ereyga

yeegbisaliim

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

yeegbisaliim

DHAN

-ka: (magac, lab, keli) dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay dhinac ku leh hal dhibic, dhinaca kalena saddex dhibcood ku leh. Dh: saliimbiyeeg.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

yeeg-bisaliim

DHAFAN

m.l (-mo, m.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay dhinac ku leh hal dhibic, dhinaca kalena saddex dhibcood ku leh. la-mid: saliimbiyeeg.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

yeegbibanji

DHAFANDHAAF

-ga: (magac, lab, keli) dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay dhinac hal dhibic ku leh, dhinaca kalena shan dhibcood. Dh: yeegbibiish.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

yeegbishiish

DHAFANDHAAF

-ka: (magac, lab, keli) dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay, dhinac ku leh hal dhibic, dhinaca kalena lix dhibcood. Dh: shiishbiyeeg.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

dooh-bisaliim

DHAFANDHAAF

m.l Dhagax dubnadeed oo wejiga ciyaarta loogu talagalay dhinac laba dhibcood ku leh, dhinaca kalena saddex. la-mid: saliim-bidooh.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

yeeg-bishiish

DHAFANDHAAF

m.l (-shyo, m.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay, dhinac ku leh hal dhibic, dhinaca kalena lix dhibcood. la-mid: shiish-biyeeg.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]

benisaliin

DHAFANDHAAF

-ta: (n) penicillin (penasilin)-, antibiotic drugs ~ beelashiriin-ta, belashiriin, dawo anti-biyootiko ah

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

yeegbibiish

DHAFANDHAAF

-ka: (magac, lab, keli) dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay dhinac hal dhibic ku leh, dhinaca kalena shan dhibcood. Dh: banjibiyeeg, biishbiyeeg, yeegbibanji.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

yeeg-bibanji

DHAFANDHAAF

m.l (-iyo, m.l) la-mid: yeeg-bibiish.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

banji-bisaliim

DHAFANDHAAF

m.l la-mid: saliim-bibanji.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

biish-bisaliim

DHAFANDHAAF

m.l (-mo, m.dh) la-mid: saliimbibanji.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

yeegbicaddaan

DHAFANDHAAF

-ka: (magac, lab, keli) dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay dhinac hal dhibic ku leh, dhinaca kalena ka cad. Dh: caddaan-biyeeg.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

shiish-bisaliim

DHAFANDHAAF

m.l la-mid: saliim-bishiish.

waa la naqliyay ✓