ereyga

unugmaskaxeedka dhaqaaqa

Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]

unugmaskaxeedka dhaqaaqa

DHAN

m.l (cilmiga naflayda) Unugyada sameeya mareennada u dhexeeya maskaxda iyo xubinta dhaqaaqa, (muruqa, lafaha) midkood.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

unug-maskaxeedka dhaqaaqa

DHAFAN

m.l (cilmiga naflayda) Unugyada sameeya mareennada u dhexeeya maskaxda iyo xubinta dhaqaaqa, (muruqa, lafaha) midkood.

waa la naqliyay ✓