ereyga

upholstery

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

upholstery

DHAN

/apholistari/ (n) 1. xirfadda dahaar-gelinta (siiba kuraasta iwm) (n) 2. foodaraha ama dahaarka kuraasta lugu dahaaro.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

upholster

DHAFAN

/anholistar/ (v) dahaar gelin, siiba dahaar gelinta kuraasta iwm.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]

dahaar

DHAABAN
1

-ka: (n) upholstery cover (kovar)-, casing (keysing)', insulation (in-so-leey-shin)', shell (sheel) ~ dabool

2

dahaar -ay I tay: (v) insulate (in-so-leeyt)', encase (en-keeys)', cover (kavar)

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

holster

DHAFANDHAAF

/howlistar/ (n) galka bistooladda.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

hosiery

DHAFANDHAAF

/howshari/ (n) sigisyada iyo dharka kale ee hoos-gashiga ah.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

pottery

DHAFANDHAAF

/potari/ (n) 1. xirfadda dheri samaynta 2. dhoobo ka samaysan (shay dhoobo ah).

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

philately

DHAFANDHAAF

/filaatali/ (n) faran-kaboollo aruurinta (tigidhada boostada aruurin, hiwaayad ahaan).

waa la naqliyay ✓

Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]

Philately

DHAFANDHAAF

muunad tigidh

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]

cholesterol

DHAFANDHAAF
1

(n) a pearly, fat-like substance that is a major cause of heart disease.

2

waxa baruurto kale ah keentana wadna xanuun

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

cholesterol

DHAFANDHAAF

/kalestarool/ (n) maaddo laga helo unugyada jirka, oo caawisa badashada baruurta, dabadeedna xirta halbowlayaasha dhiigga.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]

suppository

DHAFANDHAAF
1

(n) a medicated mass adapted for introduction into the rectal, vagina, or urethra opening of the body.

2

dawaada dabada ama huusat la geliyo

waa la naqliyay ✓