vous-meme
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
vous-même
vous-même, pron.pers. - naftaada; qudhaada; iskaa.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
lui-même
lui-même - naftiisa; iskii.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
soi-même
soi-même, pron. pers.ind. - laftiisa.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
dusmee
f.mg2 (-meeyay, -meysay) Ka d.: kayn iyo wixi lamida dhuundhuumasho ku dhex marid.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
dusmee
v. go to and fro ~ in and out
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dusmee
de: go to and fro ~ in and out
lx: dusmee
pd: (dusmeeyey)
ps: v2b=
key: dusmee
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
tusmee
f.g2 (-meeyay, -maysay) 1. Wax tusmo u yeelid. 2. Buug tusmo u samayn.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
tusmee
f.g2 (-meeyay, -maysay) 1. Wax tusmo u yeelid. 2. Buug tusmo u samayn. m.f.dh, tusmayn.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
tusmee
v. indicate, point out; assign; index, make an index for (a book)
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
tusmee
-yey I tusmeysay: (v) illustrate (i-lus-tareey); exemplify (ig-zam-pala-faay); give an instance (inis-tansi) ~ tusaalee
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
tusmee
(fal) tusmo ka bixi.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
tusmee
de: indicate, point out; assign; index, make an index for (a book)
initial: t
lx: tusmee
pd: (tusmeeyey)
ps: v2b=tr
key: tusmee
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
poussée
poussée, n.f. - riixis; fogayn; cadaadis
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
xushmee
f.g2 (-meeyay, -maysay) Cid xushmo u yeelid. la-mid: xushmadee.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
xushmee
f.g2 (-meeyay, -maysay) Cid xushmo u yeelid. m.f.dh, xushmayn. la-mid: xushmadee.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
xushmee
v. honor, respect
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
xushmee
-yey / xushmeysay: (v) show respect; show consideration for; consider (kon-si-dhar)-, weigh (weey), regard (ri-gaardh); honor (ooner); take into consideration ~ xaqdhawr, tixgeli, xurmee
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xushmee
de: honor, respect
initial: x
lx: xushmee
pd: (xushmeeyey)
ps: v2b=tr
key: xushmee
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
consomme
/konsamey/ (n) maraq (fuud).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
douzième
douzième, adj. - laba iyo tobanaad.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
poussière
poussière, n.f. - boodh; habaas.
mordre la poussière - afka ciidda loo galiyo; la gagabiyo.
réduire en poussière - la burburiyo
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sous-jupe
sous-jupe, n.m. - googarad; maro khafiif ah oo haweenku marka goono ay qaadanayaan hoos ka xidhaan
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sous-peuplé
sous-peuplé, adj. - dad yaraan marka loo eego dhulka weynidiisa ama khayraadkiisa