vermifuge
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
vermifuge
vermifuge, n.m. - dawada gooryaanka caloosha ku jira disha.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
vermine
vermine, n.f. - cayayaanka meelaha wasakhda ah ku nool.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
vertige
vertige, n.m. - dayow; wareero.
pris de vertige - marka qofku dayoobo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
verbiage
/varbiij/ (n) kalmado qubaash ah oo badan ku jiraan (hadal kalmado dheeraad ah oo micno-darro ah ka buuxaan).
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Centrifuge
Weedhaamiye
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
persiflage
persiflage, n.m. - qalqaloocinta hadalka iyada oo qof lagu jeesjeesayo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
vermoulure
vermoulure, n.f. - geed ama loox xar galay.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
ermite
ermite, n.m. - cidla ku noolasho; qofka aan jeclayn in dad kale uu la noolaado
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
refuge
/refyuuj/ (n) hoy la magan-galo (hoyga gaxootigu magan-galo).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
refuge
refuge, n.m. - hoyga qaxootiga
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Verify
Xaqiiji
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
verify
/verafay/ (v) xaqiijin (hubin).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
vérité
vérité, n.f. - run.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
vermin
/vermin/ (n) 1. duur-joogta yar- yar oo beeraha iyo cuntada wax yeelleeya, sida jiirka iwm (n) 2. dullin (cayayaanka xoolaha ama dadka ku dul nool ee dhiigga jaqa).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
verrue
verrue, n.f. - fiix ama fin qofka ka soo baxa.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
perfume
/par fyuum/ (n) barafuun (dareere udgoon oo la isku carfiyo)
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
perfume
n., udgoon, -ki; act of perfuming, uunsi, -gi; perfume of incense, uumis, -ki; v.tr., udgoonay, uumi; v.r., is udgoonay, uunso; be perfumed, udgoonow; it is perfumed, la udgoonay.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
permute
v.tr., is dhaafi, la is dhaafi.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Termine
Goor, madal
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
tèrmine
s.m. - dhammaad.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
termite
/termayt/ (n) aboor.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
termite
s.f. - aboor.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
termite
termite, n.f. - aboor
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
verdure
verdure, n.f. - cagaar.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
verdure
n., cosob, -ki.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
vérgine
s.f. - bikrad, ugub.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
verjuté
verjuté, adj. - dhanaan.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
vernice
s.f. - ranji.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
versify
v.i., v.tr., gabay.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
vèrtice
s.m. - guud; fiin; cirif.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
vertigo
(n) the sensation of dizziness and the feeling that oneself or one's environment is whirling about; a sense that the world is moving.
wax kasta kula wareegaan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
vertigo
/vertigo/ (n) dawakhaad (dawakhid, wareerid).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Vertigo
Wareer. Dammaaad
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
vertigo
(see giddiness).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
vestige
/vestij/ (n) haraa (raad, in-yar oo wax horay u jiray ka dambaysa).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
vestige
vestige, n.m. - raad.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Ereyfure
Keyword
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
heritage
/heratij/ (n) dhaqan (hidde).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
héritage
héritage, n.m. - dhaxal.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
heritage
n., dhaxal, -ki.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
héroïque
héroïque, adj. - geesi khatar ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
ignifuge
ignifuge, adj. - gubasho ka celin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
merciful
/merseful/mercifully; (adj) naxariis badan (cafis badan).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
merciful
a., naxariis leh, raxiim, -ki, nin raxiim ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
persique
persique, adj. - kasoo jeeda Iiraantii hore (Faaris, Beershiya).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
terminus
/termanas/ (n) dhammaadka khadka tareenka ama baska.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
terminus
terminus, n.m. - meesha uu wax ku dhamaado
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
véhicule
véhicule, n.m. - baabuur.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
vérifier
vérifier, v. - caddayso; la caddeeyo (runta, siday wax u dhaceen).
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Calcifuge
Jaan kuma bax
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
certitude
/sertitiyud/ (n) hubaal; yiqiin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
fermeture
fermeture, adj. - xiritaan.
fermeture éclair - silsiladda surwaalka lagu xidho
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Germ tube
Dhuun jinsi
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
germicide
germicide, n.m. - jeermi-dile.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
germinate
/jermaneyt/ (v) magoolid, siiba fufidda miraha.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Saamisuge
(Saamisuga-ha)
Qofka saamigiisa keliya uun suga oo aan qalalabta hore wax boobin.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
saamisuge
m.l (-gayaal, m.l/dh) 1. Qof meel xoolo lagu saanyanayo yimid oo in wax la siiyo sugaya. 2. Qof mashaqayste ah oo mar walba in wax la taro sugaya.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
saamisuge
m. n., [compound] person who is content with his share
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
saamisuge
-ha: (magac, lab, keli) qofka samigiisa keliya uun suga oo aan hawlgalka wax lagu boobayo, marka hore, ka qaybqaadan.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
saamisuge
de: person who is content with his share
initial: s
lx: saamisuge
pd: (/ha)
ps: n7-m-cmp
key: saamisuge
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
servitude
servitude, n.f. - addoonnimo
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
servitude
n., adoonimo, -adi.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
terminare
v.tr. e intr. - dhammayn, idlayn; dhammaansho.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
terminate
/termaneyt/ termination (n); (v) dhammayn (gabagabayn).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
terminate
v.tr., dhamay, idlay.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
thermique
thermique, adj. - la xidhiidha kulka
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
vergéture
vergéture, n.f. - naagta marka leh marka dubkeedo kala baxo dildilaaca caloosheeda ku yaal.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
véridique
véridique, adj. - run ah; run badan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
vermouler
vermouler, v. - xarka looxaanta gala.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
verticale
agg. - quman; qoton.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
vertigine
s.f. - madaxwareer.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
vestibule
/vestabyuul/ (n) dhismaha hore ee irridka.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
termosifóne
s.m. - kululeeye.