ereyga

wakhti-kaste

Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]

wakhti-kaste

DHAN

(adv) every time (evri-taaym); all the time ~ marwalba

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

wakhtiyee

DHAFANDHAAF

(fal) jadwalee oo hawl kasta waqti iyo jaangoyn u samee. Wakhtiyee noloshaada.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

wakhtiyayn

DHAFANDHAAF

-ta: (magac, dhedig, keli) jadwalayn oo hawl kasta waqti iyo jaangoyn u samayn. Wakhtiyayn baa wax soo saar leh.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

wakhtiyaysi

DHAFANDHAAF

-ga: (magac, lab, keli) hawl kasta nidaam iyo xilli u samaysasho oo nolosha jadwal ay ku socoto ku jaangoyn.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

bakhtiisasho

DHAFANDHAAF
1

-da: (magac, dhedig, keli) noole, wax bakhtiyay ka dhigasho; noole diliddii.

2

bakhtiisasho -da: (magac, dhedig, keli) nal ama dab shidan densashadii. Dh: baqtiisasho, densasho.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

bakhti-ku-baxe

DHAFANDHAAF

m.l (-xayaal, m.l/dh) (baayoloji) Geed ama noole kasta oo ili-ma-aragtay ah ee quuta maatarka orgaanikada bakhtiga ah. Bakhti-ku-baxayaasha badankoodu waa bakteeriyo iyo fungi.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]

bakhti-ku-baxe

DHAFANDHAAF

m.l (-xayaal, m.l/dh) (baay.) Geed ama noole kasta oo ili-ma-aragtay ah ee quuta maatarka orgaanikada bakhtiga ah. Bakhti-ku-baxayaasha badankoodu waa bakteeriyo iyo fungi.

waa la naqliyay ✓