unattractive
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unattractive
/anatraaktiv/ (adj) aan-soo jiidasho lahayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
attractive
/attraakitiv/ (adj) wax ku soo-jiidanaya (aad jecleysanayso). e.g. She wore an attractive t-shirt. She is a very attractive young girl.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
attractive
/attraktiv/ (adj) suurud leh, hindho ing roong.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
attractive
a., wax duufsanaysa.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
narrative
n., sheeko, -adi.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
attraction
attraction, n.f. - jiidasho.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
inattentive
/inatentiv/ (adj) aan foojigneyn (aad digtoonayn), maahsan. e.g. He is an inattentive student.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
attentive
/attentiv/attentively; (adj) qof feejigan ama digtoon (maskaxdiisu soo jeeddo). e.g. He is a very attentive student.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
attentive
a., feeyig, fooyig or foojig; be attentive, fooyigow; be an attentive man, nin foojigan ahaw.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
cataracte
cataracte, n.f. - Gebiweyn oo biyo shub ah.
cataracte, n.f. (maladie des yeux) - Kataraat: Cudur Indhaha gala oo dadka indha tira.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Anthracite
Antarasayt
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
initiative
initiative, n.f. - go'aan qaadasho; ku tilaabsasho.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
naturalize
/naajaralays/ naturalization; (v) jinsiyad siin (dhalasho siin qof waddan kale ku dhashay).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unattached
/anataaj/ (adj) 1. aan ku xirnayn (adj) 2. aan xaas ahayn (qof aan guursan).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
attractions
/attraakshan/attractions; (n) isa-soo jiidasho sida bir-lab oo kale; qof ama wax soo-jiidasho leh ama la caashiqi karo (jinni leh). e.g. Kenya has tourist attractions.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
destructive
/dhistaraktiv/ (adj) wax baabrinaya.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
instinctive
/inistinktiv/ (adj) wax aad maskaxdaada ka maagto (aad iska samaysay adigoon ka fakarin).
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Interaction
Falgalan, Falcelin
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
interaction
(n) quality, state, or process of two or more things acting on each other.
habkay laba wax ama ka badani iso dhex galaan
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
malpractice
(n) improper treatment of a patient by a physician, resulting in damage or injury.
dhakhtar si khalad ah wax u daaweeya
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Radioactive
Kaahfal
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
radioactive
(adj) any substance capable of releasing radiation.
shucaac bixiye
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
restorative
/ristoorativ/ (adj) nafaqa leh (cuntada jirka caafimaadka iyo Xoogga usoo celisa).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unobtrusive
/anabtruusiv/ (adj) aan loo-jeedin (aan la arag).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
constructive
/konistaraktiv/ (adj) waxtar leh (wax ku ool ah).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unproductive
/anprodhaktiv/ (adj) aan wax-soosaar lahayn.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
contraceptive
(n) an agent that diminishes the likelihood of or prevents one from becoming pregnant.
dawooyinka dhasha celiya
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
contraceptive
/kontaraseptiv/ (adj) ka hor-tagaya uur qaadidda.