pl: yaryar)
ps: adj
xe: when she was little
xv: markey yareyd ...
key: yar_1
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
yeere
-ha: (magac, lab, keli) qof waxyeellada dadka ka damqada oo had iyo jeer gurmadkooda isku mashquuliya. Yeere hadduu yeero dhibbaa jirtee eega. Dh: yeedhe, yeereyeere. Li: dantii garad.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
yeeri
f.g2 (-iyay, -isay) 1. Qalab muusiko ka dhawaajin. 2. U y.: cid wax ay qorto u akhriyid.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
yeeri
f.g2 (-iyay, -isay) 1. Qalab muusiko ka dhawaajin. 2. U y.: cid wax ay qorto u akhriyid. m.f.dh, yeerin.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
yeeri
v. dictate; cause to make noise ~ sound
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
yeeri
(fal) kolba erey ama weedh u sheeg cid kaa daba qoraysa. Dh: yeedhi.
yeeri: (fal) buun, hoon siidhi iyo wixii la mid ah, ka dhawaaji. Gobayska qaado oo kaga yeeri. Dh: yeedhi.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
yeeri
de: dictate; cause to make noise ~ sound
initial: y
lx: yeeri
pd: (yeeriyey)
ps: v2a=tr
key: yeeri
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
yeero
f.mg3 (-rtay, -ratay) U y.: cid wacasho.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
yeero
f.mg3 (-rtay, -ratay) U y.: cid wacasho. m.f.dh, yeerasho.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
yeero
(fal) «u ~» cid iskaa u waco; cid u qaylso; ii yimaadda ku dheh. Nin kula shaqeeya u yeero. Dh: waco, yeedho.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
yey_1
de: who ... her? = yaa + ay
hm: 1
initial: y
lx: yey
pd: (yay)
ps: qw + vpro
key: yey_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
yur_1
de: shoo!, go away! Shout used to frighten off wild animals
hm: 1
initial: y
lx: yur
ps: intj
key: yur_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
-eed_1
de: of, having to do with Indicates a characteristic
hm: 1
lx: -eed
ps: n-gen-suf
xe: a birds beak', hadal nimaneed 'men's talk', qurux naageed 'a woman's beauty
xv: af shimbireed
key: -eed_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
-een_1
de: they did (X)
hm: 1
lx: -een
ps: v1-3pl-past
key: -een_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
beeg_1
a: beegmo
de: grain measure, any means of measuring grain by volume
hm: 1
lx: beeg
pd: (-ga Pl: beegag (ga))
ps: n4-m
key: beeg_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
beel_1
de: lose
hm: 1
lx: beel
pd: (beelay)
ps: v1=
key: beel_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
beer_2
de: farm, garden
hm: 2
lx: beer
pd: (-ta)
ps: n1-f
key: beer_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
beer_3
de: liver; flank
hm: 3
lx: beer
pd: (-ka Pl: beerar (ka))
ps: n4-m
key: beer_3
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
beer_4
de: kernel; bean sp.
hm: 4
lx: beer
pd: (-ka)
ps: n4-m
key: beer_4
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
beey_1
a: bey
cf: abguri, abeeso
de: snake sp.
