xannib_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xannib_2
de: cause difficulty, be a nuisance
hm: 2
initial: x
lx: xannib
pd: (xannibay)
ps: v1=tr
key: xannib_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xannib_1
de: difficulty, nuisance
hm: 1
initial: x
lx: xannib
pd: (-ka)
ps: n2a-m
key: xannib_1
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Xannib
(Xannib-ka)
Dhib; jirrab; cadaadis; kadeed.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
xannib
xannib¹: m.l Dhib; cadaadis; kadeed. la-mid: xannibaad, xannibad.
xannib²: f.g1 (-bay, -btay) 1. Cid xayiraad u geysasho. 2. Dhibid; cadaadin; kadaadin.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
xannib
xannib¹: m.l Dhib; cadaadis; kadeed. la-mid: xannibaad, xannibad.
xannib²: f.g1 (-bay, -btay) 1. Cid xayiraad u geysasho. 2. Dhibid; cadaadin; kadaadin. m.f.dh, xannibid.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
xannib
m. n. difficulty, nuisance
xannib v. cause difficulty, be a nuisance
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
xannib
-ay / tay: (v) hold back; pull back; restrain (ris-tareeyri); restrict (ris-tirikt); hinder (hin-dher) ~ xayir
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
Xannib
Ostacolo
Obstacle
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
xannib
(fal) cid kale ku dir oo wuxuna samayn ku rog oo ku masabbid. Hadduu macalinka hortiisa kugu xannibo adna maalinta danbe xannib.
xannib: (fal) is hor taag oo shaqada ka carqaladee. Ninkii istabta ka booda liistanka ka xannib. Dh: xayir.
xannib: (fal) shakar ama lingadhax ku qabo oo ku kaal. Qoriga masabadda innagaga xannib. Dh: haki, jooji, reeb.
Qaamuus Soomaali-Carabi oo Kooban - Cabdirisaaq Maxamed Cilmi Ina-Warfaa [2007]
xannib
صُعُوبَة
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
sannif_2
de: invent, create, compose; manufacture
hm: 2
initial: s
lx: sannif
pd: (sannifay)
ps: v1=tr
key: sannif_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
Xabiib_2
bw: Arabic
de: Habib
hm: 2
initial: x
lx: Xabiib
ps: name-m
key: Xabiib_2
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
xannibad
m.dh la-mid: xannib¹.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
xannibad
-ka: (magac, lab, keli) cadilaan dhanna loo bixi waayo. Intaad hadhaw xannibad ku dhici lahayd ka tabaabulshayso
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
xanniban
xanniban¹: f.mg1 (-bmay, -bantay; -bmi) Wax la xannibay noqosho.
xanniban²: f.mg4 (-bnaa, -bnayd) Wax la xannibay ahaansho.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
xanniban
xanniban¹: f.mg1 (-bmay, -bantay; -bmi) Wax la xannibay noqosho. m.f.dh, xannibmid.
xanniban²: f.mg4 (-bnaa, -bnayd) Wax la xannibay ahaansho. m.f.dh, xannibnaansho.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
xanniban
der. [adjective] suffering, in trouble; stuck, bogged down, tied up
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
xanniban
-xannibnaa / xannibnayd: (adj) stuck with (istaak with); held back; overburdened; hindered (hinderidh); handicapped (heendi-kaapti); up against a brick wall ~ xayiran
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
xanniban
(tilmaame) meel kasta ka xidhan oo hulo uu ka baxo haysan. Dh: dhibban, jirraban.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xanniban
de: suffering, in trouble; [ext.] stuck, bogged down, tied up
initial: x
lx: xanniban
pd: (xannibnaa)
ps: adj-der
key: xanniban
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Xannibid
(Xannibid-da)
Dhibid; jirrabid; cadaadin; kadeedid.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
xannibid
m.f.dh eeg xannib².
