ereyga

xasaas

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

xasaas

DHAN
1

(fal) xanafta ka baabi'i oo isku sin. Dh: masax

2

xasaas: (fal) dhagaxdaawe masax oo in wax lagu dubi karo u diyaari. Daawaha xasaas intaanad gooshka ku shubin.

3

xasaas -ka: (magac, lab, keli) xasaasad; masaxaad.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

xasaasi

DHAFAN

m.l.kh X. ah: wax taabashadooda, ka hadliddooda iyo talakeenkoodu keeni karo dhibaato.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]

xasaasi

DHAFAN

m.l.kh X. ah: wax taabashadooda, ka hadliddooda iyo talakeenkoodu keeni karo dhibaato.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]

xasaasi

DHAFAN

m. n. delicate object

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]

xasaasi

DHAFAN

-ah: (adj) sensitive (san-si-tif); delicate (dela-keeyt). Ex: arrin xasaasi ah; a sensitive matter

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]

xasaasi

DHAFAN
1

bw: Arabic

2

de: delicate object

3

initial: x

4

lx: xasaasi

5

pd: (-ga)

6

ps: n-m

7

key: xasaasi

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]

Asaas

DHAFAN
1

(Asaas-ka)

2

Bilawaga waxa la samaynayo ama la dhisayo; sal; saldhig; bilaw; (ama aasaas).

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

asaas

DHAFAN
1

asaas¹: m.l (-syo, m.dh) 1. Bilowga wax la samaynayo ama la dhisayo; sal. 2. Marka dhagaxa, ama bulkeetiga, iyo wixi la mid ah dhulka lagu aaso si ay u xajiyaan ama u taageeraan dhismaha derbiga. 3. Wax walxaha taageera ama xejiya ama mid ay ku aasaasmeen.

2

asaas²: f.g1 (-say, -stay) Wax cusub oo la sameynayo bilaabid. la-mid: aasaas².

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]

asaas

DHAFAN
1

asaas¹: m.l (-syo, m.dh) 1. Bilowga wax la samaynayo ama la dhisayo; sal. 2. Marka dhagaxa, ama bulkeetiga, iyo wixi la mid ah dhulka lagu aaso si ay u xajiyaan ama u taageeraan dhismaha derbiga. 3. Wax walxaha taageera ama xejiya ama mid ay ku aasaasmeen.

2

asaas²: f.g1 (-say, -stay) Wax cusub oo la sameynayo bilaabid. m.f.dh, asaasid. la-mid: aasaas.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]

asaas

DHAFAN
1

m. n. foundation (of house); basis, base; cause, motive, ground

2

asaas v. found, begin, create

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]

asaas

DHAFAN

-ka: (n) 1. foundation (fowndheeyshin); a supporting part or layer; base (beeys). 2. basic (beeysik); an essential or fundamental element ~ aasaasi, salka

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

asaas

DHAFAN
1

(fal) shaqo cusub ambaqaad; aasaas u dhig: wax hor leh billaw.

2

asaas-ka: (magac, lab, keli) billawga ugu horreeya ee wax cusub. Ardayga haddii asaaskiisa hore si wanaagsan wax loo baro kolka danbe isagaa is kaafiya. Dh: billaw, sees, anbaqaad.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

aasaas

DHAFAN
1

aasaas¹: m.l la-mid: asaas¹. asaasid.

2

aasaas²: f.g1 (-say, -stay) la-mid: asaas².

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]

aasaas

DHAFAN
1

aasaas¹: m.l la-mid: asaas¹.

2

aasaas²: f.g1 (-say, -stay) la-mid: asaas².

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]

aasaas

DHAFAN

v. found, establish; base

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]

aasaas

DHAFAN

-ka: (n) foundation (fawn-dheey-shin); base, basis, ground, groundwork ~ sal, bilow —aasaas -ay / tay: (v) establish (is taab-liish); set up; found

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

aasaas

DHAFAN
1

(fal) wax cusub unug oo salka u dhig. Asaas urur umadda u adeega. Dh: anbaqaad, bilaw, asaas.

2

aasaas -ka: (magac, lab, keli) bilawga wax kasta oo la unko. Aasaaska guriga adkee si aanu u dhicin. Dh: sal.

3

aasaas -ka: (magac, lab, keli) wixii lama huraan ah. Biyuhu waa aasaaska nolosha.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]

aasaas

DHAFAN
1

de: found, establish; base

2

lx: aasaas

3

pd: (aasaasay)

4

ps: v1=

5

key: aasaas

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]

Basaas

DHAFAN
1

1. (Basaas-ka) Jaasuus.

