ereyga

tunjileecsad

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

tunjileecsad

DHAN

-da: (magac, dhedig, keli) tabardarro qof aan wax iska celin karin lala eegto.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]

Tunjileecsi

DHAFAN
1

(Tunjileecsi-ga)

2

Qof ama qolo in laga adag yahay la biday, oo hadba wax ayan diidi karin laga doono ama la yeelsiiyo.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

tunjileecsi

DHAFAN

m.l la-mid: tunjileecsasho.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

tunjileecsi

DHAFAN

-ga: (magac, lab, keli) qof qof kale kut maagaya itaalyari uu ku ogaaday. Wuxuu ku dun jileecsaday itaal darida. Dh: daleensi.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

tunjileecso

DHAFAN

f.g3 (-saday, -satay) Cid tabardaran maagid.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]

tunjileecso

DHAFAN

v. take advantage of someone, abuse

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

tunjileecso

DHAFAN

(fal) tabaryari darteed qof kale uga faa'iidayso; xoog u sheego.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]

tunjileecso

DHAFAN
1

de: take advantage of s.o., abuse

2

initial: t

3

lx: tunjileecso

4

nt: tunjileecsi (ga) [vn-m]

5

pd: (tunjileecsaday)

6

ps: v3a=tr

7

key: tunjileecso

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

tunjileecsasho

DHAFANDHAAF

m.f.dh eeg tunjileecso. la-mid: tunjileecsi.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

tunjileecsasho

DHAFANDHAAF

-da: (magac, dhedig, keli) qolo ama qof in laga adag yahay la arkay, oo wixii la doono la yeelsiiyo.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]

Tunjileec

DHAFANDHAAF
1

(Tunjileec-a)

2

Tabaryari cid lagu dareemay oo lagu haadsado.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

tunjileec

DHAFANDHAAF

m.l Tabar darro cid lagu dareemay oo lagu haadsado.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]

tunjileec

DHAFANDHAAF

m. n., [compound] abuse, exploitation; bullying

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

tunjileec

DHAFANDHAAF

-a: (magac, lab, keli) tabaryari cid lagu dareemay oo lagu haadsado.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]

tunjileec

DHAFANDHAAF
1

de: abuse, exploitation; bullying (taking advantage of a person's weakness)

2

initial: t

3

lx: tunjileec

4

pd: (-a)

5

ps: n2-m-cmp

6

key: tunjileec

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

muleensad

DHAFANDHAAF

-ka: (magac, lab, keli) fuuqsad oo wixii yaallayba dhammayn.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

qaneecsad

DHAFANDHAAF

-ka: (magac, lab, keli) qaneecsi; iimaansad.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

jalleecsad

DHAFANDHAAF

m.l la-mid: jalleecsasho.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

janjeersad

DHAFANDHAAF

m.l la-mid: janjeersasho.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

tunjillaab

DHAFANDHAAF

-ka: (magac, lab, keli) neef geel ah oo inta afka la qabto la isku laabo tunkiisa dabadeedna dhulka la oggolaysiiyo. Dh: luqunjibaadh

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

dhalleecsad

DHAFANDHAAF

m.dh la-mid: dhalleexsasho.

waa la naqliyay ✓