xeradagdagoo
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
xeradagdagoo
(fal) waadaaloo oo xerodagdago kugu dhaco. Dh: soojeed.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
xeradagdagood
-ka: (magac, lab, keli) wasdaaloob oo hurdo seexan waayid. Xalay xeradagdag ayaan seexan waayay. Dh: waadaalood.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
xeradagdago
-da: (magac, dhedig, keli) seexa waaga iyo waadaasha ay leedahay qormo cus oo la dego.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
geedaggoo
f.mg2 (-gooyay, -goysay) 1. Wax sixrid. 2. Laamo u jarid, si ay u daaqaan caleenta ku taal (xoolo).
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
geedaggoo
f.mg2 (-gooyay, -goysay) 1. Wax sixrid. 2. Laamo u jarid, si ay u daaqaan caleenta ku taal (xoolo). m.f.dh, geedaggoyn.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
geedaggoo
v. cut the buds ~ sprouts of some plants
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
geedaggoo
de: cut the buds ~ sprouts of some plants (e.g., in order to give them to goats during a drought)
lx: geedaggoo
pd: (geedaggooyey)
ps: v2a=
key: geedaggoo
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
qaraabagoo
-ga: (magac, lab, keli) qof samafalka iyo wanaagga qaraabada aan ka shaqayn. Qaraabagoo waa Allagoo.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
xeyraxagato
m.dh (-ooyin, m.l) Xasharaad yaryar oo hargaha iyo wixi lamida. dufanka ka cuna.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
xerada cayrta
n. phr. relief camp
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xerada_cayrta
de: relief camp
initial: x
lx: xerada cayrta
ps: np
key: xerada_cayrta