urologiste
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
urologiste
urologiste, n. - uroolog; qofka ama dhakhtarka aqoonta u leh kaadi-mareenka.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
urologist
(n) the physician who specializes in the physiology and pathology of the urigenital tract.
dhakhtarka ku takhasusay barashada habdhiska iyo cudurada kaadi mareenka
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
neurologist
(n) a person who studies medical science of the nervous system and its disorders.
qofka barta hab dhiska dareemaayasha iyo qaska ku dhaca
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
urologia
s.f. - qaybta daawada oo ku shaqa leh kelyaha iyo kaadimareenka.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Geologist
Joolaj
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
audiologist
(n) a person who studies hearing defects and their treatment,
qofka ku xeeldheeraday barshada maqalka
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Hydrologist
Biya asteye
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entomologiste
entomologiste, adj. - aqoonyahanka cayayaanka.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
biologie
biologie, n.f. - Cilmiga barashada noolaha; nafleyda.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
colonist
/kolanist/ (n) gumeyste.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
géologie
géologie, n.f. - jooloojiya; cilmiga baarista (macdanta) dhulka iyo taariikhdiisa.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
ironiste
ironiste, adj. - dadka ku kajama
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
orològio
s.m. - saacad.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prologue
prologue, n.m. - qaybta hore oo buug oo ka hadlaysa wax guud oo aan ahayn dulucda buuga
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
utopiste
utopiste, adj. et n. - qofka aamina wax aan suurogal ahayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
zoologie
zoologie, n.f. - Cilmiga sayniska xayawaanka.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
apologize
/apolajays/apologizes, apologized, apologizing, apologise; (v) raalli gelin ama khalad ka soo nogosho. e.g. He apologized for his rudeness.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
apologize
/apolajays/ (v) raaly giliyow. He apologized to his parents for being late.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
droguiste
droguiste, n、m, - Qofka gada (iibiya) shamaca, saliidda, saabuunta; qofka markabka shiraaca, xarkaha iwm, ka shaqeeya
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
grossiste
grossiste, n.m. - ninka waxa jumladda ah gada.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prolixité
prolixité, n.f. - khaladka uu lee yahay waxa farabata
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
étalagiste
étalagiste, n.m. - bandhig alaabo,
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
géologique
géologique, adj. - la xidhiidha cilmiga baadhista macdanta.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
neurologie
neurologie, n.f. - Qayb cilmiga daawooyinka ka mid ah oo ku saabsan dareemayaasha.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
oncologist
(n) a physician who specializes in the study of cancer.
dhakhtarka ku takhasusay kansarka
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
orologiàio
s.m. - saacad gade ama sameeye.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
cardiologist
(n) a person who studies diseases and functioning of the heart,
qofka ku takhasusay cudurada wadna iyo shaqada wadna
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
nephrologist
(n) a physician whose specializes in the study of the kidneys,
dhakhtarka ku takhasusay barashda kelyaha
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
neurological
/niyurolajikal/ (adj) dareemayaasha jirka.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
protagoniste
protagoniste, n.m. - atooraha; arbaha.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
idéologique
idéologique, adj. - la xidhiidha aydiyoolojiyada
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
pathologist
(n) a person who specializes in the study of pathology.
qofka ku takhasusa sida cudurku halku ka yimi, maxaa keenay iyo sidu u koro
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
phalangiste
phalangiste, adj. et n. - xubin ka ah ururkii faashiistiga ah ee Isbaaniya (Falanjiste).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
philologist
/filolajist/ (n) caalimka qarista luuqadaha.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
radiologist
(n) a physician who specializes in the use of ionizing radiation for medical diagnosis, esp. the use of x-rays in medical imaging.
dhakhtarka ku takhasusay raajada
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
théologique
théologique, adj. - la xidhiidha barashada cilmiga diinta
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
archaeologist
/arkiyolajist/archaeologists, archaeological; (n) qofka barta cilmiga hab nololeedkii dadkii hore.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
dermatologist
(n) a person whose profession is dermatology,
qofka ku takhasusay barashada maqaarka
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
protohistoire
protohistoire, n.f. - u dhexeeya wakhtigii dadku abuurnay ila iyo intii taariikhda la qoray
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
pulmonologist
(n) a physician who specializes in the treatment and study of lung diseases.
dhakhtar ku takhasusay daawaynta iyo barashada cudurada sambabada