traffic in
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
traffic in
/traafik in/ (v) sharci-daro ku ganacsi (ganacsi suuq-madow ah samayn).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
traffic
/traafik/ (n) 1. socodka baabuurta, maraakiibta, diyaara daha iwm (n) 2. ganacsi-suuq madoow ah (sharci-darro ah).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
traffico
s.m. - socodka gaadiidka; ganacsi.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
trafficker
/traafikar/ (n) ganacsade suuq-madow (qof wax sharci darro ah ka ganacsada).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
traffic light
/traafik-layt/ traffic signal;(n) samaafare (nalalka socodka waddooyinka kala-haga).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
africain
africain, n. - Dadka ku nool Afrika.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
graffiti
/grafiti/ (n) feegaarka ama sawirka derbi lugu dhigo, siiba siyaasad ama af-lagaado ah.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
raajicin
-ta: (magac, dhedig, keli) wax laga dhursugayo daba socoho oo ka warhayn.
raajicin -ta: (magac, dhedig, keli) gabadh la furay dib u soo celin inta ay ciddada ka bixin.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Raaricin
(Raaricin-ta)
Laallaadin; lalmin; lulid.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
raaricin
m.f.dh eeg raarici. la-mid: raaricis.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
raaricin
-ta: (n) the act of dangling or suspending freely downwards ~ laallaadin
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
trade in
/treydh in/ (v) (adv) shay duug ah oo ganacsade loo geeyo, si midka cusub qiimihiisa lagaaga dhimo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
transaction
/traansaakshan/ (n) macaamil-ganacsi, sida fulinta hishiis ganacsi, wax kala-gadashada iwm.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
transaction
transaction, n.f. - heshiis laba dhinac ka dhaca in wax la iswaydaarsado
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Transection
Waqtiga jooga
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
gratification
/graatifikeyshan/ (n) qanac, maqsuud ahaansho.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
gratification
gratification, n.f. - marka qof la siiyo lacag dheeri ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
nord-africain
nord-africain, adj. - Dadka ku nool Afrikada waqooyi sida Morooko (Maqrib), Aljeeriya (al-Jasaa'ir) iyo Tuniisiya (Tuunis).