unbutton
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unbutton
/unbatn/ (v) badhanka ka furid, (guluus ka furid).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
button
/battan/ (n) 1. badhan; guluus 2. batoon. e.g. You have to press the button in order to start the machine.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
button
/battan/ (n) 1. galluus. 2. batoong.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
button
n., badhan, -ki.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
mutton
/matan/ (n) hilibka idaha.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
mutton
n., hilib idaad, -ki, idaha.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
glutton
/glatan/ (n) dhuuni (qof cir weyn).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
glutton
n., candha dheer, -ki, hunguri weyn, ciir weyn.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Neutron
Niyuutaroon
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
neutron
/niyuutran/ (n) qayb ka mid ah bu'da atamka oo aan danab lahayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
neutron
neutron, n.m. - Qayb kamid ah bu'da atamka oo aan wax danab ah qaadan.
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
unbeaten
aan laga adkaan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unburden
/anberdhan/ (v) u-furfurmid (u sheegid sirtiisa ama dhibtiisa, si uu u nafiso).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
undulation
n., godgod, -ki.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
hunjuftan
-ka: (magac, lab, keli) socod lugaha aad loo qaadqaado. Li: hunnuush.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Induction
Saaqan
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Induction
Nuugid
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
induction
induction, n.f. - wax ku bilawda keli-keli kaddibna arrin guud noqota.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
intuition
/intuwishan/ (n) dareenka qofka (dareenka ama garaadka).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
undertone
/andhar-town/ (n) cod- gaaban (mawjad-gaaban).
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Unuungoyn
(Unuungoyn-ta)
Madaxa ka goyn.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
unuungoyn
m.f.dh eeg unuungoo.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
unuungoyn
-ta: (magac, dhedig, keli) noole madaxa kagoyn; nafta goyn. Dh: unuungooyo, dilid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unwitting
/anwitin/ (adj) aan ogayn; aan u-qasdin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unwritten
/anritan/ (adj) aan qornayn (aan la qorin).
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
hunbulitaan
-ka: (magac, lab, keli) wax humbulan ka dhigitaan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
punctuation
/pank juweyshan/ (n) astaamayn (shaqal gelinta qoraalka sida hakadka, joogsiga iwm).