titles
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
titles
/taytals/ (adj) qof magac-sare oo mudnaaneed la siiyo, sida amiir, mudane iwm.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
title
/taytal/ (n) 1. cinwaan (ciwaan) (n) 2. hor-gale magac, sida Dr., Mr., inj. iwm) (n) 3. xuquuq-lahaansho (xaq-milkiyad oo sharci ah).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Title
Magac, darajo, mutaysi
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
tile
/tayl/ (n) 1. mar-mar (dhoobo la qalajiyey oo ifta oo wax lugu dhiso) (v) 2. mar-mar ku dhisid.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
tile
n., aajurad, -di.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Files
Soofe
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
piles
(n) hemorrhoids.
babaasiir
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
piles
/paylis/ (n) baabasiir (cudur futada ku dhaca)
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
piles
n., (hæmorrhoids) kintob, -ki.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Tides
Mawjado
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
tigle
-ha: (magac, lab, keli) qofka itaalka yar ee daciifka ah. Toosi weydee, ma tiglaa u shubey.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
times
/tayms/ (prep) 1. lugu dhuftay (tiro lugu dhuftay tiro kale) (n) 2. oo goor (oo-jeer, sida inta goor oo fal la qabtay) (n) 3. waa (ayaan; waqti).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
titre
titre, n.m. - cinwaanka (buuga iwm)
titre de transport - tigidh
titre de propriété - magac meel
à titre de - nooc
à titre d'essai - tajrubo ahaan; ku dayid
à juste titre - gar ah; jid ah; xaq ah
les gros titres - cinwaanka weyn ee joornaalada, buugta iwm
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
wiles
/weyls/ (n) khayaano; xeelad.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
tiflee
f.mg2 (-leeyay, -leysay) eeg tifiq².
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
tiflee
(fal) eeg tifiqlee.
Qaamuuska Magacyada Dhirta Soomaaliyeed (Soomaali-Laatiin) - Axmed M. I. Barkhadle [1990]
TINLEH
(Tinleh) May, S Aristida adscensions L. Gramineae.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
titrer
titrer, v. - magac siin; magac u yeelid; cinwaan siin
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
titter
/titar/ (v) qoslid (siiba qosol-gariir ama qosol wirix ah).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pitiless
/pitilis/ (adj) 1. naxariis darro (jixin-jix la'aan) 2. aad u daran (xoog badan).
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
stitches
(n) a series of loops of thread through the skin used to hold a wound closed, sharp, stabbing pains.
tolmo
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
timeless
/taym lis/ (adj) waligiis-ah (aan waqti-dhammaad lahayn).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
tireless
/tayar lis/ (adj) aan daalin (maddaale ah).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
titiller
titiller, v. - xadatayn; salaaxid
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
aimless
/eeymlis/aimlessly;(adj) ujeeddo la'aan, macna darro. e.g. aimless violence.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
airless
/eerless/ (adj) hawo yar ama neecaw ku filan aan lahayn. e.g. an airless room.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Beetles
Doorshaan
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Ditches
Keli, saaqiyad
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
entitle
/intaytal/ (v) 1. cinwaan-siin (ciwaan u yeelid) (v) 2. xaq u-siin, awood u-siin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
étioler
étioler, v. - weydayn
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
figleys
m.l la-mid: figleyn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
fitness
/fitnes/ (n) 1. jir-dhisnaan, caafimaad-qab (n) 2. habboonaan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
giblets
/jiblits/ (n) xubnaha shimbirta ee ay ka mid yihiin beerka iyo wadnaha oo laga saaro intaan la karin ka-hor.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
jimleys
m.l la-mid: jimleyn.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
tablets
(n) a small flat pellet of medication to be taken by the mouth,
kiniin
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
tailler
tailler, v. - jarjarid; cabirid si hab loo siiyo dharka
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
taillis
taillis, n.m. - kayn
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
tatters
/taatars/ in tatters; (n) jeex-jeex (dil-dilaac, sida maro dil-dilaac leh).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
temples
n., (of the head) dhafoor, -ki.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
thither
/thidar/ (old) (adv) ilaa meeshaas (ilaa-halkaas).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
thither
ad., halkaa.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
tiflays
-ka: (magac, lab, keli) eeg tiflayn.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
tifleyn
m.dh la-mid: tifqid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
tigress
/taygris/ (n) shabeelka-dheddig.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
tilleul
tilleul, n.m. - geed caleentiisa la karsaro oo la labo hurdana keena
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
titular
/tit jalar/ (adj) ku magacaaban jago, awoodse aan lahayn (jago maqaar-saar ah haya).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
topless
/toplis/ (adj) qaarka-sare qaawan (siiba dumar qaarka-sare qaawan).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
triller
triller, v. - xulid
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
tripler
tripler, v. - saddexayn; saddex laabid
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
triplet
/triplit/ (n) saddex-mataanood midkood.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
witness
/witnis/ (n) 1. markhaati, marag (v) 2. arkid; marag ka noqosho.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Witness
Maarkhaati, Marag
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
witness
n., marqaati, -gi; v.tr., (give testimony) fur, marqaati ku fur.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
antithèse
antithèse, n.f. - Teeso-dhihid (ka soo horjeeda fikrad kale)
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
faithless
/feyth les/ (adj) 1. khaa'in, aan daacad ahayn (adj) 2. been.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
faithless
a., dhaar jiid, -ki.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
fruitless
/fruutles/ (adj) aan-miro lahayn; aan faa'iido lahayn
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
fruitless
a., ma dhalay, aan dhalin, faayida la’; a fruitless labour, hawl faayida la’.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
intituler
intituler, v. - magac u bixin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pointless
/poynt lis/ (adj) macna darro ah(aan nuxur lahayn).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
shiftless
/shift lis/ (adj) xeelad-laawe (qof qorshe la'aan ah).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
stainless
/steynlis/ (adj) aan daxalaysan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
tasteless
/teystilis/ (adj) aan dhadhan lahayn.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
tightness
(n) the condition of being tight,
adkaaday