unspecified
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unspecified
/an spesifaydh/ (adj) aan la-sheegin (aan la tilmaamin).
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
aan la sheegin
(adj) 1. unannounced (an-anawn-sid) 2. unspecified (an ispe sifaayid) ~ aan la tilmaamin. Ex: wakhti aan la sheegin; unspecified time
Magacyada Nafleyda Soomaaliyeed (Laatiin-Talyaani-Ingiriis-Soomaali) - Funayooli, Simoneeta [1985]
Crocuta crocuta
(I) Iena macchiata;
(E) Spotted Hyena;
(S) DHURWA (S. g. Durwa, Durweh, Dru'a); WARABA (S. c. m. Waraba; S. s. Warawo [Usato per ogni lena non specificata. Used for any unspecified lena.]
Magacyada Nafleyda Soomaaliyeed (Laatiin-Talyaani-Ingiriis-Soomaali) - Funayooli, Simoneeta [1985]
Falconidae genn. spp.
(I) Aquile e grandi Falchi;
(E) Large Hawks, generic
(S) HOOR (S. c. m.: Hōr); AQAB, AGAB (S. c. s.: Agàb); -(I) Falchi medio-grandi indeterminati,
(E) Middle to large unspecified species,
(S) Unfey (S. c. m.: Unfey, Unfer); (I) Falchi medi e piccoli;
(E) Falcons, Hawks, Buzzards and Kestrels;
(S) Galeyr (5. g.: Galér)
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
spécifier
spécifier, v. - fasirid; si cad u sheegid
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unidentified
/anaydhentafaydh/ (adj) aan la-magacaabin (aan la-sheegin).
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
specific
(adj) special, distinctive, or unique, as a quality or attribute.
khaas ah ama cayimaan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
specific
/spisifik/ (adj) 1. si cad (si qeexan); si go'an 2. gaar ah (khaas ah); si gaar ah.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
specifico
agg. - gaar ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
undecided
/andhisaydhidh/ (adj) aan la-go'aansan (aan go'aan gaarin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unspoiled
/an spooyldh/ (adj) aan la hallayn (aan la-xumayn).
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
nonspecific
(adj) not due to any single known cause,
wax cayinayn
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unjustified
/anjastafaydh/ (adj) aan cududaar lahayn (aan sabab lahayn).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unqualified
/ankwolifaydh/ (adj) 1. aan u-qalmin (sida qof aan jago u qalmin, oo aan haysan tacliintii iyo xirfaddii la rabey) (adj) 2. aan-xad lahayn (aan xadaysnayn).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unsatisfied
/ansaatisfaydh/ (adj) aan qanacsanayn (aan qancin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
inspired
/inispayardh/ (adj) 1. aad xariif u ah (aad u maskax fiican). e.g. He was an inspired artist. 2. qiyaas aad sax u ah (aad mooddid in loo waxyooday). e.g.It was just an inspired guess.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pacifier
/paasafayar/ (n) mujuruca carruurta lugu sasabo (caaga carruurta lugu aamusiyo oo la nuujiyo).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pacifier
pacifier, v. - nabadayn; nabad dhalin; dajin qaboojin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
speciale
agg. - gaar ah, gooni ah.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
specimen
(n) an individual, item, or part taken as representative of an entire set or whole; sample.
muunad baa laga qaaday
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
specimen
/spesaman/ (n) kaambiyoone (tusaale).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
spécimen
spécimen, n.m. - mid tusaale ah; muunad
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
underfed
/andhar-feedh/ (adj) aan cunto ku filan la siin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unopened
/anopendh/ (adj) aan- furnayn (aan la furin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unsuited
/ansuutidh/ (adj) aan ku habboonayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inspecter
inspecter, V. - kormeerid; baadigoobid; sahamin
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
suspected
a., la tuhmay (nin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unscathed
/aniskeythdh/ (adj) aan waxba-qabin (bad-baaday).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unsettled
/ansetaldh/ (adj) aan deganayn; aan-xasilloonayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unskilled
/an skildh/ (adj) 1. aan xirfad lahayn (shaqaale bilaa-xirfad ah) (adj) 2. aan xirfad u baahnayn (shaqo aan xirfo u baahnayn).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
inspection
/inspekshan/ (n) baaris.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Inspection
Baaris
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inspection
inspection, n.f. - ilaalin; kor socod; kormeerid.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Simplified
Fududeysan
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
spécifique
spécifique, adj. - wax gaar ah; si gaar ah
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unexpected
/anekspektidh/ (adj) aan la-filayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unoccupied
/an-okyupaydh/ (adj) 1. bannaan (maran, aan lugu jirin) (adj) 2. firaaqa ah (aan mashquul ahayn).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unsolicited
/ansalisitidh/ (adj) aan la- dalban (aan la wayddiisan).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unsuspected
/ansaspektidh/ (adj) aan la-filayn (aan la-tuhmayn).