xargag_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xargag_1
de: solidification, coagulation; [atr.] dry, dried out; [ext.] skinny, very thin
hm: 1
initial: x
lx: xargag
pd: (-ga)
ps: n2a-m
key: xargag_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xargag_2
de: coagulate, solidify; [ext.] become skinny ~ very thin
hm: 2
initial: x
lx: xargag
pd: (xargagay)
ps: v1=intr
key: xargag_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
arag_1
de: see
hm: 1
lx: arag
pd: (arkay / aragtay)
ps: v1=
key: arag_1
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Xargag
(Xargag-ga)
1. Wax biyabbiyo ah, sida dhiigga, is-qabqabsadkooda.
2. Wax caato darteed, la engega, isku soohma.
3. Kawrax; engeg.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
xargag
xargag¹: m.l 1. Wax biyabbiyo ah, sida dhiigga, is-qabsadkooda. 2. Wax caato darteed, la engega, isku soohma. 3. Kawrax; engeg. la-mid: hargag¹, xarkag¹.
xargag²: f.mg1 (-gay, -gtay) Subag, dhiig iyo wixi lamida wax fadhiya ama adag noqosho. la-mid: hargag², xarkag².
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
xargag
xargag¹: m.l 1. Wax biyabbiyo ah, sida dhiigga, is-qabsadkooda. 2. Wax caato darteed, la engega, isku soohma. 3. Kawrax; engeg. la-mid: hargag, xarkag.
xargag²: f.mg1 (-gay, -gtay) Subag, dhiig iyo wixi lamida wax fadhiya ama adag noqosho. m.f.dh, xargagid. la-mid: hargag, xarkag.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
xargag
m. n. (adj.): solidification, coagulation; dry, dried out; skinny, very thin
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
xargag
(fal) dusha ka engeg oo sida koolka iskugu dheg; is qabso.
xargag-ga: (magac, lab, keli) isku dheg iyo isqabsi ku dhaca dareeraha badhkood kolka ay laydhi xarfiso. Qabawgii dartii ayaa subaggii oo dhan xargag wada noqday.
xargag -ga: (magac, lab, keli) engeg caato darteed. lala engego. Ma xanuunbaa xargagga kuu keenaw Samaaloow. Dh: engeg.
xargag -ga: (magac, lab, keli) caleentu marka ay curdinka dhaafto ee adkaato ama gamashido.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
hagag_1
cf: asaraar, muran
de: argument
hm: 1
lx: hagag
pd: (-ga)
ps: n2a-m
key: hagag_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
marag_1
cf: daliil, markhaati, shahaado ~ shaahid
de: witness; testimony, proof
hm: 1
lx: marag
pd: (-ga)
ps: n2a-m, n7-m
key: marag_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
Xagaa_1
cf: xilli {S & C}
de: cool season, the lesser dry season [June - September] Occurs between Gu' and Dayr (q.v.);
hm: 1
initial: x
lx: Xagaa
pd: (-ga)
ps: n2-m-time
key: Xagaa_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xarar_1
a: xaradh
de: pattern; decoration, carving, etching; [ext.] trademark
hm: 1
initial: x
lx: xarar
pd: (-ka)
ps: n2-m
key: xarar_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
fargad_1
de: writhing, struggle
hm: 1
lx: fargad
pd: (-ka)
ps: n-m
key: fargad_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
hargab_1
de: cold in the head; flu, influenza
hm: 1
lx: hargab
pd: (-ka)
ps: n0-m
key: hargab_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xaraar_1
a: kharaar ~ qaraar
de: bitter taste; bitterness; [atr.] bitter, acrid, sour
hm: 1
initial: x
lx: xaraar
pd: (-ka)
ps: n2-m
key: xaraar_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xarfad_1
cf: xariiftan
de: tactics, skill, cunning
hm: 1
initial: x
lx: xarfad
pd: (-da)
ps: n1-f
key: xarfad_1
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Xargagid
(Xargagid-da)
Xargag noqosho; is-qabqabsasho; xinjiroobid.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
xargagid
xargagid¹: m.f.dh eeg xargag². la-mid: hargagid, xarkagid.
