verrou
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
verrou
verrou, n.m. - handaraafka albaabada lagu xidho.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
verrouiller
verrouiller, v. - handaraafka gali; xidh.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
ferrous
/feras/ (adj) xadiid ah, xadiid ku jirto. e.g. ferrous metal.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
verreux
verreux, adj. - wasakh leh ; aan la mayrin..
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
véro
agg. e s.m. - run (ah), dhab (ah).
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Error
Gef
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Error
Gef
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
error
/eror/ (n) khalad, gef.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
error
n., khatalaad, -di.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
fèrro
s.m. - bir.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
vèrbo
s.m. - fal.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
verre
verre, n.m. - quraarad; qaaruurad; koob (galaas bilaale; bakeeri).
verre à vin - koobka khamriga (koob yar).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
vèrso
prep. - qiyaas; jiho ahaan, xag.
vèrso: s.m. - tuduc (maanso); ci (xayawaan); jiho.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
vétro
s.m. - muraayad.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
terror
/terar/ (n) argagax (cabsi aad u daran).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
terror
n., baqdin, -ti.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
verrat
verrat, n.m. - doofaarka lab.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
verrue
verrue, n.f. - fiix ama fin qofka ka soo baxa.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
ferreux
ferreux, adj. - bir leh; bir ka samaysan.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
nervous
(adj) of, or pertaining to a nerve or the active of a nerve,
ku saabsan dareemayaasha
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
nervous
/nervas/ (adj) 1. wal-walsan (cabsi qaba) (isku-dhex yaacsan) 2. dareemayaasha jirka.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
overrun
/owvar-ran/ (v) 1. waddan qabsasho (gacanta ku wada dhigid) 2. xadkii la filayey dhaafid (xudduud dhaafid, waqti ku darsasho iwm).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
serious
/siiriyas/ (adj) 1. dhab (aan ciyaar iyo kaftan ahayn, daacad ah) 2. halis ah (khatar ah) 3. muhiim ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
terreur
terreur, n.f. - baqdin badan
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
terreux
terreux, adj. - midabka ciidda leh
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
terroir
terroir, n.m. - dhul wax ka baxaan
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
terróre
s.m. - argagax.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
various
/vaariyas/ (adj) 1. kala-duwan (kala-gadisan) (adj) 2. dhawr ah (dhawr wax oo kala-duwan).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
verdeur
verdeur, n.f. - caws ama cagaar.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
version
/vershan/ (n) 1. werin, riwaayad (habka qof arrin u weriyo) (n) 2. turjumaad; guurin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
version
version, n.f. - tarjumid af af lagu baddalo; hab arrin loo sheego.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
overcrowd
/owvar-krawdh/ (v) buux-dhaafin (dad badan ama wax badan gelin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
overthrow
/owvar-throw/ overthrown: (v) ridid (inqilaabid).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
overthrow
v.tr., dumi, ka daadi.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
perroquet
perroquet, n.m. - shimbir dadka canjisha; qofka hadalka ku celceliya.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
vermouler
vermouler, v. - xarka looxaanta gala.