ereyga

xaawiyofaadumo

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

xaawiyofaadumo

DHAN

-da: (magac, dhedig, keli) duco iyo casuumad ay xaflad koobani la socoto oo dumarku sitaadka tumaan oo haweenayda uurka leh kolka ay bisha sideedaad ama sagaalaad gasho loo sameeyo.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

faadumaysi

DHAABAN

-ga: (magac, lab, keli) duco iyo sitaad ay dumarka uurka lihi samaystaan kolka ay dhalmada u dhowaadaan. Faadumaysi baa ka jiray shalay xaafadda. Dh: xaawiyofaadumo, duco.

waa la naqliyay ✓