toxicology
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
toxicology
/toksikolaji/ (n) cilmiga barashada sunta.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
toxicologie
toxicologie, n.f. - qaybta caafimaadka ee baadha waxyaabaha sunta ka yimaada
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Topology
Tobooloji
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sociology
/sowsiyalaji/ (n) cilmiga barashada bulshada (barashada aadanaha iyo hab-dhaqankooda).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Stomatology
Qaybta cudurrada Afka
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
terminology
/termanolaji/ terminological (adj); (n) ereyo khaas u ah cilmi gaar ah.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Biology
Bayoloji
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
biology
(n) the science of living organisms and life processes, including the study of structure, functioning, growth, origin, evolution, and distribution of living organisms.
barashada noolaha
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
biology
/baayoloji/ (n) cilmiga barashada nafleyda
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Biology
Noloyaryar
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
biology
/baayolojy/ (n) barashoothy ilmyghy nafleeyty (dadky, hoolo) i geetho.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Ecology
Cilmiga degaanka
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Ecology
Ikooloji
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
ecology
/ikoloji/ ecological; (n) cilmiga xiriirka noolaha iyo beey'ada (deegaanka).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Ecology
Guri, daltabyo
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Zoology
Suoloji
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
zoology
/zoo-olaji/ (n) cilmiga barashada xayawaanka.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
etiology
(n) study of the causes of disease.
barashada waxa cudurka keena
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
theology
/thiyolaji/ theological; (n) cilmiga barashada ilaah iyo diimaha.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
toxicity
(n) quality of being poisonous.
sumaysan
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Angiology
Barashada dhiigga iyo xididdada
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
philology
/filolaji/ (n) cilmiga qoridda iyo horumarinta luqadaha.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
psicòlogo
s.m. - aqoonyahan cilmi nafsiga.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Radiology
Qaybta Raajiga
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Tautology
Dhab-ood, run-ood
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
tricolore
tricolore, adj. - saddex midab leh (sida calanka faransiiska)
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
gynecology
(n) the medical science of disease, reproductive physiology, and endocrinology in women.
barashada sayniska cudurada, hab dhiska taranka iyo dheecaanada xadeed ee jidhka haweenka
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Morphology
Cilmiga qaabeynta
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Morphology
Moorfooloji
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
technology
/tiknolaji/ (n) tig-noloojiyo (cilmiga farsamada iyo wax-soo saarka).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Technology
Sanco-aqoon
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
toxicomane
toxicomane, adj. et n. - qofka mukhaadaraadka caba
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
gynaecology
/jaynakoloji/ gynecological (n) cudurada haweenka iyo daaweyntooda. e.g. She specializes in gynaecology.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Gynaecology
Qaybta cudurrada haweenka
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
ornithology
/oornatholaji/ (n) cilmiga barashada shimbiraha.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
politologie
politologie, n.f. - cilmiga barashada loolanka xoogaga siyaasadeed ee bulshada.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Volcanology
Cilmiga folkaanaha