xidid-ciriirshe
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
xidid-ciriirshe
m.l (-shayaal, m.l/dh) (daawo) Dawo keenta in xididdada dhiigga ay isku rooraanoo ay ciriirshaan socodka dhiigga.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
xidid-ciriirshe
m.l (-shayaal, m.l/dh) (daaw.) Dawo keenta in xididdada dhiigga ay isku rooraanoo ay ciriirshaan socodka dhiigga.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
xidid-dabciye
m.l (-yayaal, m.l/dh) (daawo) Dawo keenta ballaarashada xididdada dhiigga oo badisa socodka dhiigga.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
xidid-dabciye
m.l (-yayaal, m.l/dh) (daaw.) Dawo keenta ballaarashada xididdada dhiigga oo badisa socodka dhiigga.