hm: 1
lx: beey
pd: (-da)
ps: n1-f
key: beey_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
deeb_1
de: wood-ash used as tanning agent ~ hair dressing
hm: 1
lx: deeb
pd: (-ta)
ps: n1-f-col
key: deeb_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
deeg_1
de: become poor
hm: 1
lx: deeg
pd: (deegay)
ps: v1=
key: deeg_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
deeq_1
de: suffice; be enough; adequate
hm: 1
lx: deeq
pd: (deeqay / deeqday)
ps: v1=
key: deeq_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
feen_1
de: scraps of meat adhering to bones
hm: 1
lx: feen
pd: (-ka)
ps: n-m-col
key: feen_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
feer_2
de: blow, knock, punch; act of combing
hm: 2
lx: feer
pd: (-ka Pl: feerar (ka))
ps: vn4-m
key: feer_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
feer_3
a: feedh
de: rib
hm: 3
lx: feer
pd: (-ta)
ps: n1-f
key: feer_3
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
feer_4
de: stop raining
hm: 4
lx: feer
pd: (feeray)
ps: v1=
syn: qaad, istaag {S}
key: feer_4
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
geed_1
de: tree; plant; herb; spices
hm: 1
lx: geed
pd: (-ka)
ps: n1-m
key: geed_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
geel_1
cf: awr, hal
de: camel, camels; herd of camels
hm: 1
lx: geel
pd: (-a Pl: geelal (ka))
ps: n0-m-col, n4-m
key: geel_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
gees_1
de: side; edge, corner; direction
hm: 1
lx: gees
pd: (-ta Pl: geesas (ka))
ps: n4-f-loc, n1-f, n2a-f
xe: at the corner of the house
xv: barbar, daaf, dhinac, doc
key: gees_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
heed_1
de: small millet sp.
hm: 1
lx: heed
pd: (-da)
ps: n-f-col
key: heed_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
heer_2
de: wound; cut
hm: 2
lx: heer
pd: (heeray)
ps: v1=
key: heer_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
heer_3
cf: dabaqad; maqaan; martabad
de: stage, level; class, status, rank
hm: 3
lx: heer
pd: (-ka Pl: heerar (ka))
ps: n4-m
key: heer_3
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
hees_1
cf: giis
de: song, melody
hm: 1
lx: hees
pd: (-ta ~ -ka)
ps: n1-f/m, n4-m
key: hees_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
jeeb_1
de: cut in a certain way, make a precise incision
hm: 1
lx: jeeb
pd: (jeebay)
ps: v1=tr
key: jeeb_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
jeeg_1
de: vessel with a lid, metal milk container
hm: 1
lx: jeeg
pd: (-ga Pl: jeegag (ga))
ps: n4-m
key: jeeg_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
jeel_1
de: need, longing, ardent desire
hm: 1
lx: jeel
pd: (-ka)
ps: n0-m-abs
key: jeel_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
jeer_2
de: hippopotamus
hm: 2
lx: jeer
pd: (-ta)
ps: n1-f
key: jeer_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
jeex_1
de: tear, split, slash, divide
hm: 1
lx: jeex
pd: (jeexay)
ps: v1=
key: jeex_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
keen_1
de: bring
hm: 1
lx: keen
pd: (keenay)
ps: v1=
key: keen_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
meer_2
de: circle, move around (in a circle); roam about, wander
hm: 2
lx: meer
pd: (meeray)
ps: v1=intr
key: meer_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
neef_1
cf: xoolo
de: domestic animal
hm: 1
lx: neef
pd: (-ka Pl: neefaf (ka))
ps: n4-m
key: neef_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
reen_1
de: grunt, groan (in sadness or pain)
hm: 1
lx: reen
nt: reen (ka) [vn-m]
pd: (reemay)
ps: v1=
key: reen_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
seeb_1
bw: Arabic
de: oar
hm: 1
initial: s
lx: seeb
pd: (-ka Pl: seebab (ka), saayib (ta))
ps: n4-m, n8-m
key: seeb_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
seed_1
de: how ... you?
hm: 1
initial: s
lx: seed
ps: qw + vpro
xe: Whats wrong with you?' = sidee + aad
xv: Seed tahay adigu?
