ereyga

underprivileged

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

underprivileged

DHAN

/andhar-privilijdh/ (adj) qaddarinta iyo fursadaha dadka kale haysto aan haysan.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

underdeveloped

DHAFANDHAAF

/andhar-dhivalopt/ (adj) aan-horumarsanayn.

waa la naqliyay ✓

Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]

Under Developed

DHAFANDHAAF

Saboolnimo

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

enterprising

DHAFANDHAAF

/interpraysin/ (adj) karti leh, awood wax-fulineed leh.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

undercarriage

DHAFANDHAAF

/andhar-kaarij/ (n) shaagga hoose ee diyaaradda.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]

indescrivibile

DHAFANDHAAF

agg. - aan la sifayn karin.

waa la naqliyay ✓

Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]

Under Employed

DHAFANDHAAF

Shaqo yaraan

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

undermentioned

DHAFANDHAAF

/andhar-menshandh/ hoos lagu sheegay (hoos ku xusan).

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]

undernourished

DHAFANDHAAF
1

(adj) the condition of being provided insufficient quantity and quality of food to sustain proper health and growth.

2

nafaqo daro haysa

waa la naqliyay ✓