vociferous
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
vociferous
/vosifaras/ vociferousness; (adj) buuq-badan (qaylo badan).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
odoriferous
a., udgoon.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
vociférer
vociférer, v. - sawaxan iyo gaylo dheer oo madax arbush ah; kor u dhawaaqid; qaylin; codka libaaxa oo kale ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
vicious
/vishas/ viciously; (adj) shar badan; naxariis daran.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
vigorous
/vigaras/ vigorously; (adj) xooggan (awood leh).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
lecherous
/lejaras/ lecherousness, lecher; (adj) qof aan galmada ka xiisa dhigin (siiba nin naaganaagow qaba oo aad ugu falan dumarka).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
boisterous
/booysteras/ buuq, bulaang, qayly, rabshy.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
vocifération
vocifération, n.f. - hubin.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Ovoviviparous
Ugxan dhalid