uproarious
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
uproarious
/aprooriyas/ (adj) 1. sawaxan badan (buuq iyo qaylo badan) (adj) 2. wirix-badan (qosol iyo buuq badan).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
precarious
/prikeriyas/ (adj) 1. aan meel ku sugnayn (aan meel haysan ama meel ku nagayn) 2. khatar ah (halis ah).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
pròprio
agg. - gaar ah.
avv. runtii.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
various
/vaariyas/ (adj) 1. kala-duwan (kala-gadisan) (adj) 2. dhawr ah (dhawr wax oo kala-duwan).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
glorious
/glooriyas/ (adj) muunadaysan, muunad-leh.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
gracious
/greyshas/ (adj) 1. asluub iyo xushmad leh (adj) 2. naxariis leh, naxariista (adj) 3. raaxada nolosha oo lugu gaaro qaninimo. e.g. gracious living.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
precious
/preshas/ (adj) qiime sare leh ~ aad qaali u ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
previous
/priiviyas/ (adj) ee hore (waqti hore); mar hore.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
previous
a., hore.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
pruritus
(n) severe itching, usually of undamaged skin.
cuncun halisa
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
spacious
/speyshas/ (adj) fitaax ah (fidsan, oo in-badan deeqa).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
spurious
/spyuriyas/ (adj) 1. been ah (run loo ekeysiiyey, laakiin been ah, sida saxiix been ah oo qof kale saxiixay) 2. khaldan (khalad ku jiro).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
atrocious
/atrooshas/atrociously; (adj) 1. aad u xun ama aad u tayo daran. 2. wax aad u xun oo laga walaaco ama naxdin leh. e.g. His manners are atrocious.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
atrocious
/atrooshas/ (adj) eed ing hung (naariis ing lahaayny). His behaviour is atrocious. Last week we had atrocious weather.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
ferocious
/ferowshas/ ferocity; (adj) 1. dad-cun, horor-ah (adj) 2. bahalnimo ah, waxashnimo.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
ferocious
a., dad xun ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
hilarious
/hileeriyas/ (adj) minqax-badan, qosol-badan.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
laborious
a., hawleed, hawshooda, xoog weyn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
nefarious
/naferiyas/ (adj) sharci darro ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
notorious
/nowtooriyas/ (adj) qof ama wax xumaan ku caan baxay. e.g. notorious person.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Uniparous
Mid dhale
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
vicarious
/vaykeeriyas/ vicariously; (adj) 1. si-dadban u dareemid, sida dareenka aad ka sawirato buug ama filin aad daawanayso (adj) 2. booskiisii-jooga (ka wakiil ah).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
voracious
/vareyshas/ voraciously (adv); (adj) 1. cir-weyn (hunguri- weyn) (adj) 2. aan ka dhargin (aad u jecel, oo aan marna ka dhargin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
gregarious
/grigeeriyas/ (adj) bulshay ah (ijtimaaci ah).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
prodigious
/prodijas/ (adj) xad-dhaaf ah (siiba weynaanta iyo tirada).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
propitious
/prapishas/ (adj) ayaan badni leh (nasiib wanaag leh; fartuuno ah).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
ungracious
/angreyshas/ (adj) edeb daran (edeb-xumo ah).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
multifarious
/malta-feri as/ (adj) kala duduwan (noocyo badan leh).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
supercilious
/suupar siliyas/ superciliously; (adj) xaqiraad ah (yasmo ah).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
flirtatious
/flerteyshas/ (adj) is-mashashuurin ah; xod-xodasho muujinaya.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
meritorious
/meratoori as/ (n) abaalgud mudan (mudnaan leh).
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
unconscious
(n) without conscious awareness, asleep and unable to respond to effort to be awaken.
miyir la'aan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unconscious
/ankonshas/ unconsciously; (adv) 1. miyir-la'aan (miyir-beel) (adj) 2. Kama' ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
superstitious
/suupar stishas/ (adj) quraafaad ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unpretentious
/anpritenshas/ unpre- tentiously (adj); is-tustus la'aan (aan is-muujin).