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
xannibid
-da: (magac, dhedig, keli) hulo kasta ka awdidi oo dhibid. Xannibidda dadku ma fiicnee ha kadeedin. Dh: jirrabid.
xannibid-da: (magac, dhedig, keli) shakirid oo wax hakiya ku xidhid. Dh: joojin, qabasho.
xannibid-da: (magac, dhedig, keli) cid ku dirid oo masabbidid, Xannibidda carruurta ha maqlin.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
imannin_2
de: do not come!, don't come!
hm: 2
lx: imannin
pd: (imanin ~ iman)
ps: v4b-neg-imp
xe: Dont come!
xv: Ha imannin!
key: imannin_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
orannin_2
de: do not say!
hm: 2
lx: orannin
pd: (odhanin)
ps: v4a-neg-imp-sg
xe: Do not say it another time!
xv: Mar kale ha orannin!
key: orannin_2
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
xannibaad
m.dh la-mid: xannib¹.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
xannibaad
-da: (n) obstacle (obis-tikal); obstruction (obis-tarak-shiri); barrier (baari-yar); hindrance (hin-daransi) ~ xayiraad
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
xannibaad
-da: (magac, dhediq, keli) caddilid oo dhan walba ka xidhid, Dh: xannibis.
xannibaad -da: (magac, dhedig, keli) qof shaqo qabsan lahaa wax shaqadii ka habsaamiya ku samayn.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
xannibmid
m.f.dh eeg xanniban¹.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xantiir_2
de: become poor, go broke, become bankrupt
hm: 2
initial: x
lx: xantiir
pd: (xantiiray)
ps: v1=inch
key: xantiir_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
anna_2
de: I also ..., me too = an(iga) + -na
hm: 2
lx: anna
ps: pro-red + conj
key: anna_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xaab_2
cf: uurkujir, xaalo, xiidmo
de: internal organs, entrails, intestines; [ext.] less desirable meat (from outer limbs, head, etc.)
hm: 2
initial: x
lx: xaab
pd: (-ka)
ps: n-m-col
key: xaab_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xaji_2
de: grasp firmly, grip, hold on tight
hm: 2
initial: x
lx: xaji
pd: (xajiyey / xajisey)
ps: v2a=tr
key: xaji_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
-anno_2
de: may we do (X), let us do (X)
hm: 2
lx: -anno
ps: v3-1pl-opt
xe: Let us do our work!
xv: Shaqo annu qabsanno!
key: -anno_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
banii_2
de: humanity, being human; [atr.] humane
hm: 2
lx: banii
pd: (/da)
ps: n0-f-abs
key: banii_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
Barni_2
de: Barnee
hm: 2
lx: Barni
ps: name-f
key: Barni_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
Canab_2
de: Anab
hm: 2
lx: Canab
ps: name-f
key: Canab_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ganbi_2
de: fighting, warfare
hm: 2
lx: ganbi
pd: (-ga)
ps: vn2a-m
key: ganbi_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
hanti_2
de: own, possess; acquire (wealth); inherit; [ext.] nationalize
hm: 2
lx: hanti
pd: (hantiyey / hantiday ~ hantisey)
ps: v1=tr / v2a=tr
key: hanti_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ratib_2
de: construct (a sentence); coordinate (work)
hm: 2
lx: ratib
pd: (ratibay)
ps: v1=tr
key: ratib_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
saani_2
bw: Arabic
de: adulterer (in religious connotation)
hm: 2
initial: s
lx: saani
pd: (-ga)
ps: n2a-m
syn: dhillay, macsilow
key: saani_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
Sunni_2
de: Sunni Muslim; one following the majority (orthodox) sect of Islam, as opposed to Shia Contrast: Shiica
hm: 2
initial: s
lx: Sunni
pd: (-ga Pl: Sunniyiin (ta))
ps: n8-m
key: Sunni_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
Xaaji_2
de: Haji
hm: 2
initial: x
lx: Xaaji
ps: name-m
key: Xaaji_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
Xaali_2
de: Holly
hm: 2
initial: x
lx: Xaali
ps: name-f
key: Xaali_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xakab_2
cf: dhig, lool
de: small hut of branches
hm: 2
initial: x
lx: xakab
pd: (-ka)
ps: n-m
key: xakab_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xamdi_2
