wakaalad hawlo maraakiib
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
WAKAALAD HAWLO MARAAKIIB
1
Agenzia marittima
2
Shipping agency
3
Waa Xafiis qabta hawlo la xiriira wixii badeeco ama alaaba kale ku yimaada ama ku baxa maraakiib; isla markaasna maraakiibtaas u qabta hawlaha ay u baahdaan.
waa la naqliyay ✓