2

2. (Basaas-ta) Dufan la is marsho kolka la waayo, abaarta iyo engegga, timaha iyo wixii la mid ah, ka muuqda.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

basaas

DHAFAN
1

basaas¹: m.dh (-siin/-syo, m.dh) 1. Qof, sir cidi leedahay raadiya, una gudbiya cid kale oo ay dan u tahay. 2. Qof, sir dawladeed raadiya, una gudbiya dawlad kale; sirdoon.

2

basaas²: m.dh Qallaylka, googgo'a iyo midab doorsoonka ku dhaca timaha marka aan muddo dufan la marin.

3

basaas³: f.g/mg1 (-say, -stay) 1. (f.g) Cid sirteeda, cid kale oo ay dan u tahay u gudbin. 2. (f.mg) Timo aan muddo dufan la marin qallayl, googgo' iyo midab doorsoon la kulmid.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]

basaas

DHAFAN
1

basaas¹: m.l (-siin/-syo, m.dh) 1. Qof, sir cidi leedahay raadiya, una gudbiya cid kale oo ay dan u tahay. 2. Qof, sir dawladeed raadiya, una gudbiya dawlad kale; sirdoon.

2

basaas²: m.dh Qallaylka, googgo'a iyo midab doorsoonka ku dhaca timaha marka aan muddo dufan la marin.

3

basaas³: f.g/mg1 (-say, -stay) 1. (f.g) Cid sirteeda, cid kale oo ay dan u tahay u gudbin. 2. (f.mg) Timo aan muddo dufan la marin qallayl, googgo' iyo midab doorsoon la kulmid. m.f.dh, basaasid.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]

basaas

DHAFAN
1

v. spy

2

basaas m. n. spy, scout

3

basaas v. get dry skin ~ hair

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]

basaas

DHAFAN
1

-ka basaasad-da: (n) [Pl. basaasyo-da] spy (ispaay); informer (infoor mar); mole (mool); undercover agent ~ jaajuus, tiftif

2

basaas: -ta: (n) the state of lacking the natural or normal moisture; dryness (dharaay nes)

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

basaas

DHAFAN
1

(fal) xog cid kale, gaar ahaan cadawga, soo ururin. Soo basaas bal waxay leeyihiin. Dh: ogow, jaajuus.

2

basaas: (fal) dufan la'aan, timahaagu ingeeg ha noqdaan; timaha iyo jirka inta dhaashiga la mariyo ha ku cawlaato; dufan la'aani haku dhacdo. Adigana baroor bay indhuhu kula basaaseene. Dh: abaarso.

3

basaas-ka: (magac, lab, keli) ilaalo wax soo ogaata; qof sirdoon ah. Inaad buti iyo basaas tahay, beri hore la noo sheeg. Dh: jaasuus, jaajuus.

4

basaas -ta: (magac, dhedig, keli) cawllida timaha dhaashi la'aan dartii; dufan iyo dux timo aan arag. Baahi iyo basaas baa ka muuqata gabadha.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

gasaas

DHAFAN

m.dh (-syo, m.dh) la-mid: gas.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]

Rasaas

DHAFAN
1

(Rasaas-ta)

2

1. Macdan ka samaysan naxaas iyo maar.

3

2. Saanad; xabbad.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

rasaas

DHAFAN

m.dh 1. Xabbad. 2. Macdan ka samaysan naxaas iyo maar. la-mid: risaas.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]

rasaas

DHAFAN

m.dh 1. Xabbad. 2. Macdan ka samaysan naxaas iyo maar. la-mid: risaas.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]

rasaas

DHAFAN

f. n., [collective] ammunition, bullet, cartridge; brass

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Magacyada Soomaalida: Soomaali-Ingiriis - Anwar Maxamed Diiriye [2006]

Rasaas

DHAFAN

name-m ammunition, bullet, cartridge; brass. Cf: Xabad (Arb)

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]

rasaas

DHAFAN

-ta: (n) ammunition (am-yuni-shin); bullets (bulitis) ~ xabado, saanad

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

Rasaas

DHAFAN

magac loo baxsho wiil laga filanayo geesinimo oo rasaas ama gumuc sidoodii ah.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

rasaas

DHAFAN
1

-ta: (magac, dhedig, keli) walax ka samaysan naxaas, bir iyo baaruud qarxisa oo lagu dagaallamo oo wax disha. Dh: xabbad.

