unfamiliar
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unfamiliar
/anfamilyar/ (n) ku cusub (aan horay loo aqoon).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
familiar
/familiyar/ (adj) 1. la-yaqaan, la garanayo, caadi-ah. (adj) 2. aqoon u-leh, cilmi u-lahaansho. e.g. She is familiar with computers. (adj) 3. furfurnaan ama macriifo saa'id ah.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
horleh
(adj) not previously experienced or encountered: unfamiliar (an famiiliyer)-, new (nuu) ~ ku cusub
Magacyada Nafleyda Soomaaliyeed (Laatiin-Talyaani-Ingiriis-Soomaali) - Funayooli, Simoneeta [1985]
Aepyceros melampus
(I) Impala;
(E) Impala;
(S) ELOGEDUD [Da considerare con riserva, la specie è poco famigliare ai somali ed è possibile che venga confusa col Damalisco di Hunter per la forma delle corna e col Gerenuk per il colore. To be considered with caution, the species is unfamiliar to Somalis and may be confused with Hunter's Damaliscus due to the shape of its horns and with the Gerenuk due to its color.] (Wajir: Elo geded), CAROLA (Tana River, fide Dracopoli: ‘Arola)
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
familial
familial, adj. - qoys ahaan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
familier
familier, adj. - ku caan ah.
peu familier - aan la aqoon; caan maaha.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
familiare
agg. - qoyseed; si fiican loo yaqaan.
s.m. - xubin ka tirsan qoyska.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unfailing
/anfeylin/ unfailingly (adv); (adj) aan is-beddelayn; joogto ah.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
anfariir
anfariir¹: m.l 1. Dareen kulminaya yaab weyn iyo cabsi; argaggax. 2. la-mid: anfariirid.
anfariir²: f.mg1 (-ray, -rtay) Yaab weyn iyo cabsi dareemid.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
anfariir
f.mg1 (-ray, -rtay) Yaab weyn iyo cabsi dareemid. m.f.dh, anfariirid.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
anfariir
(fal) (ka ~) dhacdo, war iyo wax la mid ah naxdin, cabsi iyo argagax ka dareen.
anfariir-ka: (magac, lab, keli) yaab, cabsi iyo naxdin soo kordhiyey. Anfariirka Shiinaha dhigee Yurub ka uugaantay. Dh: argagax, amakaag, shaamareer, irkig, fajac.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
famiglia
s.f. - xaas, qoys, reer.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
umiliare
v.tr. - liidid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
familiarly
/familyarli/ (adv) si-furfuran, si-macruufnimo badani ku-jirto.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
paramilitary
/paara milateri/ (adj) ciidan kal-kaalid (kaaliye ciidan).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
familiarité
familiarité, n.f. - saaxiibnimo; qoysnimo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
familiarity
/familyariti/ (n) 1. aqoon-badan, macrifo-fiican (n) 2. fur-furni iyo macruufo-badan (sida is-dhexgalka dadka aad isu-yaqaan).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
familiarize
/familyarays/ (v) barasho ama barid, macrifo u-yeelasho.