vitreous
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
vitreous
/vitriyas/ (adj) ee quraaradeed (dhalo-u eg).
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
lens
lens: (n) (m) a carefully ground and molded piece of glass, plastic, or other transparent material used for changing the size or shape of an image.
muraayada indhaha xadigeedo leeg yahay wiilka, wiilka korkiisana la saaro
lens: (n) (m) a transparent part of the eye between the iris and the vitreous using to direct light onto the retina.
qaybta isha ee nalku ka gudbo
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
piteous
/pitiyas/ (adj) murugo leh (laga naxo).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
victorious
/viktooriyas/ victoriously (adv); (adj) guuleystay (guusha wada).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
vicarious
/vaykeeriyas/ vicariously; (adj) 1. si-dadban u dareemid, sida dareenka aad ka sawirato buug ama filin aad daawanayso (adj) 2. booskiisii-jooga (ka wakiil ah).
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Virus
Fayras
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
virus
(n) any of various disease causing organisms smaller than can be seen with a microscope that can enter and reproduce in a cell.
noole aan isha lagu arki karin keenana cuduro kala jaadjaad ah
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
virus
/vayras/ (n) fayruus (geermis ilma-aragta ah oo cudurada keena).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Virus
Fiirus, waabaayakeen
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
virus
virus, n.m. - wax sun ah oo dhaliya fiditaanka cudurrada faafa.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
vitre
vitre, n.f. - qarsho; muraayad.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
vitré
vitré, adj. - la iska dhex arko sida qarshado.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
citrus
/sitras/ (adj) miraha dhanaanka iyo macaanka isku jirka ah leh, sida oranjida.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
vitrer
vitrer, v. - muraayad la galiyo; qarsho ka yeelid.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Fibrous
Miiqan
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
fibrous
(adj) of, pertaining to, or resembling fiber.
ku saabsan ama u eg tahar
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
hideous
/hidhiyas/ (adj) aad u-daran, siiba dareemayaasha u-xun. e.g. a hideous noise.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
various
/vaariyas/ (adj) 1. kala-duwan (kala-gadisan) (adj) 2. dhawr ah (dhawr wax oo kala-duwan).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
vicious
/vishas/ viciously; (adj) shar badan; naxariis daran.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
vigorous
/vigaras/ vigorously; (adj) xooggan (awood leh).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
virtuous
/verjuwas/ (adj) akhlaaq suuban (dhawrsan).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
virtuous
a., tolmoon; be virtuous, tolmoonow.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
extraneous
/ikistrayniyas/ (adj) aan la-xiriirin, aan ku-lug lahayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
outrageous
/awt-rayjas/ outrageously;(adj) aad u xun (wax aad u xun oo xudduuda ka baxsan).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
autrefois
autrefois, adv. - wakhti hore ama xili hore.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
courteous
/kortiyas/ (adj) edboon (edeb leh).
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
cutaneous
(adj) pertaming to the skin; dermal; dermic,
ku saabsan maqaarka
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
hilarious
/hileeriyas/ (adj) minqax-badan, qosol-badan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
notorious
/nowtooriyas/ (adj) qof ama wax xumaan ku caan baxay. e.g. notorious person.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
righteous
/rayjas/ (adj) 1. dhawrsan (akhlaaq suubban) 2. saxan (sax ah).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
strenuous
/strenyu as/ strenuously; (adj) 1. dadaal badni (hawl- karnimo) (adj) 2. hawl badan u baahan (dadaal badan rabta).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Vibriosis
Dhicis (hore)
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
vivacious
/viveyshas/ (adj) xamaasad leh (firfircooni leh).
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
intravenous
(adj) within a vein or veins.
xidid ama xididada wadna dhiigga ku soo celiya gudahooda
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
meritorious
/meratoori as/ (n) abaalgud mudan (mudnaan leh).