xulasho-dabeeci
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
xulasho-dabeeci
m.l (baayoloji) Marka laga hadlayo aragtida Daarwin, dariiqad ku soo darta tadawurka sinjiyo cusub oo xayawaan iyo dhirba leh.
waa la naqliyay ✓
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
xulasho-dabeeci
m.l (baay.) Marka laga hadlayo aragtida Daarwin, dariiqad ku soo darta tadawurka sinjiyo cusub oo xayawaan iyo dhirba leh.
waa la naqliyay ✓
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
dabashabeeli
(fal) dabaggal si aad xog u heshol ama qof wixii aad uga baahnayd ugu danbayn uga hesho.
waa la naqliyay ✓