triplicate
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
triplicate
/triplakit/ saddex-nuqul ah (saddex koobbi).
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
replicate
(v) to duplicate, copy, or repeat.
laga sameeya, laga naqilay ama ku celis
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
duplicate
/duplikeyt/ (n) 1. nuqul, koobbi (v) 2. nuqul ka samayn, labo isku-mid ah ka dhigid.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
explicate
v.tr., (disentangle) furfur.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
implicate
/implikeyt/implicates, implicating, implicated; (v) 1. caddayn in qof dambi ku lug lahaa, (tusid in qof kale dambiga wax kaga jiray).(v) 2. maldahid, (sarbeebid).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
replicare
v.tr. - jawaabid (diidmo); ku soo celin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
tropicale
agg. - trobikaal, la xiriira kulaal.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
complicate
/kompilikeyt/ (v) adkayn (wax dhib badan oo aan la fahmi karin ka dhigid).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
supplicate
/saplikeyt/ supplication; (v) tuugid (baryid).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
complicated
/kompilikeytidh/ (adj) adag oo aan la fahmi karin (dhib-badan).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
placate
/pleykeyt/ placatory; (v) raalli-gelin (maslixid); dejin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
replica
/replika/ (n) nuqul asalkii oo kale ah (koobbi asalkii la mid ah).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
triplet
/triplit/ (n) saddex-mataanood midkood.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
delicate
/dhelikayt/ (adj) 1. jilicsan, khafiif ah, jabi og (adj) 2. xasaasi ah (qoonsami og, taxadar gooni ah u baahan).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
illicite
illicite, adj. - sharci maaha; waa mamnuuc; lama oggola.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
indicate
/indhakeyt/ (v) tusmayn, tilmaamid, sida far ku fiiqid ama si kale u muujin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
militate
/milateyt/militate against; (v) hor istaagid (wax dhici lahaa hor istaagid).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
relocate
/riilowkeyt/ relocation; (v) guurid (guuritaan meel kale loo guuro).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
triphasé
triphasé, adj. - saddex waji ama xili oo kala duwan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
tropical
/tropikal/ (adj) 1. dhulalka kulaylaha ah. (adj) 2. dhulka kulaylaha ah ee dhul-baraha u dhow.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
truncate
/trankeyt/ (v) gaabin (horay ama gadaal qaar ka jarid).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
applicare
v.tr. - adeegsasho, isticmaalid.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
criticare
v.tr. - naqdiyid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
diplomate
diplomate, n.m. - Qofka siyaasiga ah (arrimaha dawladda).
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
dislocate
(v) to displace a limb or organ from the normal position, esp. to displace a bone from the socket or joint.
xubin meesheedii ka dhaqaaqday
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
dislocate
/dhislookeyt/ (v) kala-bixid, kala-filqasho, booskiisii ka bixid.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
duplicare
v.tr. - badin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
eradicate
/iraadakeyt/ (v) cirib-tirid (baabi'in). e.g. to eradicate drug abuse.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
eradicate
v.tr., ruji.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
explicite
explicite, adj. - cad; muuqda; qeexan.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
implicare
v.tr.- tusid dahsoon.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
implicite
implicite, adj. - caadi; maskaxda gali kara; cad.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
originate
/orijaneyt/ (v) ka soo bilowday (asalkii).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
ripescare
v.tr. dib u helid, ka soo saarid.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
trepidare
v.intr. - welwelid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
trilingue
trilingue, adj. - saddex af wax ku qorid
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
tripotage
tripotage, n.m. - u samaynta si hab san
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
vindicate
/vindhakeyt/ (v) 1. dambi ka mayrid (beri ka dhigid) (v) 2. caddayn (daliilin, daliil u keenid).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
complicare
v.tr. - adkayn.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
profligate
a., lumiyay.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
simplicité
simplicité, n.f. - sahlanaan; fududaan
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
supplicare
v.tr. - baryootamid, aad u baryid.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
traslocare
v.tr. e intr. - rarid, guurid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
tripartite
/traypartayt/ (adj) saddex-geesood ah (sida shir saddex-geesood ah).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
moltiplicare
v.tr. - isku dhufasho, badasho.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
certificate
(n) an official document recording an event, achievement, or status.
shahaado
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
certificate
/sartifikeyt/ (n) shahaado.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
certificate
/sertifikeyt/ (n) shahaaddy (haanshy marag eh, wal abtughung oo wal eddaayaw). A birth certificate shows where and when someone was born.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
périodicité
périodicité, n.f. - wixii xili xili u soo baxa.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
precipitate
/prisipateyt/ (v) 1. soo dadajin (fal dhiciddiis soo de-dejin) 2. degid ama fariisad maaddo kiimika ah (adke kiimiko oo hoos u miirma).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
precipitate
v.tr., ka tur.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
prevaricate
/priivaarakeyt/ (v) been-abuurid (runta oo laga meeraysto, oo been la sheego si wax loogu dago).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
principauté
principauté, n.f. - boqortooyo yar sida Monaako
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
reciprocate
/risiprakeyt/ (v) 1. u gudid ama ka aarsasho qof intuu kuu galay (saxan saxan ku gud) 2. dhaqaaq horay iyo gadaal ah (sida dhaqaaqa bistoonka matoorada).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Reciprocate
Darandoorri
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Replication
Reblikayahan
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
revindicate
v.tr., mar kale qanan.