ereyga

void

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

void

DHAN

/voydh/ (n) 1. maran (faaruq ah, bannaan) (adj) 2. ansax aan ahayn.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]

void

DHAN

a., madhan.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

avoid

DHAFAN

/avooydh/avoids, avoiding, avoided; (v) ka hor-tag ama ka fogaansho in wax dhacaan. e.g. I drive carefully to avoid accidents.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]

avoid

DHAFAN

/avooyd/ (v) ku dhoorsythow, ku dheerathow, uskureebow (ingkirow). I took another road to avoid the highway traffic.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]

avoid

DHAFAN

v.tr., (keep away from) iska dhawr; he avoids me, waa iska kay dhawrayaa.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]

daleel

DHAABAN

f. n. (adj.): evacuated area; empty, void

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]

hungee

DHAABAN

v. void, make empty, deplete; disappoint, frustrate one's hopes

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]

bannaan

DHAABAN
1

-ka: (n) 1. plain (paleeyn); free from obstructions; open; clear: 2. out (aawt); away from a usual place dibad. Ex: Cali bannaankuu jiraa; Ali has stepped out

2

bannaan: -ah: (adj) holding or containing nothing; empty (emti); vacant (veekent) Ex: musqushu ma bannaan tahay? is the washroom vacant? -Syn: blank, void, vacuous, bare, barren

3

bannaan: -aa / ayd: (adj) allowed by law; lawful (loo 'ful) ~ mubaax. Ex: ma ii bannaan tahay inaan sameeyo? am I allowed to do it?

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]

faaruq

DHAABAN

-ah: (adj) empty (em ti); vacant (veey kant) ~ muran. —Syn: blank, void, vacuous, bare, barren. Ex: koob faaruq ah isii; give me an empty cup

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]

madhan

DHAABAN

-madhnaa: (adj) empty (em-ti); vacant (veey-kant); blank (balaank)-, void (vooydh) ~ maran

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]

maran

DHAABAN

-marnaa: (n) empty (ewfi); vacant (veeykant); void (vooydh); blank (balaangk)

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]

daleel

DHAABAN
1

de: evacuated area; [atr.] empty, void

2

lx: daleel

3

pd: (/sha)

4

ps: n2-f

5

key: daleel

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]

hungee

DHAABAN
1

cf: qadi

2

de: void, make empty, deplete; disappoint, frustrate one's hopes

3

lx: hungee

4

pd: (hungeeyey)

5

ps: v2b=tr

6

key: hungee

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]

vói

DHAFANDHAAF

pron. - idinka.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

voie

DHAFANDHAAF
1

voie, n.f. - waddo; jid; marin; raad; dariiq.

2

voie interdite - lama mari karo (marin ma leh).

3

voies de communication - waddo.

4

voie ferrée - xadiidka tareenku maro.

5

affaire en bonne voie - arin si hagaagsan u socota.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

voir

DHAFANDHAAF

voir, v. - arag; fiiri; arkib; fiirin.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

voix

DHAFANDHAAF
1

voix, n.f. - cod.

2

à haute voix - kor u digid; kor ugu dhawaagid.

3

élever la voix - qaylin.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

devoid

DHAFANDHAAF

/dhivo idh/ (n) ka maran, aan lahayn.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]

Bogid

DHAFANDHAAF
1

(Bogid-da)

2

1. Wax qabyo ahaa dhammaystirid; ebyid.

3

2. (u bogid) jeclaysasho; ku farxid; ku rayrrayn.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

bogid

DHAFANDHAAF

m.f.dh eeg bog².

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

bogid

DHAFANDHAAF
1

-da: (magac, dhedig, keli) wax qabyo ahaa dhammaystirid. Bogiddii kabadda waxyar baa ka hadhay. Dh: ebyid.

2

bogid -da: (magac, dhedig, keli) (u ~) ka helid sida wax loo falay, ku farxid, u bogis. U bogid ninki dilay bilisti reerkooda. Dh: bogow.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

froid

DHAFANDHAAF
1

froid, n.m. - qabow.

