virtuose
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
virtuose
virtuose, n.m. - qofka aqoon xeel dheer u leh fanka ama farshaxanimada.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
virtue
/verjuu/ (n) 1. dhaqan-wanaag (samaanta qofka) (n) 2. wanaag (samaan) (n) 3. ka dhawr-sanaan fisqi iyo xumo).
by virtue of ~ sababtoo ah (saas-ajligeed).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
virtuous
/verjuwas/ (adj) akhlaaq suuban (dhawrsan).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
virtuous
a., tolmoon; be virtuous, tolmoonow.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Virus
Fayras
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
virus
(n) any of various disease causing organisms smaller than can be seen with a microscope that can enter and reproduce in a cell.
noole aan isha lagu arki karin keenana cuduro kala jaadjaad ah
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
virus
/vayras/ (n) fayruus (geermis ilma-aragta ah oo cudurada keena).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Virus
Fiirus, waabaayakeen
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
virus
virus, n.m. - wax sun ah oo dhaliya fiditaanka cudurrada faafa.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
virtu'
s.f. - wanaag.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
birtume
-ha: (magac, lab, keli) qof birta farsamaynteeda ku xeeldheer oo xirfad u leh. Birtumaha mallaas iiga soo tun berri. Dh: tumaal, birmaal.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
vareuse
vareuse, n.f. - shaadh aan furayn aan laabta guluusyo ku lahayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
virgule
virgule, n.f. - hakad (,)
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
virtual
/verjuwal/ virtually; (adj) ficil ahaan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
virtuel
virtuel, adj. - jiri kara ama iman kara; ficil keeni kara.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
vitesse
vitesse, n.f. - kaynaan; xawaare; xawli.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Hir tuse
Wave analyser
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
tortuóso
agg. - qalqaloocan.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
diirhoose
m.l (-ayaal, m.dh) (botani) Botani ahaan, nudaha u dhexeeya dubka sare iyo habdhiska kalli ee jirridaha iyo xididdada geedka.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
direttóre
s.m. maamule, agaasime.