xundhur-xanuun
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
xundhur-xanuun
-ka: (n) dysentery (desen-taria); diarrhea also diarrhoea (daay-riya); stomach upset ~ calool-xanuun, disantariyo
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
dysentery
/dhisentari/ (n) disantariyo (xundhur-xanuun).
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
disantariyo
-disantariyada: (n) dysentery (desen-taria)', diarrhea also diarrhoea (daay-riya) ~ xundhur-xanuun, shubban
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
candhaxanuun
-ka: (magac, lab, keli) xanuunka mastitiska loo yaqaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
hundhursanaan
m.f.dh eeg hundhursan. la-mid: hundhursanaansho.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
dhegaxanuun
-ka: (magac, lab, keli) cudur dhegaha ku dhaca oo dartii dadka ku dhego cuslaadaan ama ku dhego beelaan haddii aan la iska daaweyn.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
muruqxanuun
m.l (-qyo ..., m.dh) (daawo) Iskuroorid muruq iyo xanuun muddo dheer socda.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
muruqxanuun
m.l (-qyo ..., m.dh) (daaw.) Iskuroorid muruq iyo xanuun muddo dheer socda.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
muruqxanuun
-ka: (magac, lab, keli) iskuroorid muruq iyo xanuun muddo dheer socda.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Xididxanuun
(Xididxanuun-ka)
1. Xanuun xididdada qabta.
2. Xanuun, kan ugu yar.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
xididxanuun
m.l Xanuun yar oo meel jirka ka mid ah si dabacsan u haya. Tusaale: “Jaamac waa isjirrisiinayaa ee xididxanuun ma hayo”.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
xididxanuun
m. n., [compound] nervous pain; small pain; minor aches and pains
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
xididxanuun
-ka: (magac, lab, keli) xanuunka ku dhaca halbowlayaasha dhiigga kala hora.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xididxanuun
de: nervous pain; small pain; [col] minor aches and pains
initial: x
lx: xididxanuun
pd: (-ka)
ps: n2-m-cmp
key: xididxanuun
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
luggo-xanuun
-ka: (n) foot pain; footsoreness (fuutsoor-nes)
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
madax-xanuun
m.l (daawo) Xanuun madaxa ku dhaca; madax-wareer. la-mid: madaxwareer.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
madax-xanuun
m. n., [compound] headache
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
madax-xanuun
-ka: (n) headache (heedh-ek) ~ madax-wareer
Qaamuus Soomaali-Carabi oo Kooban - Cabdirisaaq Maxamed Cilmi Ina-Warfaa [2007]
madax-xanuun
وَجَعُ الرَّأْسِ صُدَاع