trophy
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
trophy
/trowfi/ (n) 1. abaal-marin, tartan ciyaareed lugu helo koobbe. (n) 2. qaniimo xusuus ahaan loo soo qaato (sida, dagaal adag alaab xusuus ahaan looga soo furto).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Trophy
Koob
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Atrophy
Laciif
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
atrophy
(n) a wasting away; a reduction in size of a cell, tissue, organ, or part.
unuga, cutubka, xubnaha jidhka gudiihisa ama qayb jidhka oo ururay ama yaraaday
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
ka furashada
f. n. captured material, booty; trophy
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
koobbe
-koobbaha: (n) trophy (taroofi); especially in sports; cup (kaap)
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ka_furashada
de: captured material, booty; [ext.] trophy
lx: ka furashada
ps: np-f
key: ka_furashada
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
trop
trop, adv. - aad u badan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
dropsy
/daropsi/ (n) uur-weynaad.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
dropsy
n., (sickness) bararshay, -ihi.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
frothy
/frothi/ (adj) abur-leh, xunbo ka buuxdo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
trashy
/traashi/ (adj) qashin ah (aan qiima-lahayn).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
tròppo
agg. - aad u badan.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
dystrophy
(n) any disorder arising from defective or faulty nutrition, esp. muscular dystrophy.
dhibaato nafaqo daaraanto keento siib muruqyada xadigood
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
prophecy
/profasi/ (n) 1. faal (wax sheeg, ama saadaal sheegidda mustaqbalka) 2. waxyi.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
prophecy
n., nubuwad, -di.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
prophesy
/profasay/ (v) saadaalin (saadaal ama digniin ka bixin wax dhici doona).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
prophesy
v.tr., faali, wax sheeg.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Entropy
Entaroobi
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
prophet
/profit/ (n) nebi (rasuul).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
prophet
n., nebi, -gi.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
tooghay
f.mg2 (-yay, -ysay) U t.: wax dhicitaankooda u diyaargaroobid.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
tooghay
f.mg2 (-yay, -ysay) U t.: wax dhicitaankooda u diyaargaroobid. m.f.dh, tooghayn.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
tooghay
v., [compound] have for an objective, take as one's aim
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
tooghay
-ay I say: (v) [with proposition u] remember (ri-meem-ber); bear in mind ~ u tooghay, la soco
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
tooghay
(fal) wax imaandoona warqabkood lahaw.
tooghay: (fal) (u ~) ka warqab, ka warhay. U tooghay oo ha hagran.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
tooghay
de: have for an objective, take as one's aim
initial: t
lx: tooghay
nt: tooghayn (ta) [vn-f]; with preposition u
pd: (tooghayey)
ps: v2a=cmp
key: tooghay
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
trolley
/troli/ (n) 1. gaari gacmaha lugu riixo oo afar-shaag leh, oo lugu soo adeegto 2. baabuur-koronto ku socda.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
tromper
tromper, v. - gafid khaldid
se tromper - khalad ku dhicid
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
trooper
/truupar/ (n) askari-fardooley ah.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
tròpico
s.m. - kulaale.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Tropics
Kulaalayaasha
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Tropics
Kulaalayaal
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
tropics
/tropiks/ (n) dhulka kulaylaha ah ee dhul-baraha u dhow.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Tropism
Raacis
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
trouper
/truupar/ (n) xubin koox fannaaniin ah ka mid ah.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Orography
Cilmlga buuraha
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Sclerophy
Geed adeyg
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
triomphal
triomphal, adj. - la xidhiidha guul iyo magac weyn oo la gaadho
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
triompher
triompher, v. - magac weyn yeesha; caan nogosho
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Xerophyte
Dhir abaareed

Geed abaareed