ereyga

tumultueux

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

tumultueux

DHAN

tumultueux, adj. - jaflayn; dhaqdhaqaaq badan oo aan caadi ahayn

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

tumultuously

DHAFANDHAAF

/tuumalt shwasli/ tumultuous (adj); (adv) bulaan leh (sawaxan badan).

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

mutulux

DHAFANDHAAF
1

erey lagu cabbiro baxsadka wax degdeg u fakada. Faraskii mutulux ayuu yidhi. Dh: bidh, fitir.

2

mutulux-a: (magac, lab, keli) mudhux aan dhogor ama caleen lahayn. Dh: xoodhsan.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]

tumulto

DHAFANDHAAF

s.m. - qas, buuq.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

tortueux

DHAFANDHAAF

tortueux, adj. - qalqaloocan; aan toosnayn

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

fructueux

DHAFANDHAAF

fructueux, adj. - miro leh; miro dhalinaaya; wax soo saar leh.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

impétueux

DHAFANDHAAF

impétueux, adj. - marka si aan degganayn wax loo falo ama sameeyo.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

somptueux

DHAFANDHAAF

somptueux, adj. - raaxo leh; lagu raaxaysan karo

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

talentueux

DHAFANDHAAF

talentueux, adj. - karti leh

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

voluptueux

DHAFANDHAAF

voluptueux, adj. - aad u wanaagsan.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

humbuluuluq

DHAFANDHAAF
1

humbuluuluq¹: m.l Meel oogada ka mid ah oo gubatay dabadeed biyo gashatay. la-mid: hambalaalaq¹ (2).

2

humbuluuluq²: f.mg1 (-qay, -qday) Meel gubatay biyo gashasho. la-mid: hambalaalaq².

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]

humbuluuluq

DHAFANDHAAF
1

humbuluuluq¹: m.l Meel oogada ka mid ah oo gubatay dabadeed biyo gashatay. la-mid: hambalaalaq.

2

humbuluuluq²: f.mg1 (-qay, -qday) Meel gubatay biyo gashasho. m.f.dh, humbuluuluqid. la-mid: hambalaalaq.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]

humbuluuluq

DHAFANDHAAF

m. n. blister, inflamed ~ infected wound

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

humbuluuluq

DHAFANDHAAF
1

(fal) mudhmudhux iyo humbuluuluq yeelo.

2

humbuluuluq: (tilmaame) socod aan jiillanayn oo tallaabada iyo jidhka la is wada raaciyo. Dh: gatawgataw.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]

humbuluuluq

DHAFANDHAAF
1

de: blister, inflamed ~ infected wound

2

lx: humbuluuluq

3

pd: (-a)

4

ps: n-m

5

see: hunbuluuluq

6

key: humbuluuluq

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

infructueux

DHAFANDHAAF

infructueux, adj. - aan miro lahayn; faa'ido la'aan.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

tuberculeux

DHAFANDHAAF

tuberculeux, adj. - qaaxo qaba

waa la naqliyay ✓