xargagid²: m.dh (fiisikis) Xaaladda dareere jiitama oo isu beddelo wax fadhiya.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
xargagid
m.dh (fiisikis) Xaaladda dareere jiitama oo isu beddelo wax fadhiya.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
xargagid
-da: (magac, dhedig, keli) xargag noqosho, isqabsasho oo isku dhegid.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xaryan_1
cf: doonyo
de: clipper, large sailing ship
hm: 1
initial: x
lx: xaryan
pd: (-ka)
ps: n2(c)-m
key: xaryan_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xorgog_1
de: weak and emaciated person
hm: 1
initial: x
lx: xorgog
pd: (-ga)
ps: n2a-m
key: xorgog_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xaraarug_1
de: dying person
hm: 1
initial: x
lx: xaraarug
pd: (-ga)
ps: n2a-m
key: xaraarug_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhaygag_1
de: stare, gaze
hm: 1
lx: dhaygag
pd: (-ga)
ps: n2a-m
key: dhaygag_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xaaraan_1
bw: xaaraam ~ xaraam
cf: duuf, karaahiyo
de: what is prohibited in Muslim law; [atr.] impure, unclean, immoral, illegal
hm: 1
initial: x
lx: xaaraan
pd: (-ta)
ps: n0-f-col
xv: Arabic
key: xaaraan_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xaraash_1
bw: Arabic
de: auction, sale; [ext.] auctioneer
hm: 1
initial: x
lx: xaraash
pd: (-ka)
ps: n2a-m
key: xaraash_1
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
xargagsan
f.mg4 (-sanaa, -sanayd) Wax xargagay ahaansho. la-mid: hargagsan, xarkagsan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
argag
argag¹: m.l la-mid: irkig¹.
argag²: f.mg1 (-gmay, -gantay) la-mid: irkig².
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xag_1
de: side, direction, part, field, area; where? [in questions] Used with pronouns
hm: 1
initial: x
lx: xag
pd: (-ga Pl: xagag (ga))
ps: n4-m-loc
xe: towards them
xv: xaggooda
key: xag_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
agab_1
de: usefulness
hm: 1
lx: agab
pd: (-ka)
ps: n0-m-abs
key: agab_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
arag_2
de: sight, vision, act of seeing
hm: 2
lx: arag
pd: (-ga)
ps: vn2a-m
key: arag_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
arah_1
de: harvest of wild products (fruit, timber)
hm: 1
lx: arah
pd: (-da)
ps: n -f
key: arah_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
caag_1
de: hard plastic; object made of hard plastic
hm: 1
lx: caag
pd: (-ga Pl: caagag (ga))
ps: n4-m
key: caag_1
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
hargag
hargag¹: m.l la-mid: xargag¹.
hargag²: f.mg1 (-gay, -gtay) la-mid: xargag².
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
hargag
-ga: (magac, lab, keli) caleentu marka ay curdinka dhaafto ee adkaato ama gamashido. Dh: qadhin, jalaf Li: curdin.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
laag_1
cf: leeg
de: age-mate, contemporary, peer
hm: 1
lx: laag
pd: (-ga)
ps: n-m
key: laag_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
maag_1
de: provocation, intentional offense (threat ~ insult)
hm: 1
lx: maag
pd: (-ga Pl: maagag (ga))
ps: n2a-m, n4-m
syn: aabi, gardarro
key: maag_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
raag_1
de: be late, linger; delay; be durable; live long
hm: 1
lx: raag
pd: (raagay)
ps: v1=intr
key: raag_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
taag_1
de: stand upright; raise, set up, erect
hm: 1
initial: t
lx: taag
pd: (taagay)
ps: v1=tr
key: taag_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xaab_1
de: dead leaves ~ plant material; [ext.] rubbish, trash
hm: 1
initial: x
lx: xaab
pd: (-ka)
ps: n-m-col
key: xaab_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xaal_1
a: xaalad
de: fine, compensatory payment for an offense ~ wrong-doing (may be cash, livestock or goods)
hm: 1
initial: x
lx: xaal
pd: (-ka Pl: xaalal (ka))
ps: n4-m
key: xaal_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xaar_1
bw: digo, saalo
de: excrement, faeces, feces; shit {rude}
hm: 1
initial: x
lx: xaar
pd: (-ka Pl: xaarar)
ps: n4-m-mass
syn: saxaro
key: xaar_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xaas_1
de: family (wife and children), man's household ~ dependents; spouse
hm: 1
initial: x
lx: xaas
pd: (-ka Pl: xaasas (ka))
ps: n4-m
xe: Are you married?' (if asking a woman)
xv: reer
key: xaas_1
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
xarkag
xarkag¹: m.l la-mid: xargag¹.
xarkag²: f.mg1 (-gay, -gtay) la-mid: xargag².