2

rasaas-ta: (magac, dhedig, keli) biro yaryar oo macdan ah oo lagu taxo qaybta hoose ee shabaagta si ay hoos ugu jiiddo dhinaca ay ku taxan tahay una kala baxsanaato.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]

rasaas

DHAFAN
1

bw: Arabic

2

de: ammunition, bullet, cartridge; brass

3

lx: rasaas

4

pd: (-ta)

5

ps: n-f-col

6

key: rasaas

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

xasaag

DHAFAN

-ga: (magac, lab, keli) dabbaalid; xasilin. Dh: xasilin, celin.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

xasays

DHAFAN

-ka: (magac, lab, keli) xas ama meel qarsoon oo kale ku qarin. Dh: xasayn.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

ratiina

DHAABAN

m.l (cilmiga naflayda) Xuub xasaasi u ah ilayska oo ku dhereran gudaha hore ee isha. Retiinuhu wuxuu ka koobanyahay laba lakab. Lakabka hoose, wuxuu ka koobanyahay unugyo dareenwade, dhuu-mo dhiig iyo laba nooc oo unugyo xasaasi u ah ilayska. Lakabka sare wuu midabaysanyahay, kaas oo ka hortagga ilays no dambe ee ilayska.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

rodh

DHAABAN

m.l (-dhyo, m.l) (cilmiga naflayda) Nooc ka mid ah qaabile unug oo xasaasi u ah ilayska oo laga helo retiinaha lafdhabarleyda. Rodhisku waxay ka koobanyihiin midabsidaha rodhobsiin, waxaanay muhin u yihiin wax ku aragga ilayska daciifka ah. Rodhisku si saami ah uguma qaybsana ratiinaha, sababta oo ah waxay ka maqanyihiin foofaha, waxaanay ka buu-xaan liidka ratiinaha.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

toobin

DHAABAN
1

toobin¹: m.l (-nno, m.dh) 1. Gees ama qalab kale oo u eg oo oogada, inta la saro, dhiigga buka lagaga toobo, lagaga soo saaro. 2. Shaxan joomitiri oo leh qaabka koombada.

2

toobin²: m.l (daawo) Koob ama gees go'an oo la kululeeyay marka lagu qabto jirka meel ka mid ah kaddibna soo dhuuqa dhiigga oo jirku soo fooco markaas la sarsaro maqaarka oo dhiig laga keeno, dhiigaas oo loo haysto mid faasid ah sidaasna lagu daaweysmayo.

3

toobin³: m.l (xisaab) Adke salkiisu yahay xood sallax oo oodan, kuna dhammaada bar gees dibedda ka ah sallax saleedka.

4

toobin⁴: m.l 1. (botani) Botani ahaan: dhisme taran oo laga helo ubaxla'da dhexdooda iyo qaar ka mid ah betri dhoofaytayda, loona yaqaanno istaroobilas. 2. (cilmiga naflayda) Dhinaca anatomiga xayawaanka: nooc unug qaabile ah oo xasaasi u ah ilayska, lagana helo ratiinaha lafdhabarleyda dhexdhiisa.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

ureed

DHAABAN

m.l (-dyo, m.dh) (baayoloji) Dareenka urta ama dariiqadda wax lagu uriyo; tani oo lagu helo qaabilayaasha urta ama qaabilayaasha ku jira organnada ureed, sida sanka, kuwaas oo xasaasi u ah hawada ama kiimikooyinka ka dhasha biyaha. Nashaadinta qaabilayaashaasi waxay sababtaa inay u gudbiso wararka maskaxda iyaga oo sii maraya dariiqa dareen wadaha ureed.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]

ratiina

DHAABAN

m.l (cilmiga naflayda) Xuub xasaasi u ah ilayska oo ku dhereran gudaha hore ee isha. Retiinuhu wuxuu ka koobanyahay laba lakab. Lakabka hoose, wuxuu ka koobanyahay unugyo dareenwade, dhuumo dhiig iyo laba nooc oo unugyo xasaasi u ah ilayska. Lakabka sare wuu midabaysanyahay, kaas oo ka hortagga ilays noqodka dambe ee ilayska.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]

rodh

DHAABAN

m.l (-dhyo, m.l) (cilmiga naflayda) Nooc ka mid ah qaabile unug oo xasaasi u ah ilayska oo laga helo retiinaha lafdhabarleyda. Rodhisku waxay ka koobanyihiin midabsidaha rodhobsiin, waxaanay muhin u yihiin wax ku aragga ilayska daciifka ah. Rodhisku si saami ah uguma qaybsana ratiinaha, sababta oo ah waxay ka maqanyihiin foofaha, waxaanay ka buuxaan liidka ratiinaha.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]

toobin

DHAABAN
1

toobin¹: m.l (-nno, m.dh) 1. Gees ama qalab kale oo u eg oo oogada, inta la saro, dhiigga buka lagaga toobo, lagaga soo saaro. 2. Shaxan joomitiri oo leh qaabka koombada.