key: seed_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
seen_1
de: remove the horns of an animal; shave the head of a person
hm: 1
initial: s
lx: seen
pd: (seemay)
ps: v1=tr
key: seen_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
sees_1
de: spike fixed to the face of young animal to prevent it from suckling
hm: 1
initial: s
lx: sees
pd: (-ka)
ps: n-m
key: sees_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
teed_1
de: put in row ~ crosswise (at regular intervals)
hm: 1
initial: t
lx: teed
nt: teed (ka) [vn-m]
pd: (teeday)
ps: v1=tr
key: teed_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
weel_1
cf: dhakal, toobte
de: vessel, container
hm: 1
initial: w
lx: weel
pd: (-ka Pl: weelal (ka))
ps: n4-m
key: weel_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
weer_2
cf: dhidar
de: striped hyena
hm: 2
initial: w
lx: weer
pd: (-ka Pl: weerar (ka))
ps: n4-m
key: weer_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
weer_3
de: pithy phrase
hm: 3
initial: w
lx: weer
pd: (-ta)
ps: n1-f
key: weer_3
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
wees_1
cf: ballaar; waasac
de: breadth, width
hm: 1
initial: w
lx: wees
pd: (-ka)
ps: n0-m
key: wees_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xeer_2
cf: xarig
de: long rope
hm: 2
initial: x
lx: xeer
pd: (-ka)
ps: n4-m
key: xeer_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
yeel_2
de: act, deed; doing, choice, option, 'business'; [ext.] equipment With possessive pronouns
hm: 2
initial: y
lx: yeel
pd: (-ka Pl: yeelal (ka))
ps: n4-m
xe: its up to me', yeelkiis 'it's up to him
xv: khushi
key: yeel_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
yeel_3
de: strap, leather cord
hm: 3
initial: y
lx: yeel
pd: (/sha)
ps: n1-f
key: yeel_3
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
yeel_4
de: rope and water bag (used to draw water out of a well to give livestock a drink)
hm: 4
initial: y
lx: yeel
pd: (-ka)
ps: n4-m
key: yeel_4
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Yeerid
(Yeerid-da)
1. Yeer sii deyn; yeer dhegtu dareento soo bixid.
2. U dhawaaqid; kaa1ay, ku dhihid; yeer maqlid; wicid.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
yeerid
m.f.dh yeer². la-mid: yeeris².
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
yeerid
vl. n. call, act of calling
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
Yeerid
Chiamata
Call
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
yeerid
-da: (magac, dhedig, keli) dhawaaq kaalay ah cid ugu dhawaaqid. Nin dhegala yeedhid ma oga. Dh: yeedhis.
yeerid-da: (magac, dhedig, keli) uu dhawaaqid; kaalay ku dhihid; u wicid. Yeeridda waalidka ha ka dhega'adaygin. Dh: wicid.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
yeerid
de: call, act of calling
initial: y
lx: yeerid
pd: (-da)
ps: vn1-f
xe: Could you hurry up with the call to Marca?
xv: Ma ku dhaqsan kartaa u yeeridda Marka?
key: yeerid
Qaamuus Soomaali-Carabi oo Kooban - Cabdirisaaq Maxamed Cilmi Ina-Warfaa [2007]
yeerid
دَعْوَة
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Yeerin
(Yeerin-ta)
1. Qof wax qora haya, hadalkii uu qori lahaa dibadda uga sheegsheegid; ardada hadal ay qoraan dibadda uga sheegsheegid, si dabadeed baruhu u arko gefefkooda.
2. Cod ama dhawaaq ka soo saarid; afuufid.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
yeerin
m.f.dh eeg yeeri. la-mid: yeeris¹.
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
Yeerin
Dettatura
Dictation
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
yeerin
-ta: (magac, dhedig, keli) kolba erey ama weedh cid kaa daba qoraysa u sheegid. Ardayda yeedhinta cashirka u fududee. Dh: yeerin.
yeerin-ta: (magac, dhedig, keli) buun, hoon siidhi iyo wixii la mid ah afuufid oo ka dhawaaqsiin. Dh: yeedhin.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Yeeris
1. (Yeeris-ka) a) Casharka, in kol la isu yeeriyo. b) Yeerin.
2. (Yeeris-ta) Yeerid.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
yeeris
yeeris¹: m.l la-mid: yeerin.
yeeris²: m.dh la-mid: yeerid.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
yeeris
m.l Cid wax ay qorto u akhriyidda.