unskilled
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unskilled
/an skildh/ (adj) 1. aan xirfad lahayn (shaqaale bilaa-xirfad ah) (adj) 2. aan xirfad u baahnayn (shaqo aan xirfo u baahnayn).
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
aan tababarnayn
(adj) untrained (antareeynidh); unprepared (an-piri-peeridh); unskilled (an-iskilidh)
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
skilled
/skildh/ (adj) 1. xirfad leh (xirfadle) 2. xirfad u baahan (shaqo xirfad laysaga baahan yahay).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
skillet
/skilit/ (n) birtaawo (birta burka lugu shiilo ama dubo).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unsolved
/ansolvdh/ (adj) aan la xallin (aan xal-laga gaarin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unsuited
/ansuutidh/ (adj) aan ku habboonayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
instiller
instiller, V. - dhibdhibcin; dhibic dhibic u shubis.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unsettled
/ansetaldh/ (adj) aan deganayn; aan-xasilloonayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unspoiled
/an spooyldh/ (adj) aan la hallayn (aan la-xumayn).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
conseiller
conseiller, V. - La talin; Talo siin; wax u sheegid; ku talin.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
filled
a., buuxsan; be filled, buuxsan, buuxsanow.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
killer
/kilar/ (n) dilaa (wixii wax dila)
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
seille
seille, n.f. - weel qori ka samaysan sida dhakalka iwm
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
selled
m.dh (-do, m.l) Weel caw laga falkiyo oo midabyo badan loo yeelo oo suuqyada looga adeegto; dambiil. la-mid: sallad².
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
selled
-da: (magac, dhedig, keli) eeg danbill.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
united
/yuunaytidh/ (adj) midaysan (isku-duuban, midoobey).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unkind
/ankayndh/ (adj) naxariis-darro ah.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
unkind
a., naxariis la', naxariis (ba) ma yaqaan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unsaid
/ansedh/ (adj) aan la sheegin (aan la oran).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
ensellé
ensellé, adj. - dhabarka dari ku leh sida faraska
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
ensiler
ensiler, v. - bakaargalin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
nouille
nouille, n.f. - Baasto.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unaided
/an-eydhidh/ (adj) aan-la kaalmayn (aan gacan-la siin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
untried
/antraydh/ (adj) aan la-tijaabin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entaille
entaille, n.f. - qoridda; gori hawl ka qabashada, wax cusub kasoo saaridda; qorista; dhaawac wax af lehi gooyo
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
fusiller
fusiller, v. - toogasho; dilid rasaas lala dhoco
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
inspired
/inispayardh/ (adj) 1. aad xariif u ah (aad u maskax fiican). e.g. He was an inspired artist. 2. qiyaas aad sax u ah (aad mooddid in loo waxyooday). e.g.It was just an inspired guess.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
intaille
intaille, n.f. - qoridda dhagaxa.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
osciller
osciller, v. - dhaqdhaqaajin marba dhan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pastille
/paastel/ (n) nac-nac wareegsan oo dhuunta loo qaato.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pastille
pastille, n.f. - nacnac yaryar; dawo macaan oo sida nacnaca oo kale ah oo loo cuno hargabka iyo dhuun xanuunka.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Unbiased
Madhameex, dhexdhexaad
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unbiased
/an bayast/ (adj) aan dhanna u iillayn (aan eex ku jirin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unsettle
/ansetal/ (v) kicin (qalalaalso gelin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unstable
/an steybal/ (adj) aan- daganayn (aan xasilloonayn).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Unstable
Xasil la'aan
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
baskiilad
f. n. bicycle
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
baskiilad
de: bicycle
lx: baskiilad
pd: (-da)
ps: n1-f
key: baskiilad
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
bismillee
f.g2 (-leeyay, -leysay) 1. Bisin u qabsasho (cunto), dhadhamin. 2. (dii.) Bisin wax ku billaabid.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
bismillee
f.g2 (-leeyay, -leysay) 1. Bisin u qabsasho (cunto), dhadhamin. 2. (dii.) Bisin wax ku billaabid. m.f.dh, bismillayn.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
bismillee
v. begin (meal ~ anything else) with a blessing
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
bismillee
(fal) cunista cunto ama cabbitaan bilow, yara qaado, yara kabbo ama yara dhadhami, haku dheeraan.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
bismillee
bw: Arabic
de: begin (a meal or anything else) with a blessing
lx: bismillee
pd: (bismilleeyey)
ps: v2b=
key: bismillee
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Distiller
Miire
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
distiller
distiller, v. - Xareed.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entailler
entailler, v. - qorid; qoris; sarid (mindida)
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
gaspiller
gaspiller, V. - khasaarin; dayicid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
installer
installer, V. - degid; dejin; la dego; la dejiyo.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
kilkillee
(fal) cid kale, kilikilooyinka qabo si aad uga qosliso. Dh: kilkili.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unrivaled
/anrayvaldh/ (ame) unrivalled (bre); (adj) heer sare ah (aan la gaari karin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unscathed
/aniskeythdh/ (adj) aan waxba-qabin (bad-baaday).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
funérailles
funérailles, n.f.pl. - xabaal (geeri) maamuusid aas ama duugis qof dhintay la aasayo ama la duugayo.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
pain killer
(n) something, such as a drug, that relieves pain.
xanuun bi'is
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unjustified
/anjastafaydh/ (adj) aan cududaar lahayn (aan sabab lahayn).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unsatisfied
/ansaatisfaydh/ (adj) aan qanacsanayn (aan qancin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unsolicited
/ansalisitidh/ (adj) aan la- dalban (aan la wayddiisan).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unspecified
/an spesifaydh/ (adj) aan la-sheegin (aan la tilmaamin).