wejimacbuusnimo
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
wejimacbuusnimo
da: (magac, dhedig, keli) dabeecad-xumaan iyo weji'urursanaan. Islaamku wejimacbuusnimada wuu innaga nahyiyay.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
wajimacbuusnimo
m.dh Wajimacbuus ahaansho.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
wajimacbuusnimo
-da: (magac, dhedig, keli) dabeecad-xumaan iyo weji'urursanaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
qabaluusnimo
-da: (magac. dhedig, keli) qabaluus ahaan; wax qaab daran noqosho. Qaballuusnimada isaga ayaa iskugu wacan oo bahdilaadda ka hela. Dh: nacasnimo.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
wejikaduudid
-da: (magac, dhedig, keli) haruuf iyo nacaybsho muujin. Qof ku nacaya wejikaduudidda ayaad ku garan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
hal'abuurnimo
-da: (magac, dhedig, keli) kartida ay maskaxda aadamuhu u leedahay wax cusub inay curiso oo ay suugaan ama wax kalaba sannifto.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Qaballuusnimo
(Qaballuusnima-da)
Qaballuus ahaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qaballuusnimo
m.dh Qaballuus ahaansho.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
qaballuusnimo
f. n., [abstract] coarseness, rudeness, complete lack of social graces; idiocy
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
qaballuusnimo
de: coarseness, rudeness, complete lack of social graces; idiocy
lx: qaballuusnimo
pd: (/da)
ps: n6-f-abs
key: qaballuusnimo
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
guridambaysnimo
m.dh Guridambays ahaansho.