vitamin supplements
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
vitamin supplements
(n) oral medication used to supply the body with essential vitamins that might be at low levels in the body.
faytamiinka la kordhisto
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
iron supplements
(n) an oral medication used to supply the body with additional iron.
birta afka laga qaato kordhisa birta jidhku u baahan yahay
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
mineral supplements
(n) oral medication used to make up for a deficiency in one or more minerals in the body.
macdan loo qaato si loo kordhiyo macdanta laga helaayo cuntada
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Angles, supplementary
Xaglo istoosiya