2

coup de froid - qabowga dhaxanta xun, oof waraan (koralba aariyo).

3

froid, adj. - qabow; duray; hargab (durey) jirro qufac leh.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]

Geoid

DHAFANDHAAF

Qaab dhuleed

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]

Go'id

DHAFANDHAAF
1

(Go'id-da)

2

1. (xarig, dun, kd.) labo go' ama labo cad noqosho, jiidid xoog loo kala jiidey darteed.

3

2. Wax dhammaaday ama joogsadey ama iman waayey.

4

3. (ceel, balli, kd.) biyo ka dhammaansho; gurid.

5

4. Naftu ka bixid; dhimasho; geryoomid.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

go'id

DHAFANDHAAF

m.f.dh eeg go'². la-mid: go'niin.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

go'id

DHAFANDHAAF
1

-da: (magac, dhedig, keli) «kala labo u kala qaybsamid; kala tegid. Dh: gu'id.

2

go'id-da: (magac, dhedig, keli) wax markii hore socday is taagiddii. Dh: joogsi, dhammaad.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]

Godid

DHAFANDHAAF
1

(Godid-da)

2

Qaab godan u yeelid; wax godan ka dhigid; soo laabid.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

godid

DHAFANDHAAF

m.f.dh eeg god².

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

godid

DHAFANDHAAF

-da: (magac, dhedig, keli) hoos u qodid; hoos u daloolin. Godid ayay u baahan tahay meeshu si biyuhu u fadhiistaan.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]

Hodid

DHAFANDHAAF
1

(Hodid-da)

2

Dagid; khatalid.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

hodid

DHAFANDHAAF

m.f.dh eeg hod².

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

hodid

DHAFANDHAAF

-da: (magac, dhedig, keli) dagid ama khatalid. Hodidda ragga iska jir. Dh: hodis, khatalid, dagid.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]

Holid

DHAFANDHAAF
1

(Holid-da)

2

Isku deyid; tijaabin; sharribid.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

holid

DHAFANDHAAF

m.f.dh eeg hol. la-mid: holis.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

holid

DHAFANDHAAF

-da: (magac, dhedig, keli) isku deyid; tijaabin; sharribid.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]

Horid

DHAFANDHAAF
1

(Horid-da)

2

(xoolaha la shubayo) hadba hormo ama xayn ceelka u soo deyn.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

horid

DHAFANDHAAF

m.f.dh la-mid: horayn.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

horid

DHAFANDHAAF

-da: (magac, dhedig, keli) xoolaha la shubayo, kolba hormo sii dayn. Dh: horis.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]

Kogid

DHAFANDHAAF
1

(Kogid-da)

2

Kulayl darti iskula soo roorid, soo ururid, isku sooyaraansho; qonbobid.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

kogid

DHAFANDHAAF

m.f.dh eeg kog.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]

Korid

DHAFANDHAAF
1

(Korid-da)

2

1. Kolkii hadba fil kordhoba, weynaan kordhid; dheeraansho; soo bixid.

3

2. Meel sare lug ku fuulid; (wax) dusha ka fuulid; tafid.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

korid

DHAFANDHAAF

m.f.dh eeg kor².

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]

korid

DHAFANDHAAF

vl. n. ascending, climbing, rising

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]

korid

DHAFANDHAAF

-da:(n) growing (garoowing); raising (reeyzing)

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

korid

DHAFANDHAAF
1

-da: (magac, dhedig, keli) da'dii hore kor u dhaafid; fil hor leh gaadhid.

