unbounded
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unbounded
/anbawndhid/ (adj) aan xad lahayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unfounded
/anfawndhid/ (adj) aan sal lahayn (aan xaqiiqo ku salaysnayn).
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Bounded
Soohdimaysan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unsound
/ansawndh/ (adj) cillad leh (aan saliim ahayn).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
wounded
a., dakhar leh, qoon leh, nabar leh; mortally wounded, dhinsan.
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
grounded
dhuleeyey
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unburden
/anberdhan/ (v) u-furfurmid (u sheegid sirtiisa ama dhibtiisa, si uu u nafiso).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
undaunted
/andhontidh/ (adj) aan niyad jabin (aan-quusan; aan cabsanayn).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
undoubted
/andhawtidh/ undoubtedly (adv); (adj) shaki la'aan ah (la hubo).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unattended
/anatendhidh/ (adj) cidla ah (aan cidna ilaalinayn).
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Unbalanced
Dheelisan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unbalanced
/anbaalanst/ (adj) 1. aan miisaaneyn (adj) 2. yara-waalan (maskaxda wax uga dhimman yihiin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
abound
/abowndh/abounds, abounding, abounded; (v) wax tiro badan ama xaddi badan. e.g. The world of science fiction abounds with wonders.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
abound
v.tr., badnaw, badso, dhereg.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
bounce
/baawnsi/ (v) 1. dib usoo booda, soo noqda (banooni meel lugu dhuftay oo soo booda)(v) 2. jeeg bangigu soo celiyo (badanaa xisaabta oo aan lacag ku jirin). e.g. I hope this check won't bounce.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
bounce
/baawns/ (v) 1. ha boothow. 2. reed hang naghadow The ball bounced off the floor.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
bounce
v.i., (leap) bood.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Bundad
(Bundad-da)
Xirmo dhar ah oo daaqado badani ku jiraan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
bundad
m.dh (-do, m.l) Xirmo dhar ah oo ka kooban dhawr daaqadood.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
bundad
f. n. bundle, bale
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
bundad
-da: (n) [Pl. bundado-ha] bundle (bandhel); package (paakeeyj)
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
bundad
-da: (magac, dhedig, keli) xidhmo dhar ah. Bundad hudhaydh ah baan Khamiista furaynaa. bunduq-a: (magac, lab, keli) nooc hubka fudud ka mid ah oo le dhuun dheer oo gudaha maraaro ay rasaastu sii marto oo xawligeeda biiriya ku leh. Dh: qori, buntukh.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
bundad
de: bundle, bale
lx: bundad
pd: (-da)
ps: n1-f
key: bundad
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unborn
/anboorn/ (adj) aan dhalan (ilmaha uurka ku jira, ee aan weli dhalan).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
undone
/andhan/ (adj) 1. aan-xirnayn (adj) 2. aan la samayn (aan la qaban).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
unióne
s.f. - midow.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unused
/anyuusdh/ (adj) 1. aan la- isticmaalin (adj) 2. aan u-baran (aan horay usoo-marin).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
abonder
abonder, v. - tiro badni; xaddibadan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
blunder
/balandhar/ (n) 1. khalad fool xun (axmaqnimo u dhacay) (v) 2. hamagsi (si indha la'aan ah u socod)
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
blunder
/blandar/ (n) gef doghongnimy eh. Driving a car with a very high speed in the city is a blunder.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
blunder
n., khatalaad, -di.
blunder, v.tr., khatal; v.i., khatalan, is khatal.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
boulder
/bowldhar/ (n) dan-daan (dhagax-wayn)
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
boulder
/booldhar/ (n) dhedheeb, jemel (shiid wiing).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
founder
/fawndhar/ (n) 1. aasaase (v) 2. quusid, qarqid
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
founder
v.i., (stumble as a horse) turunturroo; v.tr., cataysi; faraska ha cataysiin, do not founder the horse.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inonder
inonder, v. - biyo badan oo dhulka socda; daad; qarraqan (biyo ku dhex dhimasho).
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
rebound
soo noqosho
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
rebound
/ribawndh/ (v) dib-usoo boodid (sida soo boodista banooni derbi lugu dhuftay).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Rebound
Dib u hooddo
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
rebound
v.i., dib u bood.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unaided
/an-eydhidh/ (adj) aan-la kaalmayn (aan gacan-la siin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
announce
/annawnsi/announces, announcing, announced; (v) ku dhawaagid ama shaac ka qaadid. e.g. It was announced that the President would address the nation.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
announce
/annaawns/ (v) dighow, wargiliyow, sheeghow amy naathiyow.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
announce
v.tr., war gey, war keen, warran.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
flounder
/flawndher/ (v) rafasho, ama fargasho, siiba biyo dhexdood.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Unbiased
Madhameex, dhexdhexaad
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unbiased
/an bayast/ (adj) aan dhanna u iillayn (aan eex ku jirin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unopened
/anopendh/ (adj) aan- furnayn (aan la furin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unsolved
/ansolvdh/ (adj) aan la xallin (aan xal-laga gaarin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unsuited
/ansuutidh/ (adj) aan ku habboonayn.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
unwanted
(adj) something that is not wanted, required, or needed.
lama rabo ama looma baahna
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unwanted
/anwantdh/ (adj) aan la- rabin (aan loo-baahnayn).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
announcer
/annawnsar/ (n) qofka xiriiriyaha ka ah raadyaha ama telefishinka (xirlirilye ama wariye). e.g. Ubax is an announcer on American radio.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
encounter
/inkawntar/ (v) 1. la-kulmid, waajihid (n) 2. kulan, is-waajihid.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
u qoondee
-yey / qoondeysay: (v) allocate (ala-keeyt); designate (de-zig-neeyt); reserve (ri-zeerv) ~ u qorshee. Ex: lacagtaan waxaan u qoondeeyey iskuulka; I allocated this money for school expenses.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
uncovered
/ankavaridh/ (adj) aan daboolayn (aan dabool-lahayn).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
undecided
/andhisaydhidh/ (adj) aan la-go'aansan (aan go'aan gaarin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
undivided
/andhivaydhid/ (adj) kulli (kaamil ah, aan la kala qaybin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unguarded
/angardhidh/ (adj) 1. ilaalo la'aan ah (aan la dhawrin) (adj) 2. aan laga-fiirsan (aan laga- taxadarin).