2

toobin²: m.l (daaw.) Koob ama gees go'an oo la kululeeyay marka lagu qabto jirka meel ka mid ah kaddibna soo dhuuqa dhiigga oo jirku soo fooco markaas la sarsaro maqaarka oo dhiig laga keeno, dhiigaas oo loo haysto mid faasid ah sidaasna lagu daaweysmayo.

3

toobin³: m.l (xisaab) Adke salkiisu yahay xood sallax oo oodan, kuna dhammaada bar gees dibedda ka ah sallax saleedka.

4

toobin⁴: m.l 1. (botani) Botani ahaan: dhisme taran oo laga helo ubaxla'da dhexdooda iyo qaar ka mid ah betri dhoofaytayda, loona yaqaanno istaroobilas. 2. (cilmiga naflayda) Dhinaca anatomiga xayawaanka: nooc unug qaabile ah oo xasaasi u ah ilayska, lagana helo ratiinaha lafdhabarleyda dhexdhiisa.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]

ureed

DHAABAN

m.l (-dyo, m.dh) (baay.) Dareenka urta ama dariiqadda wax lagu uriyo; tani oo lagu helo qaabilayaasha urta ama qaabilayaasha ku jira organnada ureed, sida sanka, kuwaas oo xasaasi u ah hawada ama kiimikooyinka ka dhasha biyaha. Nashaadinta qaabilayaashaasi waxay sababtaa inay u gudbiso wararka maskaxda iyaga oo sii maraya dariiqa dareen wadaha ureed.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]

allergen

DHAABAN
1

(n) a substance that causes an allergy.

2

waxa xasaasiyad ama xajiin keena

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]

allergic

DHAABAN
1

(adj) causing allergy; having an allergy

2

xasaasiyad abuure ama xajiimeeye

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]

allergic reaction

DHAABAN
1

(n) a physical response to the exposure to an allergen.

2

xasaasiyad baa ku kacsan ama xajiimooday

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]

allergist

DHAABAN
1

(n) a physician specializing in allergies.

2

dhakhtar ku takhasusay xasaasiyadda ama xajiinta

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]

allergy

DHAABAN
1

(n) an extreme sensitivity to environmental factors or substances, such as pollens, dust, or foods, that cause a pathological response, such as a rash or difficulty in breathing.

2

xasaasiyad ama xajiimayn

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]

allergy shots, immunotherapy

DHAABAN
1

(n) an injection to prevent an allergic reaction.

2

talaalka xasaasiyada

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

delicacy

DHAABAN

/dhelikasi/ (n) 1. xasaasi (taxadar gaar ah u baahan) (n) 2. dhadhan-fiicnaan.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

delicate

DHAABAN

/dhelikayt/ (adj) 1. jilicsan, khafiif ah, jabi og (adj) 2. xasaasi ah (qoonsami og, taxadar gooni ah u baahan).

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

ticklish

DHAABAN

/tiklish/ (adj) 1. xan-xanta leh (laga xantoodo) (adj) 2. xasaasi ah (dhib-badan).

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]

sensibile

DHAABAN

agg. - xasaasi ah, nugul.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]

sensibilità

DHAABAN

s.f. - dareen, xasaasinnimo.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

xasaadis

DHAFANDHAAF

-ka: (magac, lab, keli) geed dharkaynka oo kale ah oo caano leh

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

xasaajis

DHAFANDHAAF

-ta: (magac, dhedig, keli) xasaajin; xasilin. xasaanad -da: (magac, dhedig, keli) xuquuq gaar ahaaneed oo la siiyo qof masuul sare ah si aar xadgudub loogu geysan isaga iyo hantidiisaba. Xildhibaanku wuxu leeyahay xasaanad oo lama xidhi karo. Dh: xaqdhawr.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

xasaasad

DHAFANDHAAF
1

-da: (magac, dhedig, keli) maro yar oo daawaha laxooxda lagu dubo lagu masaxo. Dh: xasaas. Wa: xasaasado.