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
xarkag
-ga: (magac, lab, keli) isqasiga iyo isku dhegga uu dufanku sameeyo qabow dartii.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
xarrag
-ta: (magac, dhedig, keli) meel buurta ka mid ah kase midab duwan.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
aaran_1
de: abundance of water and green grass; prosperity, flourishing natural environment
hm: 1
lx: aaran
pd: (-ka)
ps: n0-m-abs
key: aaran_1
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
argagax
-ay / day: (v) panic (paanik); shock (shook.)', strike with great surprise and emotional disturbance; frighten (faraaytan) ~ nax
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
argagid
m.dh la-mid: irkigid.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
arrad_1
de: lack of clothing; lack, short-supply (of anything)
hm: 1
lx: arrad
pd: (-ka)
ps: n0-m; n2a-m
key: arrad_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
arxan_1
de: mercy, compassion, pity, sympathy
hm: 1
lx: arxan
pd: (-ka)
ps: n2-m
key: arxan_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
balag_1
de: amulet, magic pendant; love charm
hm: 1
lx: balag
pd: (-a)
ps: n2a-m
key: balag_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
barar_1
de: swell (up)
hm: 1
lx: barar
pd: (bararay)
ps: v1=intr
key: barar_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
barax_1
de: mixture of milk and water
hm: 1
lx: barax
pd: (-a)
ps: n2a-m
key: barax_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
cagaf_1
de: camel's foot
hm: 1
lx: cagaf
pd: (-ta Pl: cagfo (/ha))
ps: n3-f
key: cagaf_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
caraf_1
de: fragrance, sweet odor; perfume
hm: 1
lx: caraf
pd: (-ta)
ps: n2-f
syn: udug
key: caraf_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
carar_1
de: run away, flee, rush off ~ away, escape; avoid
hm: 1
lx: carar
pd: (cararay)
ps: v1=
key: carar_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
darab_1
de: ablution, washing one's anus ~ private parts after defecating ~ urinating; water used for this function
hm: 1
lx: darab
pd: (-ka)
ps: vn-m
key: darab_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
daran_1
de: bad, serious, tough, formidable; worse, worst
hm: 1
lx: daran
pd: (darnaa)
ps: adj-der
key: daran_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
darar_1
de: renewed milk-production after drought
hm: 1
lx: darar
pd: (-ta)
ps: n0-f
key: darar_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
daras_1
a: darsi
bw: Arabic
de: lesson
hm: 1
lx: daras
pd: (-ka Pl: duruus (ta))
ps: n2-m, n8-m
key: daras_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
faran_1
de: pricked; lanced (of a boil, etc.); assigned
hm: 1
lx: faran
pd: (farnaa)
ps: adj-der
key: faran_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
faraq_1
de: difference
hm: 1
lx: faraq
pd: (-a)
ps: n2a-m
xe: Arabic
xv: farqi
key: faraq_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
farax_1
bw: Arabic
de: happiness, being happy
hm: 1
lx: farax
pd: (-a)
ps: n2a-m-abs
key: farax_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
garab_1
a: garaabiido, garabgooye
cf: garbabbeel
de: disease of the back of animals (especially a camel)
hm: 1
lx: garab
pd: (/da)
ps: n-f
key: garab_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
garan_1
a: gordan
de: mottled, (animal with head ~ front) of a different color
hm: 1
lx: garan
pd: (garnaa)
ps: adj-der
key: garan_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
hagag_2
de: argue (with denial); contest, dispute
hm: 2
lx: hagag
pd: (hagagay)
ps: v1=
key: hagag_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
haram_1
bw: Arabic
de: pyramid
hm: 1
lx: haram
pd: (-ka)
ps: n2c-m
key: haram_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
jaran_1
de: chopped, cut
hm: 1
lx: jaran
pd: (jarnaa)
ps: adj-der
key: jaran_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
karan_1
de: feast, banquet
hm: 1
lx: karan
pd: (-ka)
ps: n2-m
syn: balashi, diyaafad, martisoor, sooryo
key: karan_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
magac_1
de: name; title; heading; honor, reputation; noun {grammar}
hm: 1
lx: magac
pd: (-a)
ps: n2a-m
xe: What is your name? ... Magacaygu waa Cabdi. 'My name is Abdi.
xv: Magacaa?
