textbook
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
textbook
/tekst buuk/ (n) buug-iskuul (buugga iskoolka ee maaddo laga dhigo).
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
buugagga dugsiyada
f. n. textbooks, school books
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
buugagga_dugsiyada
de: textbooks, school books
lx: buugagga dugsiyada
ps: np-f
key: buugagga_dugsiyada
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
next door
/ (adv) albaabka ku xiga (guriga dhinaca ku haya).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Vote Book
Kalawareejin lacageed
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Vote book
Diiwaanka lacagta
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
tenterhooks
/tentarhuks/ tenter-hooks; (n) walwal (wax soo socda oo laga welwelo).