2

xasaasad -da: (magac, dhedig, keli) cuncun iyo kabxarar laga qaado waxyaalaha kugu wareegsan badhkood oo jidhku diido. Dh: xajiin, xasabo, xasaasiyad, cadanyo.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

xasaasid

DHAFANDHAAF

-da: (magac, dhedig, keli) masaxidda daawaha. Dh: tirtirid.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]

Xashaash

DHAFANDHAAF
1

(Xashaash-ka)

2

Xarrago; mardaaddi; shoob.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

xashaash

DHAFANDHAAF
1

xashaash¹: m.l Xarrago; mardaaddi; shoob. la-mid: xarshaash¹.

2

xashaash²: f.mg1 (-shay, -shtay) Dhar cusub ama qurxoon xirasho. la-mid: xarshaash².

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]

xashaash

DHAFANDHAAF
1

xashaash¹: m.l Xarrago; mardaaddi; shoob. la-mid: xarshaash.

2

xashaash²: f.mg1 (-shay, -shtay) Dhar cusub ama qurxoon xirasho. m.f.dh, xashaashid. la-mid: xarshaash.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]

xashaash

DHAFANDHAAF
1

m. n. (adj.): elegance; elegant

2

xashaash v. be elegant, dress elegantly

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Magacyada Dhirta Soomaaliyeed (Soomaali-Laatiin) - Axmed M. I. Barkhadle [1990]

XASHAASH

DHAFANDHAAF

(Hashash) N Enicostema axillare Lam. Gentianaceae.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]

xashaash

DHAFANDHAAF

-ay / tay: (v) have a graceful style; be elegant (ela-ganti); show style ~ xarragood

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

xashaash

DHAFANDHAAF

-ka: (magac, lab, keli) xarrago.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]

aasaase

DHAFANDHAAF

-aasaasaha: (n) founder (fawndhar); establisher ~ bilaabe

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

aasaase

DHAFANDHAAF

-ha: (magac, lab, keli) nin bilaabay wax aan hore u jirin.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

aasaasi

DHAFANDHAAF

m.l la-mid: asaasi.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]

aasaasi

DHAFANDHAAF

m. n. (adj.): basis, basics; basic

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]

aasaasi

DHAFANDHAAF

-ga: (n) 1. essential (i-sen-shel); fundamental (fan-dha-men-tai). 2. inherence or indispensable ~ lama huraan

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

aasaasi

DHAFANDHAAF

-ga: (magac, lab, keli) waxa mahuraankal ah ee wax kale aan looga maarmayn.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]

aasaasi

DHAFANDHAAF
1

de: basis, basics; [atr.] basic

2

lx: aasaasi

3

pd: (-ga)

4

ps: n2-m

5

key: aasaasi

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Soomaali-Carabi oo Kooban - Cabdirisaaq Maxamed Cilmi Ina-Warfaa [2007]

aasaasi

DHAFANDHAAF

أَسَاسِيَ

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

basaasi

DHAFANDHAAF

(fal) wax basaasay oo bilaa dufan ah ka dhig. Timaha basaasi oo ha subkin.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]

Basbaas

DHAFANDHAAF
1

(Basbaas-ka)

2

Geed la beerto oo dhala miro la cuno oo aad u kulul.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

basbaas

DHAFANDHAAF

m.l Geed-nagaar la beerto oo dhala miro dhuudhuuban oo kulul oo cuntada lagu darsado. la-mid: bisbaas.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]

basbaas

DHAFANDHAAF

m.l Geed-nagaar la beerto oo dhala miro dhuudhuuban oo kulul oo cuntada lagu darsado. la-mid: bisbaas.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]

basbaas

DHAFANDHAAF

m. n. chili pepper, hot pepper

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Magacyada Dhirta Soomaaliyeed (Soomaali-Laatiin) - Axmed M. I. Barkhadle [1990]

BASBAAS

DHAFANDHAAF

(Basbas) All.Som. Capiscum annum L. Solanaceae.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]

basbaas

DHAFANDHAAF

-ka: (n) hot pepper (hot pepar); chili (ji-li). Ex: cunto basbaas leh; a peppered food

