ereyga

tulux-ugxeeye

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

tulux-ugxeeye

DHAN

m.l (daawo) Kiish biyo ka buuxaan, mid ama ka badan, oo ka dhex sameysma ugxeeyaha.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]

tulux-ugxeeye

DHAN

m.l (daaw.) Kiish biyo ka buuxaan, mid ama ka badan, oo ka dhex sameysma ugxeeyaha.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

futaxumeeye

DHAFANDHAAF

m.l Surweel daba gaab ah.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]

futaxumeeye

DHAFANDHAAF

m. n. pants, trousers

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]

futaxumeeye

DHAFANDHAAF
1

de: pants, trousers

2

lx: futaxumeeye

3

pd: (/ha)

4

ps: n7-m

5

syn: surwaal

6

key: futaxumeeye

waa la naqliyay ✓