2

korid -da: (magac, dhedig, keli) meel sare lug ku fuulid; dusha ka fuulid. Dh: tafid.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]

korid

DHAFANDHAAF
1

de: ascending, climbing, rising

2

lx: korid

3

pd: (-da)

4

ps: vn-f

5

key: korid

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

oo'id

DHAFANDHAAF

-da: (magac, dhedig, keli) (ka ~) ka qaylin, gacmaha ka taagid, cabasho siyaado ah. Oo'idda odayga wayn iska eeg cuqubaa ku jirtee.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]

Oodid

DHAFANDHAAF
1

(Oodid-da)

2

Ood saarid; xirid; awdid.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

oodid

DHAFANDHAAF

m.f.dh eeg ood².

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

oodid

DHAFANDHAAF
1

-da: (magac, dhedig, keli) ood ku meerin.

2

oodid-da: (magac, dhedig, keli) ood afka ka saarid. Oodidda Irridda Saynab baan u diray. Dh: awdid.

3

oodid-da: (magac, dhedig, keli) alaab furan xidhid. Dh: xirid, awdid. Dh: furida.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]

Oogid

DHAFANDHAAF
1

(Oogid-da)

2

1. (dab) aad u shidid.

3

2. Sii wadid; joojin la'aan; toosin; qumin; abaabulid, kicin.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

oogid

DHAFANDHAAF

m.f.dh eeg oog³.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

oogid

DHAFANDHAAF
1

-da: (magac, dhedig, keli) dab aad u shidid. Dh: oogis.

2

oogid -da: (magac, dhedig, keli) abaabulid, dardar cusub galen. Dh: oogis

3

oogid-da: (magac, dhedig, keli) salaad iyo wixii la mid ah, samaynteeda si niyadsami ah ugu istaagid. Oogidda salaaddu waa rukun asaasi ah.

4

oogid-da: (magac, dhedig, keli) dacwad samayn oo cid ku eedayn.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

oolid

DHAFANDHAAF

-da: (magac, dhedig, keli) safar ka nagaansho: socod loo bixi lahaa ka joogid. Dh: oolis.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]

Oomid

DHAFANDHAAF
1

(Oomid-da)

2

Biyo cabbid u baahasho; harraadid; surmiyid.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

oomid

DHAFANDHAAF

m.f.dh eeg oon³.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

oomid

DHAFANDHAAF

-da: (magac, dhedig, keli) aad biyo ugu baahasho. Dh: harraadid, dhanqalmid.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]

Ootid

DHAFANDHAAF

Ootidh

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]

Ooyid

DHAFANDHAAF
1

(Ooyid-da)

2

Booyid.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

ooyid

DHAFANDHAAF

m.f.dh eeg ooy. la-mid: booyid.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

ooyid

DHAFANDHAAF

-da: (magac, dhedig, keli) ilmayn iyo qaylin ciilkaambi ah oo ay keento xanuun, dilmo, murugo iyo wixii la mid ah. Nin dhintay ooyid kuma soo noqdo.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

poids

DHAFANDHAAF
1

poids, n.m. - culays la miisaami karo.

2

instrument de mesure - qalab wax lagu qiyaaso ama lagu cabbiro.

3

le poids des affaires - maamulayaalka ama hogaamiyeyaalka

4

avoir deux poids deux mesures - siyaalo kala duwan oo arrin loo arko.

5

faire le poids - lalayskii loo baahnaa leh.

6

homme de poids - qofka wax mutaysta sharaf mutaysta.

7

poids lourd - baabuurta waa wayn ee xamuulka qaada.

8

poids moléculaire - culayska curiyaha.

9

de poids - muhiim ah: miisaan leh.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]

Qodid

DHAFANDHAAF
1

(Qodid-da)

2

Dhulka gudihiisa, ciid ama wax kale ka soo bixin, ka soo qufid; faagid; faarfaarid.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

qodid

DHAFANDHAAF

m.f.dh eeg qod². la-mid: qoditaan, qodniin, qodow.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]

qodid

DHAFANDHAAF

-da: (n) excavation (ekes-ka-veey-shin); the act of digging ~ qufid, qodaal, qodniin, faagid

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

qodid

DHAFANDHAAF
1

-da: (magac, dhedig, keli) beer falid.

