unquestionable
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unquestionable
/ankweshanabal/ (adj) aan-su'aal laga keeni-karin (aan laga shakiyi karin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unquestionably
/ankweshanabli/ (adv) su'aal la'aan (shaki la'aan).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
questionable
/kwes shanabal/ (adj) su'aal ka imaan karto (shaki ku jiro).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unmentionable
/anmenshanabal/ (adj) aan la sheegi karin, xumaan darteed.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Questionare
Su'aalo-qoran
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unjustifiable
/anjastafayabal/ (adj) aan loo cududaari karin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
inestimable
/inestamabal/ (adj) aan la qiyaasi karin (qaali ah). e.g. necklace of inestimable value.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inestimable
inestimable, adj. - aan la qiyaasi karin; aad u weyneyn; qaali ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
undesirable
/andhisayrabal/ (adj) aan loo baahnayn (aan la rabin).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
questionàrio
s.m. - weydiimo qoraal ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unreasonable
/anriisanabal/ unreasonably (adv); (adj) aan macquul ahayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
injustifiable
injustifiable, adj. - aan qiil loo hayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
objectionable
/objekshinabal/ (adj) wax xun oo in la diido mudan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
questionnaire
/kwes shaner/ (n) su'aalo qoraal ah oo jawaabtooda loo bandhigo dad badan si arin wax looga ogaado.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
impressionnable
impressionnable, adj. - yaab leh.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
fashionable
/fashinabal/ (adj) moodo-ah, casri-ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
indefinable
/indhifaaynabal/ (adj) aan la qeexi karin (aan la caddayn karin).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
indésirable
indésirable, adj. - aan la cabin.
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
intentional
ulakac
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
intentional
/intenshanal/ (adj) ula-kac, kas (bareer)
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
justifiable
/jastafayabal/ (adj) cududaar leh (loo cududaari karo).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pensionable
/penshanabal/ (adj) qof xaq u yeelan kara lacagta hawl-gabka.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
questionner
questionner, V. - su'aalid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
incultivable
incultivable, adj. - aan la beeran karin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
indéclinable
indéclinable, adj. - aan la diidi karin
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
inestimabile
agg. - aan la qiimayn karin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inextirpable
inextirpable, adj. - aan lasoo bixin karin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
intenzionale
agg. - ula kac.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
interminable
interminable, adj. - aan dhammaanayn.
Qaamuus-Yare Ingiriis-Jiiddu-Soomaali - Saalim Caliyow Ibro [1998]
question (v)
wuli worsidhaal
su'aalid
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unbelievable
/anbiliivabal/ unbelievably (adv); (adj) aan la rumayn karin (aan macquul-ahayn).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unfathomable
/anfaathamabal/ (adj) aan la fahmi-karin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unmistakable
/anmisteykabal/ (adj) aan-lugu khaldami karin (aan la qaldi karin).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inguérissable
inguérissable, adj. - cudur aan laga bogsan karin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inqualifiable
inqualifiable, adj. - aan wanaagsanayn; sharaf lahayn.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Professionale
Shaqa-aqoonta
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unpredictable
/anpridhiktabal/ (adj) aan la-saadaalin karin (aan la oddorosi karin).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Unserviceable
Koore-ka furad, lufan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unconditionally
/ankandhishanali/ (adv) shuruud la'aan.