de: be thankful ~ grateful
hm: 2
initial: x
lx: xamdi
pd: (xamdiyey / xamdidey)
ps: v1=intr
key: xamdi_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xamil_2
a: xamli (ga) [n2a-m]
cf: qaad
de: load
hm: 2
initial: x
lx: xamil
pd: (-ka)
ps: n2-m
syn: rar
xe: Arabic
key: xamil_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xaqir_2
de: hold in contempt, despise; insult
hm: 2
initial: x
lx: xaqir
pd: (xaqiray)
ps: v1=tr
key: xaqir_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xarbi_2
de: make war, fight, do battle
hm: 2
initial: x
lx: xarbi
pd: (xarbiyay / xarbiday)
ps: v1=intr
key: xarbi_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xasil_2
de: become calm, get tranquil, be stable ~ still
hm: 2
initial: x
lx: xasil
pd: (xasilay)
ps: v1=inch
key: xasil_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
caddib_2
de: oppress, torment, harass; disturb, annoy
hm: 2
lx: caddib
pd: (caddibay)
ps: v1=
key: caddib_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
caniin_2
a: ciniin
de: become sexually impotent
hm: 2
lx: caniin
pd: (caniinay)
ps: v1=
key: caniin_2
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
cannibal
/kanibal/ (n) dadqal (qofka hilibka dadka cuna).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
cannibal
/kanibal/ (n) waraaby dathoow (qofky soky dadky aamaw).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
cannibal
cannibal, adj. - Dadqal; Qofka hilibka dadka cuna.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
cannibal
n., dadqal, -ki (m.), dadqalato, -adi (f.).
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
daalib_2
a: daalab
bw: Arabic
de: request ~ ask for s.t.
hm: 2
lx: daalib
pd: (daalibay)
ps: v1=tr
key: daalib_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dabiib_2
de: treat, give medical treatment
hm: 2
lx: dabiib
pd: (dabiibay)
ps: v1=
key: dabiib_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
Qaalib_2
bw: Arabic
de: Ghalib
hm: 2
lx: Qaalib
ps: name-m
key: Qaalib_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
qaniin_2
de: bite, sting
hm: 2
lx: qaniin
pd: (qaniinay)
ps: v1=tr
key: qaniin_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
qanjir_2
de: be improperly cooked ~ under-cooked
hm: 2
lx: qanjir
pd: (qanjiray)
ps: v1=intr
key: qanjir_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
qariib_2
de: fish sp.
hm: 2
lx: qariib
pd: (-ta)
ps: n-f
key: qariib_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
sannif_1
bw: Arabic
de: invention, creation, composition
hm: 1
initial: s
lx: sannif
pd: (-ka)
ps: n2a-m
key: sannif_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
taa'ib_2
de: be penitent, show contrition and ask forgiveness
hm: 2
initial: t
lx: taa'ib
pd: (taa'ibay)
ps: v1=intr
key: taa'ib_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
tariib_2
de: vaccine, vaccination ~ inoculation; [ext.] epidemic disease
hm: 2
initial: t
lx: tariib
pd: (-ka)
ps: n-m
key: tariib_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xabbis_2
de: imprison, incarcerate, lock s.o. up
hm: 2
initial: x
lx: xabbis
pd: (xabbisay)
ps: v1=tr
key: xabbis_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xabiib_1
bw: Arabic
de: close male friend; beloved, sweetheart, lover
hm: 1
initial: x
lx: xabiib
pd: (-ka)
ps: n2-m
key: xabiib_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xajiin_2
de: nettle rash, severe itch, pruritus, urticaria; [ext.] allergy
hm: 2
initial: x
lx: xajiin
pd: (-ta)
ps: n0-f
key: xajiin_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xanaaq_2
de: be ~ get angry, lose one's temper
hm: 2
initial: x
lx: xanaaq
pd: (xanaaqay)
ps: v1=inch
key: xanaaq_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xanfaf_2
de: feel sharp ~ severe pain
hm: 2
initial: x
lx: xanfaf
pd: (xanfafay)
ps: v1=inch
key: xanfaf_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xanuun_2
de: be in pain, hurt, ache
hm: 2
initial: x
lx: xanuun
pd: (xanuunay)
ps: v1=inch
xe: Does it hurt here?
xv: Ma ku xanuunaysaa halkan?
