trigonometrie
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
trigonométrie
trigonométrie, n.f. - nooc cilmiga xisaabta kamid ah oo ku saabsan saddex xagalayaasha
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
trigonometria
s.f. - triigonometer.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Trigonometry
Tirignoomateri
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
trigonometry
/triganomatari/ (n) laanta xisaabta ee barashada xaglaha, saddex-xagalada, iyo shaxanada.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
tirigonometeri
m.l (xisaab) Laanta xisaabta ee ku saabsan furfurista saddex-xagallada iyada oo la adeegsanaayo fansaarro tirignometiyeed. Waxa ay qiime aad waxtar leh u leedahay maadooyinka sida: injineeriya, nakhshadaynta, sahminta badmaax, cilmifalag iyo wixi lamida, waxaa loo qaybiyaa laba qaybood oo kala ah: tirignometeriga sallaxa oo ku saabsan saddex-xagallo sallaxaha iyo tirignome-tiriga kubbadeed oo ku saabsan saddex-xagallo kubbadeed. Fansaarrada tirigo-nometeriyeed waxaay kaalin muhiim ah ka qaataan saafidda waxaana loo adeegsadaa in lagu muujiyo birar iyo finoomino.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
tirigonometeri
m.l (xisaab) Laanta xisaabta ee ku saabsan furfurista saddex-xagallada iyada oo la adeegsanaayo fansaarro tirignometiyeed. Waxa ay qiime aad waxtar leh u leedahay maadooyinka sida: injineeriya, nakhshadaynta, sahminta badmaax, cilmifalag iyo wixi lamida, waxaa loo qaybiyaa laba qaybood oo kala ah: tirignometeriga sallaxa oo ku saabsan saddex-xagallo sallaxaha iyo tirignometiriga kubbadeed oo ku saabsan saddex-xagallo kubbadeed. Fansaarrada tirigonometeriyeed waxaay kaalin muhiim ah ka qaataan saafidda waxaana loo adeegsadaa in lagu muujiyo birar iyo finoomino.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
goniométrie
goniométrie, n.f. - aqoonsiga xagalada.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
tirignoometeri
m. n., [collective] trigonometry
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
tirignoometeri
-ga: (n) [Mathematics] trigonometry (tirigi-noo-matiri)
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
tirignoometeri
a: tirinoometeri {Eng}
de: trigonometry
initial: t
lx: tirignoometeri
pd: (-ga)
ps: n2a-m-col
key: tirignoometeri
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
cronometro
s.m. - saacadda isboortiga lagu kontroolo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
goniomètre
goniomètre, n.m. - makiinad lagu cabiro sinaanta dhulka iyo xagalada.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
photométrie
photométrie, n.f. - qalab loogu tala galay in lagu cabbiro ifka.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
thermométrie
thermométrie, n.f. - beegidda kulka; cabbiridda kulka
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
granulométrie
granulométrie, n.f. - cilmiga kala saarsaarida ciida sida ay u kala waaween tahay.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Tirignoomateri
Trigonometry
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
argenterie
argenterie, n.f. - qalin
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Micrometre
Maykrobeege
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
micromètre
micromètre, n.m. - cabir yar.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Photometre
Footoobeeg
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
piézomètre
piézomètre, n.m. - qalab lagu qiyaaso xawaaraha biyaha ama qulqulka.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
trésorerie
trésorerie, n.f. - maamulaha kaydka dadweynaha
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
riconoscere
v.tr. - aqoonsasho, garasho.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
tachéomètre
tachéomètre, n.m. - qalab lagu qiyaaso kala saraynta dhulka ama tobograafiyada
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Thermometre
Kulbeege
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
thermomètre
thermomètre, n.m. - kul beeg
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
transmettre
transmettre, v. - dirid (sida war dirid); tebin; la tabiyo
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
trimestriel
trimestriel, adj. - saddexdi biloodba mar dhaca; saddexdi biloodba mar soo noqda
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Econometrics
Mitir dhaqaale
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
galvanomètre
galvanomètre, n.m. - makiinad lagu cabiro xooga qulqulka korontada.