underhand
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
underhand
/andhar-haandh/ (adj) qarsoodi ah (sir ah).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
understand
/andhar staandh/ (v) fahmid (garasho).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
understand
v.tr., garo; do you understand? ma ku dhacday? I understand, i dhacday.
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
dhiibidda gacanta ka hoos
underhand pass
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
tuurasho gacanta ka hoos
underhand service
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Undergains
Saaqiyad hoose
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
underpants
/andharpants/ (n) nigis (surweel-hoose).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
upper hand
/ (n) gacan sarrayn (guul helid).
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
underarm
(n) armpit; located, placed, or situated under the arm.
kilinkilo
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
underfed
/andhar-feedh/ (adj) aan cunto ku filan la siin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
underpay
/andhar-pey/ (v) mushaar aan ku filayn la siiyo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
underdone
/andhar-dhan/ (adj) aan la bislayn (yacyacood ah).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
underline
/andhar-layn/ (v) 1. hoos ka xarriiqid. 2. adkayn ama muhiimaddeeda muujin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
undermine
/andhar-mayn/ (v) 1. salka ka qodid (aasaaska ka baabi'in) (v) 2. daciifin (siiba wax qofka caafimaadkiisa ama awooddiisa daciifiya).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
underrate
/andher-reyt/ (v) yaraysi (wax-yar ka soo qaadid).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
undertake
/andhar-teyk/ (v) 1. la-wareegid (sida jago qof horay u hayey la wareegiddeed 2. ballan qaadid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
undertone
/andhar-town/ (n) cod- gaaban (mawjad-gaaban).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
underwent
/andhar-went/ (v) (undergo, oo fal tagay ah).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
countermand
/kawntarmandh/ (v) amar-burin ( amar lugu nasakho mid dambe).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
underground
/andhar-graawndh/ (adj) 1. dhulka-hoostiisa ah (adj) 2. qarsoodi ah (sir ah) (bre) (n) 3. tareenka-dhulka hoostiisa mara.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
undersigned
/andhar-sayndh/ (adj) hoos-ku saxiixan (qofka magaciisu hoos ku saxiixan-yahay).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
undertaking
/andhar-teykin/ (n) 1. hawl-culus 2. ballan-qaad.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Hinterland
Barimarsl
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
undergrasp
xoog u qabasho hoose
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
underneath
/andhar-niith/ (n) hoose (dhanka hoose).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
undershirt
/andhar-shert/ (ame) (n) garan (funaanad shaatiga laga hoos xirto).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
understate
/andhar-steyt/ (v) wax-yar ku sheegid (yarayn, si yarayn ah u sifayn).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
undertaker
/andhar-taykar/ (n) xabaala-qode (qofka qabriga meydka diyaariya).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
underwater
/andhar-wootar/ (adj) biyaha-hoostooda.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
understaffed
/andhar-staaft/ (adj) shaqaala-yari hayso (shaqaaluhu ku yar-yihiin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
demand
/dhimandh/ (n) 1. dalab (weydiisi) (v) 2. dalbasho (waydiisasho).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
demand
v.tr., (ask) su’aal, weydii, weydiiso; (claim) qanan, sheego.
demand, n., (question) su’aal, -ki, weydiis, -ki; (claim) qanan, -ki.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
dermad
m.dh Gees lo'aad inta la kululeeyey la soo laabay oo diillimo bati ah (macdan) lagu shaqlay oo dhallinta shirta ciyaarta cududda bidix ku xirtaan, balaayo xijaab ah.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
dermad
-da: (magac, dhedig, keli) gees lo'aad inta la kululeeyey la soo laabay oo diillimo bati ah (macdan) lagu shaqlay oo dhallinta shirta ciyaarta cududda bidix ku xirtaan oo balaayaxijaab ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
errand
/erandh/ (n) adeeg-gaaban oo qof u-baxo. e.g. She has sent the boy on an errand.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
undergo
/andhargow/ (v) marid (soo-marid, sida dhib ama khibrad soo marid).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unheard
/anherdh/ (adj) aan la dhagaysan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Bedertan
(Bedertan-ka)
Sida loo kala orod badan yahay isu eegid; tartan; (ama beretan).
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
bedertan
bedertan¹: m.l Tartansiinta wax orod lagu tartansiiyo. la-mid: baratan¹, beretan¹.
bedertan²: f.mg1 (-amay, -antay; -ami) Wax orod ku tartamid. la-mid: baratan², beretan².
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
bedertan
bedertan¹: m.l Tartansiinta wax orod lagu tartansiiyo. la-mid: baratan, beretan.
bedertan²: f.mg1 (-amay, -antay; -ami) Wax orod ku tartamid. m.f.dh, bedertamid. la-mid: baratan, beretan.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
bedertan
v. compete, race (with one another)
bedertan vl. n. competition, race
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
bedertan
-ka: (n) act of competing; competition (kom piti shan); contest (kon test)
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
bedertan
-ka: (magac, lab, keli) eeg bedertamid.
bedertan -ka: (magac, lab, keli) loolan oroda. Boolay ahayd faan waxay, beretamaayaane.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
endurant
endurant, adj. - samir leh; dulqaadasho u leh daalka; xanuunka iwm.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
énervant
énervant, adj. - ka cadhayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
forehand
/foor-haandh/ (n) darbada gacanta ee calaacashu soo horrayso, siiba kubbadda miiska.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
freehand
/friihaandh/ (adj) sawir-gacmeed, aan mastarad la isticmaalin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
undercut
/andhar-kat/ (v) sicir-ka jaban ku gadid (suuqa ka saarid).
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Undertow
Mawj ad noqod
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unerring
/anerin/ unerringly; (adj) khalad la'aan (sax ah).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
endormant
endormant, adj. - seexis.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Side band
Liid dhinac
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
uncertain
/ansertan/ uncertainly; (adj) aan-la hubin (aan-sugnayn, shaki ku jiro).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
undecided
/andhisaydhidh/ (adj) aan la-go'aansan (aan go'aan gaarin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
underfoot
/andhar-fuut/ (adv) cagta hoosteeda.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
underside
/andhar-saydh/ (n) dhanka hoose.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
underwear
/andhar-weer/ under clothing; (n) dharka hoosgashiga ah (sida garanka, nigiska, googaradda iwm).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
interchange
/intarjeynj/ (n) is-weydaarsi (isku-beddelid).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
rubber band
/rabar bandh/ (n) xarig caag ah (suun caag ah).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
uncertainty
/ansertanti/ (n) 1. shaki (shaki ku jiro) (n) 2. walaac (wax aan sugnayn, siduu noqon doonana saan la ogeyn).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unwarranted
/anwoorantidh/ (adj) sabab-la'aan (sida arin sabab li'i loo sameeyo).