key: magac_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
malag_1
a: meleg
bw: Arabic
de: angel; the angel of death; [ext.] death
hm: 1
lx: malag
pd: (-ga Pl: malaa'ig (ta))
ps: n8-m
key: malag_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
marag_2
a: mereg
de: strangling, smoothering, choking
hm: 2
lx: marag
pd: (-ga)
ps: n-m
key: marag_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
maraq_1
cf: fuud
de: broth, stock soup
hm: 1
lx: maraq
pd: (-a)
ps: n2a-m-mass
key: maraq_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
marka_1
de: if, when
hm: 1
lx: marka
ps: conj
key: marka_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
qarad_1
de: large solid thing; scope, objective, purpose
hm: 1
lx: qarad
pd: (-ka)
ps: n2a-m
key: qarad_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
qaraf_1
de: match; matches
hm: 1
lx: qaraf
pd: (-ka)
ps: n2a-m-col
syn: kabriid, tarraq {N}
key: qaraf_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
qaraq_1
bw: Arabic
de: plenty, abundance; [atr.] plentiful, abundant
hm: 1
lx: qaraq
pd: (-a)
ps: n2a-m
key: qaraq_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
qaraw_1
de: talking in one's sleep
hm: 1
lx: qaraw
pd: (-ga)
ps: n2a-m
key: qaraw_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
qarax_1
de: blast, explosion
hm: 1
lx: qarax
pd: (-a)
ps: n2a-m
key: qarax_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
raran_1
de: loaded, packed full
hm: 1
lx: raran
pd: (rarnaa)
ps: adj-der
key: raran_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
sarab_1
de: branches used for building a hut
hm: 1
initial: s
lx: sarab
pd: (-ka)
ps: n-m
key: sarab_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
sarac_1
de: groin
hm: 1
initial: s
lx: sarac
pd: (-da Pl: sarco (/ha))
ps: n3-f
key: sarac_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
taran_1
de: multiply, be multiplied ~ propagated
hm: 1
initial: t
lx: taran
pd: (tarmay)
ps: v1=intr
see: taran
key: taran_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
waraf_1
a: wadhaf ~ weref
de: sling, catapult
hm: 1
initial: w
lx: waraf
pd: (-ka Pl: warfo (/ha))
ps: n2a-m, n3-m
key: waraf_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
waran_1
de: spear, lance
hm: 1
initial: w
lx: waran
pd: (-ka Pl: warmo (/ha))
ps: n3-m, n2-m
key: waran_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xadaf_1
de: contraction, elision (of a word); ommission (of a letter) {grammar}; condensation (of a story)
hm: 1
initial: x
lx: xadaf
pd: (-ka)
ps: n2a-m
key: xadaf_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
Xagaa_2
de: summer, hot season, time of the southwest monsoon Contrast: Jiilaal (winter, dry and cool) {N}
hm: 2
initial: x
lx: Xagaa
pd: (-ga)
ps: n2-m-time
key: Xagaa_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xakab_1
de: superstructure of a well
hm: 1
initial: x
lx: xakab
pd: (-ka)
ps: n2a-m
syn: makaab
key: xakab_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
Xamar_1
a: Muqdisho
de: Mogadishu [capital city of Somalia] Original name of the city
hm: 1
initial: x
lx: Xamar
ps: n0-loc-m
key: Xamar_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xarar_2
cf: naqash ~ naqshad
de: decorate, carve, sculpt, etch
hm: 2
initial: x
lx: xarar
pd: (xardhay)
ps: v1=tr
see: xaradh
key: xarar_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xarar_3
de: large tree sp., with hard wood suitable for construction
hm: 3
initial: x
lx: xarar
pd: (-ka)
ps: n-m-col
key: xarar_3
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xarbi_1
bw: Arabic
de: war, battle
hm: 1
initial: x
lx: xarbi
pd: (-ga)
ps: n2a-m
key: xarbi_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xarfo_1
cf: caws
de: soft grass sp.
hm: 1
initial: x
lx: xarfo
pd: (/da)
ps: n0-f-col
key: xarfo_1
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Xarrago
(Xarraga-da)
1. Hab wixii arkaa u bogaan oo ama loo socdo ama loo qaato dhar cusub ama qaali ah ama si gaar ah loo jaangooyey ama loo tolay; mardaaddi; xashaash; shoob.
2. Qurux; wanaag.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
xarrago
m.dh 1. Hab wixii arkaa u bogaan oo ama loo socdo ama loo qaato dhar cusub ama qaali ah ama si gaar ah loo jaangooyay ama loo tolay; mardaaddii; xashaash; shoob. 2. Qurux; wanaag.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
xarrago
m.dh 1. Hab wixii arkaa u bogaan oo ama loo socdo ama loo qaato dhar cusub ama qaali ah ama si gaar ah loo jaangooyay ama loo tolay; mardaaddii; xashaash; shoob. 2. Qurux; wanaag.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
xarrago
f. n. elegance, finery, splendor; refinement, pride
Qaamuuska Magacyada Soomaalida: Soomaali-Ingiriis - Anwar Maxamed Diiriye [2006]
Xarrago
nickname-m elegance, finery, splendor; refinement, pride. Cf: Mardaadi, Maruudi, Jooqle
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
xarrago
-xarragada: (n) elegance (ela-gansi); grace (gareeysf, urbanity (ur-baanati); elegance of style or manner