2

qodid -da: (magac, dhedig, keli) dhul daloolin oo ciidda ka gurid oo gun dheer u yeelid. Dh: faqid, qodis.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]

Qorid

DHAFANDHAAF
1

(Qorid-da)

2

1. Xaraf ama erey ama hadal ama astaan kale, far ku dhigid.

3

2. Wax korkood, wax ku dhigid, ku xardhid inta qalin iyo laabis la qaato.

4

3. Qori hawl ka qabasho, wax hor leh ka soo saarid.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

qorid

DHAFANDHAAF

m.f.dh eeg qor². la-mid: qoraal (5), qoris, qoritaan, qorniimo, qorniin.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]

qorid

DHAFANDHAAF

vl. n. enrollment, registration, recruitment

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]

qorid

DHAFANDHAAF

-da: (n) 1. the act of handwriting (haandh-raay-ting); penmanship; calligraphy 2. the act of sculpting an object. 3. the act of hiring someone ~ qoris

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

qorid

DHAFANDHAAF
1

-da: (magac, dhedig, kell) xuruufo la akhrin karo waraaq ku dul dhigid; xarfo meel ku sawirid si loo akhryo. Dh: qoris, feegarid.

2

qorid -da: (magac, dhedig, keli) qori diirka ka jafid oo wax wax lagu falo ka samayn. Adeerkay wuxu caan ku ahaa qoridda fandhaallada. Dh: qoris.

3

qorid -da: (magac, dhedig, keli) dhagax hareeraha ka jajabin.

4

qorid -da: (magac, dhedig, keli) diwaan wax barasho ama shaqo, qof magacii ku darid.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]

qorid

DHAFANDHAAF
1

a: qoris

2

de: enrollment, registration, recruitment

3

lx: qorid

4

pd: (-da)

5

ps: vn1-f

6

key: qorid

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Soomaali-Carabi oo Kooban - Cabdirisaaq Maxamed Cilmi Ina-Warfaa [2007]

qorid

DHAFANDHAAF

تدوين، تسجيل

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

qoyid

DHAFANDHAAF

m.f.dh eeg qoy.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

qoyid

DHAFANDHAAF

-da: (magac, dhedig, keli) biyo ama rood dartood wax qoyan noqosho: dhardasho.Dh: qoyis.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]

Rogid

DHAFANDHAAF
1

(Rogid-da)

2

1. Wax afka ama dhinaca korreeya u hoosmarin; genbiyid; geddiyid.

3

2. (ka rogid) Ka qaadid; ka wareejin.

4

3. (ku rogid) Ku daboolid; korka ka saarid; ku xirid; dib ugu laabid; ugu celin.

5

4. Af af kale ku geddiyid, ku fasirid, ku tarjumid.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

rogid

DHAFANDHAAF

m.f.dh eeg rog. la-mid: rogis.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

rogid

DHAFANDHAAF
1

-da: (magac, dhedig, keli) wax hagaag u yaal gembiyid oo dhanka kale u dhigid. Dh: qallibid, genbiyid.

2

rogid -da: (magac, dhedig, keli) daadin oo wax meel ku jira gembiyid. Dh: gurid.

3

rogid-da: (magac, dhedig, keli) halligid oo ummad baabi'in. Dh: baabi'in.

4

rogid -da: (magac, dhedig, keli) dabaq, masaf iyo wixii la mid ah, afka soo janjeedhin oo rudcid.

5

rogid-da: (magac, dhedig, keli) dib u celin; gadaal u joojin. Soo rogidda lo'da ka yar u daa.

6

rogid -da: (magac, dhedig, keli) huwin oo dusha kaga hagoogid.

7

rogid-da: (magac, dhedig, keli) u af, af kale u beddelid; lugad, mid kale u beddelid. Dh: turjumid.

8

rogid -da: (magac, dhedig, keli) beer inta aad shinniyayn qodid oo jilcin.

