torrential
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
torrential
/toorenshal/ (adj) dur-dur ah (dur-dur ahaan u socda).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
torrentiel
torrentiel, adj. - roobka aad u xoog badan.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
mahiigaan
de: much (in quantity, e.g., heavy rain, mighty army)
lx: mahiigaan
pd: (-ka)
ps: n2-m
xe: raining cats and dogs, torrential rain
xv: roob mahiigaan ah
key: mahiigaan
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Terrestrial
Berriyeed
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
terrestrial
/tarestriyal/ (adj) ee berriga (ee dhulka la xiriira).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
torrent
/toorant/ (n) dur-dur (biyo xoog u qul-qulaya).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
torrent
torrent, n.m. - toga (marka roobku da'o soo rogmada aadna u socod)
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
torrent
n., (dry) tog, -gi.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
oriental
/oori ental/ (adj) qof indha-yar ah (qof ama wax asalkiisu yahay bariga aasiya, sida Shiinaha, Jabbaan iwm).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
oriental
oriental, adj. - wixii bariga laga helo.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
torrènte
s.m. - durdur.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
potential
/patenshal/ (adj) imaan kara (suurto gal noqon karo; ixtimaal fiican leh).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
deferential
/dheferenshal/ (adj) qaddarin leh.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
toenail
(n) the hard covering on a toe.
cidiyaha faraha cagaha
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
torment
/toorment/ (n) 1. saxariir (kadeed iyo caddibaad badan) (v) 2. saxariirin (kadeed marsiin).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
torment
n., silic, -i, tacab, -ti; v.tr., cadaab, cadib, kaga-ceysi.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
corrente
agg. - socda (biyo, lacag, ra'yi, bil, sannad); (essere al c.: la socosho).
s.f. - socosho (da) (dabayl, biyo badeed, danab).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
parental
parental, adj. - waalidnimo.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
torménto
s.m. - kadeed, saxariir.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
trentina
s.f. - soddomeeyo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
triennal
triennal, adj. - saddex sano socda
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
congenial
/konjiniyal/ (adj) fiican (habboon).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
correctif
correctif, adj. - La saxi karo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
essential
/esanshal/ (adj) aasaasi, daruuri.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
orientale
agg. - la xiriira, bari.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Perennial
Gu'yaal jire
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
perennial
/pereniyal/ (adj) 1. wax aan dhammaanayn (si joogta ah u dhaca) 2. geed labo sano jir ka weyn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
potentiel
potentiel, adj. - muujin kara in uu awood buuxda leeyahay; ficil keeni kara
potentiel, n.m. - qof xoog leh
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
tormented
a., silicsan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
tormentor
/toormentar/ (n) saxariirin badan (caddibaad badan).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
torréfier
torréfier, v. - solid
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
correction
(n) the act or process of removing errors or mistakes from.
toosinta dhibaato caafimaad
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
correction
/korrekshan/ (n) saxis (saxniin).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
correction
correction, n,f. - Saxis; saxnimo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
corrective
/korrektiv/ (adj) saxaya (saxniin ah).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
tormentare
v.tr.- kadeedid, dhibid, saxariirin, silcin.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
confidential
(adj) done or communicated in secret.
sir
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
confidential
/konfidhanshal/ (adj) | qarsoodi ah (sir ah).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Confidential
Qarsoodi ahaan
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
conventional
(adj) following what is traditional or customary.
wax caado ah oo la sameeyo
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
conventional
/konvenshinal/ (adj) dhaqanka ku dhagan (caadada ku dabbakhan).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
differential
/dhiferenshal/ (n) kala-duwanaansho.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Differential
Minka orodka, candho
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
preferential
/prefarenshal/ (adj) kala faddilid (kala hor-marin).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
torréfaction
torréfaction, n.f. - solidda.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
correlation
(n) a causal, complementary, parallel, or reciprocal relationship, esp. a structural, functional, or qualitative correspondence between two comparable items.
waa isla xidhiidhaan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
correlation
/koorraleyshan/ (n) isku-xirnaansho (isku-xirnaan).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Correlation
Isu dhigan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
credentials
/kredhenshalis/ (n) 1. qoraal aqoonsi ah. (n) 2. shahaadooyinka iyo caddaymaha sugaya khibradda qofka iyo waxbarashadiisaba.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
influential
/influwenshal/ (adj) qalqaalo badan (awood lugu raaco oo dad lagu kasbado leh). e.g. He is a powerful and influential politician.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
nonsensical
/nan sensikal/ (adj) caqli xumo ah (aan maskaxda gelayn; doqonimo ah).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
potentially
/patenshali/ (adv) ixtimaal ahaan (sida imaan karta ama suuroobi karta).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
residential
/resadhenshal/ (adj) dhul degaan (xaafad degaan).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
territorial
territorial, adj. - ku saabsan dhul dawladi xukunto