key: xanuun_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xariir_2
de: milk diluted with water, milk and water mixed together
hm: 2
initial: x
lx: xariir
pd: (-ka)
ps: n-m-mass
key: xariir_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xiniin_2
de: man ~ animal with one testicle
hm: 2
initial: x
lx: xiniin
pd: (-ka)
ps: n2-m
key: xiniin_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xirrib_2
cf: diil, dhagar, tab, timil
de: skill, cunning, intelligence
hm: 2
initial: x
lx: xirrib
pd: (-ta)
ps: n1-f
key: xirrib_2
Qaamuus-Yare Soomaali-Faransiis - Kiristoofe Filibeerti [1976]
Xannibayya
gêner.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
xannibnaan
m.f.dh xanniban². la-mid: xannibnaansho.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
xannibnaan
-ta: (magac, dhedig, keli) wax xanniban ahaan. Adaa iskugu wacan xannibnaanta.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
bandhig_2
cf: carwo
de: display, exhibit, exhibition
hm: 2
lx: bandhig
pd: (-ga)
ps: vn2a-m-cmp
key: bandhig_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
bannaan_2
de: empty, cleared, vacant, unoccupied; free; [ext.] licit, lawful
hm: 2
lx: bannaan
pd: (bannaanaa)
ps: adj
key: bannaan_2
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
cannibale
s.m. - waraabadadow, dadqalato.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
Caynabo_2
de: Aynaba
hm: 2
lx: Caynabo
ps: name-f
key: Caynabo_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
danaani_2
de: large container
hm: 2
lx: danaani
pd: (-ga)
ps: n2-m
key: danaani_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
danbaab_2
de: commit a crime ~ sin
hm: 2
lx: danbaab
pd: (danbaabay)
ps: v1=
key: danbaab_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dangiig_2
de: act of lying down on a mat; going to bed
hm: 2
lx: dangiig
pd: (-ga)
ps: vn-m
key: dangiig_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
imannin_1
de: did not come
hm: 1
lx: imannin
pd: (imanin ~ iman)
ps: v4b-neg-past
xe: It was I who did not come yesterday.
xv: Anigaan imannin shalay.
key: imannin_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
imannin_3
de: may [someone] not come!
hm: 3
lx: imannin
pd: (iman)
ps: v4b-neg-opt
xe: Dont let anybody come to me!
xv: Yaanay cidi ii imannin!
key: imannin_3
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
kharrib_2
de: ruining, act of spoiling
hm: 2
lx: kharrib
pd: (-ka)
ps: vn2a-m
key: kharrib_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
orannin_1
de: did not say
hm: 1
lx: orannin
pd: (odhanin)
ps: v4a-neg-past
xe: He did not say what he was thinking about.
xv: Wuxuu ku fikirayay muusan orannin.
key: orannin_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
orannin_3
de: may [someone] not say!
hm: 3
lx: orannin
pd: (odhannin)
ps: v4a-neg-opt
xe: May you not say anything to anybody!
xv: oran
key: orannin_3
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
qandiir_2
de: grow lukewarm
hm: 2
lx: qandiir
pd: (qandiiray)
ps: v1=inch
key: qandiir_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
sharrib_2
de: try (out), test, experiment
hm: 2
initial: s
lx: sharrib
pd: (sharribay)
ps: v1=tr
key: sharrib_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xantiir_1
cf: cayr, sabool
de: poor person
hm: 1
initial: x
lx: xantiir
pd: (-ka)
ps: n2-m
key: xantiir_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xariiro_2
de: bleed, doctor one's own eye disease by bleeding
hm: 2
initial: x
lx: xariiro
pd: (xariirtay)
ps: v3b=tr
key: xariiro_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xarriiq_2
de: draw a line, trace lines; underline
hm: 2
initial: x
lx: xarriiq
pd: (xarriiqay)
ps: v1=tr
key: xarriiq_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xamdinnaq_2
de: thank, be grateful to
hm: 2
initial: x
lx: xamdinnaq
pd: (xamdinnaqay)
ps: v1=tr
key: xamdinnaq_2
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
xannibitaan
-ka: (magac, lab, keli) xannibaad samayn.
xannibitaan -ka: (magac, lab, keli) shakiritaan oo meel ku xajin.