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

basbaas

DHAFANDHAAF

-ka: (magac, lab, keli) khudradda jaad ka mid ah oo cuntada lagu darsado, dhadhan iyo hah kulul bay leedahay. Barbarida iyo basbaaskaa afka ku guduudiyey. Dh: baribari.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]

basbaas

DHAFANDHAAF
1

a: bisbaas

2

de: chili pepper, hot pepper

3

lx: basbaas

4

pd: (-ka)

5

ps: n2a-m

6

key: basbaas

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Magacyada Dhirta Soomaaliyeed (Soomaali-Laatiin) - Axmed M. I. Barkhadle [1990]

CASAASO

DHAFANDHAAF

(Asaso) N Osyris lanceolata Hochst & Steud. Santalaceae.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

fasaase

DHAFANDHAAF

-ha: (magac, lab, keli) eeg maraan.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

kaskaas

DHAFANDHAAF
1

(fal) geel asoos oo godolkii iyo fayliskii wanaaji.

2

kaskaas: (fal) waxqabad kasta meelmarintiis hannaani oo haldhac iyo habac ka dhawr. Dh: nadaami, habee.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]

tarsaas

DHAFANDHAAF

-ay I tay: (v) splutter (ispalatar); gabble (gaabal); slur (isleer)

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

tarsaas

DHAFANDHAAF

-ka: (magac, lab, keli) hadal fara badan oo aan macne iyo faa,iido midna lahayn.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

wasaaso

DHAFANDHAAF

-da: (magac, dhedig, keli) eeg wasaasin.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]

Waswaas

DHAFANDHAAF
1

(Waswaas-ka)

2

Shaki; islahadal; laballaabow.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

waswaas

DHAFANDHAAF
1

waswaas¹: m.l.kh Shaki; isla-hadal; laballaabow. la-mid: wiswis¹.

2

waswaas²: f.mg1 (-say, -stay) Qof wax uu samayn lahaa ka shakiyid. Tusaale: “Cali muufadii uu lahaa buu ka waswaasay”. la-mid: wiswis².

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]

waswaas

DHAFANDHAAF
1

waswaas¹: m.l.kh Shaki; isla-hadal; laballaabow. la-mid: wiswis.

2

waswaas²: f.mg1 (-say, -stay) Qof wax uu samayn lahaa ka shakiyid. Tusaale: Cali muufadii uu lahaa buu ka waswaasay. m.f.dh, waswaasid. la-mid: wiswis.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]

waswaas

DHAFANDHAAF
1

m. n. hesitation; suspicion

2

waswaas v. hesitate, be indecisive, hesitate; be suspicious (of)

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]

waswaas

DHAFANDHAAF
1

-ka: (n) doubt (dhaawt); hesitation (hisi-teey-shin); suspicion (sas-pi-shin); uncertainty (an-ser-tanti) ~ shaki, wiswis

2

waswaas -ay -tay: (v) have doubts; be uncertain; hesitate (hesi-teeyt); suspect (sas-pakt); distrust (dis-tarast); waver (weey-ver)

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

waswaas

DHAFANDHAAF

-ka: (magac, lab, keli) shaki iyo buuqaan jirin oo maanka la geliyo dabadeed wax walba laga shikiyo. Nin uu waswaas hayo waalli waxba ma dooriyo.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

xaasaam

DHAFANDHAAF

-ka: (magac, lab, keli) eeg xaasaan.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]

Xaasaan

DHAFANDHAAF
1

(Xaasaan-ka)

2

Caato; weyd; macaluul.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

xaasaan

DHAFANDHAAF
1

xaasaan¹: m.l (-ammo, m.dh) Caato; weyd, macluul.

2

xaasaan²: f.mg1 (-aamay, -aantay; -aami) Xoolo caatoobid; weydoobid.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]

xaasaan

DHAFANDHAAF
1

m. n., [abstract] (adj.): weakness, emaciation; skinny, emaciated

2

xaasaan [inchoative] v. become thin ~ emaciated, get very weak

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

xaasaan

DHAFANDHAAF
1

(fal) caato aad u dhuuban noqo. Waad buurnaatee xaasaan. Dh: dhuubo, miliil, wedow. Li: booro, naax.

2

xaasaan-ka: (magac, lab, keli) weyd xoog ah oon hilib badan lahayn. Dadbaa xaasaanka jecel inna way nacaan. Dh: caato, weyd. Li: shilays, buuri.

3

xaasaan -ka: (magac, lab, keli) qof dhuuni iyo dharba loo dhammaystiro oo la rabbarabbeeyo.

waa la naqliyay ✓