unwind
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unwind
/anwayndh/ (v) 1. fur-furid (sida wax duubnaa) (v) 2. nasasho (istireexid, siiba kolkaad daalan tahay).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unkind
/ankayndh/ (adj) naxariis-darro ah.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
unkind
a., naxariis la', naxariis (ba) ma yaqaan.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Wind
Dabeyl
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Wind
Dabayl
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
wind
/windh/ (n) 1. dabayl (n) 2. neef (v) 3. duubid.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
wind
n., dabayl, -shi; windless, dabayl la'aan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Unkid
(Unkid-da)
Unugga hore samayn; bilaabid.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
unkid
m.f.dh eeg unug².
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
Unkid
Iniziamento
Incipience
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
unkid
-da: (magac, dhedig, keli) wax cusub samayntiisa bilaabid: unugga hore samayn. Unkidda tixdu ma hawl yara ebyiddu na ka sii daran. Dh: bilaabid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unwise
/an ways/ (adj) caqli-xumo ah (doqoniino ah).
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
unwanted
(adj) something that is not wanted, required, or needed.
lama rabo ama looma baahna
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unwanted
/anwantdh/ (adj) aan la- rabin (aan loo-baahnayn).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unwieldy
/anwiidhli/ (adj) sirgaxan (gurracan, isticmaalkiisu sirgaxan yahay, qaab-daro ama culays darteed.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
cawinid
m.dh la-mid: caawinid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
cunning
/kaning/ (n) xeelad-badni (xeel badan).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
cunning
a., khiyaane, khiyaana leh, nejis, -ki.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
entwine
/intwayn/ (v) isku-marid, is-dhex galin. e.g. They walked along with their arms entwined.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
gnawing
n., feenfeenasho, -adi, feenfeenad, -ki.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Hunting
Ugaarsi Baran
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
hunting
m., dabad, -ki, ugaadhsi, -gi.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
mankind
/maankayndh/ (n) bini-aadan; bashar.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
mankind
n., dad, -ki.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
running
/ranin/ (adj) 1. ordaya (orod samayn) 2. wax kasta oo xawaare ku socda.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Running
Socodsiin, wadis
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unaided
/an-eydhidh/ (adj) aan-la kaalmayn (aan gacan-la siin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
undoing
/andhu yin/ (n) sababta wax ku kharribmaan (sabab wax u fashilmaan)
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unhinge
/anhinj/ (v) jaah-wareerin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unsound
/ansawndh/ (adj) cillad leh (aan saliim ahayn).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
untried
/antraydh/ (adj) aan la-tijaabin.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Fohn wind
Dabeyl kulul
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
untrained
/antreyndh/ (adj) aan tababar lahayn (aan tababar iyo aqoon toona lahayn).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unwilling
/anwilin/ (adj) diiddan (aan ogolayn).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unwitting
/anwitin/ (adj) aan ogayn; aan u-qasdin.