9

rogid -da: (magac, dhedig, keli) aasid oo clid ham ku siin.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]

Solid

DHAFANDHAAF
1

(Solid-da)

2

1. Hilib, dab korki, saarsaarid taniyo intuu ka bislaado; loos dab ugu dubid.

3

2. (biyo, hadal, ...) iska garasho, saamayn, waxtarid.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

solid

DHAFANDHAAF

m.f.dh eeg sol. la-mid: salid, solniin.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]

Solid

DHAFANDHAAF

Adke

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

solid

DHAFANDHAAF

/solidh/ (adj) 1. adke (shay adke ah, oo dareere iyo hawo midna aan ahayn) 2. oo dhan (aan kala-go lahayn) 3. oo kaliya (aan wax-kale ku jirin; khaalis ah).

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]

solid

DHAFANDHAAF

-da: (n) the act or process of roasting or broiling ~ dubid

waa la naqliyay ✓

Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]

Solid

DHAFANDHAAF

Adke ama dhadhaab

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

solid

DHAFANDHAAF

-da: (magac, dhedig, keli) hilib, dab korki saarsaarid tan iyo intuu ka bislaado; toos dab ugu dubid; solis.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]

solid

DHAFANDHAAF

a., adag.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]

Togid

DHAFANDHAAF
1

(Togid-da)

2

1. Xarig ama wax la mid ah, inta labada af la qabto, xoog u kala bixin, u kala jiidid, u dhisid; canyayuub iyo hunbuqo iyo laallaab u diidid.

3

2. Docda toggu u socdo aadid.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

togid

DHAFANDHAAF

m.f.dh eeg tog³.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

togid

DHAFANDHAAF
1

-da: (magac, dhedig, keli) dhinaca biyaha toggu u socdaan, u soco, aadid.

2

togid-da: (magac, dhedig, keli) xadhig ama wax la mida inta labada af la qabto xoog u kala jiidid. Dh: gijis. Li: gigtirid.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]

Tolid

DHAFANDHAAF
1

(Tolid-da)

2

Dun iyo irbad ku kabid ama iskula kabid meel jeexan ama labo cad oo maro ah ama shiraac ama harag ama wax kale.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

tolid

DHAFANDHAAF

m.f.dh eeg tol². la-mid: tolniin.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]

tolid

DHAFANDHAAF

vl. n. sewing

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]

tolid

DHAFANDHAAF

-da: (n) sewing (soowing); seaming (siim-ing); stitch (istiij); stitchery; the act of sewing ~ tolis, tolmo

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

tolid

DHAFANDHAAF
1

-da: (magac, dhedig, keli) meel jeexan ama labo meelood oo maro ah ama shiraac ama harag ama wax kale ah dun iyo irbad isugu kabid. Tolida canbuurka wuu la raagay.

2

tolid-da: (magac, dhedig, keli) muquunin, qasbid.

3

tolid-da: (magac, dhedig, keli) hal qallaxid. Tolida hashu waa dhib. Dh: tolis.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]

tolid

DHAFANDHAAF
1

de: sewing

2

initial: t

3

lx: tolid

4

pd: (-da)

5

ps: vn-f

6

key: tolid

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Soomaali-Carabi oo Kooban - Cabdirisaaq Maxamed Cilmi Ina-Warfaa [2007]

tolid

DHAFANDHAAF

خياطة

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

towid

DHAFANDHAAF

m.dh la-mid: tebid.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

valid

DHAFANDHAAF

/vaalidh/ (adj) 1. ansax ah, macquul ah. 2. wax sharci ahaan la isticmaali karo. e.g. A valid passport.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

vivid

DHAFANDHAAF

/vividh/ vividly (adv); (adj) cad (waadax ah).

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

voice

DHAFANDHAAF

/voys/ (n) 1. cod (v) 2. cod-bixin (cod-dhiibasho).

waa la naqliyay ✓