ereyga

tirosin-aritmatig

Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]

tirosin-aritmatig

DHAN

m.dh (xisaab) Tirosinka aritmatig ee urur ka kooban n-tiro waa wadarta n-da tiro oo loo qaybiyey tirada tirooyinka. Tusaale ahaan, tirosinka aritmatig ee ururka {1, 4, 3, 0, 1, 2,ì 1, 4} waa (1+4+3+0+1+2+1+4): 8 = 16 : 8 = 2.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

tirosin aritmatig

DHAFAN

Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]

Tirosin aritmatig

DHAFAN

Arithmetic mean

DHAABAN

Tirosin aritmatig

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

dareerin-aritmatig

DHAFANDHAAF

m.dh (xisaab) D. tibxaheedu ay sammeeyaan susun aritmatig.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]

dareerin-aritmatig

DHAFANDHAAF

m.dh (xisaab) D. tibxaheedu ay sammeeyaan susun aritmatig.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]

susun-aritmatig

DHAFANDHAAF

m.l (-sumo ..., m.l) (xisaab) Sunsun faraqa u dhexeya tibix kasta iyo tan ka horreysa uu yahay madoorsoome. Faraqa madoorsoomaha ah waxaa lagu magacaabaa faraqa ay wadagaan. Jidka lagu helo tibixda n- aad ee sunsun aritmatig waa: an = a1 + (n-l)d, taas oo a1 ay tahay tibixda kowaad ee sunsunta, d-na tahay faraqa.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

susun aritmatig

DHAFANDHAAF

m.l (-sumo ..., m.l) (xisaab) Sunsun faraqa u dhexeya tibix kasta iyo tan ka horreysa uu yahay madoorsoome. Faraqa madoorsoomaha ah waxaa lagu magacaabaa faraqa ay wadagaan. Jidka lagu helo tibixda n-aad ee sunsun aritmatig waa: an = a1 + (n- l)d, taas oo a1 ay tahay tibixda kowaad ee sunsunta, d-na tahay faraqa.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]

Susun aritmatig

DHAFANDHAAF

Arithmetic progression

waa la naqliyay ✓