upshot
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
upshot
/apshat/ (n) natiijo (natiijada hawl ama arin ka soo baxda).
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
shot
toogasho
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
shot
shot: (n) {in) an injection of medicine into a vein, the skin or into muscle,
duris
shot: (n) {m) gun shot,
toogasho
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
shot
/shot/ (n) 1. toogasho (xabbad ridid, xabbad ganid) 2. laad ama tuurasho ciyaar kubbadeed 3. isku-day (tijaabo ka qaadid) 4. ganid (saaruukh cirka u ganid) 5. masawir ama muuqaal masrax 6. durmo (irbad laysku duro).
shot: /shot/ (v) (shoot, oo fal tahay ah).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
shot
n., quruurux, -i, rash, -ki.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
upset
/apset/ (n) murugo (caloolxumo) (adj) 2. murugeysan (calool xun) (v) 3. qallibid (rogid, gaddiyid) (v) 4. fadqalalayn (fidnayn) (v) 5. xanuun u keenid (sida wax calool xanuun kuu keena).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
upset
v.tr., foorori, rid, rog.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
uproot
/apruut/ (v) 1. rujin (xididada usoo rujin, jirridda u siibid). 2. ka guurid ama ka rarid meel qof ama dad ku noolaayeen.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
uproot
v.tr., ruji, fuji, soo fuji; uproot this tree, geedka fuji.
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
jump shot
toogasho bootin
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
snapshot
/snaap shot/ (n) sawir deg-deg loo qaaday.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
earshot
/iyar-shat/ (n) xudduuda maqalka ee dhegta (inta dhegtu wax ka maqli karto).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
potshot
/pat shat/ (n) iska-shiishid (wax layska tuuro ayadoon si fiican loo shiishin).
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Sunspot
Bar qorraxeed
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
umashoo
f.mg3 (-ooday, -ootay) Qof dareema caro ciilqab ah noqosho. la-mid: umal².
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
umashoo
(fal) qof dareema cadho ciilqab ah noqosho. Dh: umal.
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
upstart
kor u bilow
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
upstart
/ap start/ (n) dhawaan-soogal si lama filaan ah u dallaca (sida qof shaqo ku cusub oo hal-mar dallaca) ~ daaqad ka soo gelis.