text
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
text
/tekst/ (n) 1. qoraalka buugga (buug, siiba qoraal-kiisa) (n) 2. beyd (ereyo isku xiran, sida kuwo buug laga soo xigto) (n) 3. qoraal ama daabacaad.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
texte
texte, n.m. - goraal
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Dhumuc careed
Soil texture
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Dhumucda carrada
Texture, soil
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
buugagga dugsiyada
f. n. textbooks, school books
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
inshaad
m. n. recitation of texts in Koranic school, religious chant
inshaad: v. chant ~ recite Koranic texts
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
kitaab
m. n. book; text in Arabic script
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
laqbee
v. translate an Arabic text into Somali; explain ~ clarify
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
laqbo
f. n. sacred text translated from Arabic into Somali
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
loox
m. n. plank, timber, board; wooden slate on which texts from the Koran are written
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
maxmil
m. n. cloth embroidered with a text from the Koran ~ other designs
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
qoraal
vl. n. writing, text, document, anything written
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
taxriif
m. n. misinterpretation, distortion; alteration of a Koranic text
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
taxriifi
v. misinterpret, distort; alter a Koranic text
Qaamuuska Magacyada Soomaalida: Soomaali-Ingiriis - Anwar Maxamed Diiriye [2006]
Tahliil
name-m blessed; curative; attempter; holy water (which may be blessed by the ink from a Qur'anic text or prayers; it's drunk or sprinkled as a blessing, to cure sickness or protect crops). Lit: he who has been blessed
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
dun
-ta:(n) 1. thread (thareedh)-, yarn (yaan); filament (fili-ment). 2. texture (takis-jery fabric (faab-rik)
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
loox
-ka: (n) a flat piece of wood or plank used for writing Koranic text
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
murti
-da: (n) the essence of a speech or a piece of text; saying (seeying); proverb (proveerb)~oraah, maahmaah
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
Qoraal
Manoscritto; testo
Manuscript; text
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
Qoraal sugan
Testo autentico
Authentic text
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
hors-texte
hors-texte, adj. - masawirada qoraalka ka baxsan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
next
/nekist/ (adj) 1. ku xiga 2. ku dhow.
next: /nekist/ (adv) 1. ka dib (ka gadaal) 2. marka ku xiga (marka labaad).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
next
a., dhow, soke, xiga; the next house, aqalka soke or dhow or xiga; the next month, bisha dambe; the next day, berri; tell me the next word, erayga ka shisheeya ii sheeg; I will do better next time, mar dambe waan ka wanaagi; be next to, xig.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
teat
/tiit/ (n) 1. ib (ibta naaska) 2. cinjir (caaga dhalada caanaha lugu xiro).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
teat
n., ib, -ti.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
tent
/tent/ (n) teendho (taanbuug).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
tent
n., (for travel) balballo, -adi; (in an enclosure) qoys, -ki; (not in an enclosure) qoqob, -ki; (an abode) rug, -ti, bul, -ki, guri, -gi.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
test
(n) a means of examination, trial, or proof, esp. a medical procedure used to diagnosis a disease.
baadhitaanka, ama ku xaqiijin
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
test
/test/ (n) 1. imtixaan (n) 2. tijaabo (sal-gaar) (v) 3. imtixaanid (v) 4. tijaabin (tijaabo ka qaadid).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Test
Tijaabin
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
tèst
s.m. - tijaabo (imtixaan).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
test
test, n.m. - imtixaan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
teeth
/tiith/tooth (pl); (n) ilko.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
teint
teint, n.m. - midab
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
tempt
/tempt/ (v) 1. duufsasho (wax xun ku qal-qaalin) (v) 2. soo-jiidasho (hawo gelin, ku xambaarid).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
tempt
v.tr., xufi.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
tenet
/tenat/ tenets (plr); (n) caqiido (mabda').
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
tente
tente, n.f. - taanbuug; teendho
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
tenth
n.o., tobnaad, -ki.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
tèsta
s.f. - madax.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
tèsto
s.m. - buug ama shey qoraal ah; (libro di t.: buug dugsiyeed).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Tests
Tijaabo
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
testy
/testi/ testily; (adj) camal-xun (qof dul-qaad yar).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
tétto
s.m. - saqaf.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
theft
/theft/ (n) xatooyo (tuuganimo).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Theft
Tuugo, Xadid
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
theft
(see thief).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
treat
/triit/ (v) 1. ula-macaamilid (ula-dhaqmid) (v) 2. daawayn (v) 3. u hibeyn; ku casuumid (wax qof loo garto, sida qado-sharaf laga bixiyo) (v) 4. ka munaaqashood (ka doodid) (n) 5. farxad; raaxo (siiba aan la filayn).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
treat
v.tr., ballan; treat with, la ballan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
context
/konteksti/ (n) 1. macnaha guud (n) 2. mowgif.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pretext
/priitekst/ (n) mar-marsiinyo (cududaar marin-habaabis ah samaysasho).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
textile
/tekst tayl/ (n) dhar-samayn (farsamaynta dharka).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Textile
Ilindi ama dhar
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
textile
textile, n.m. - hab dhar samayneed (sida warshadda dharka ee Balcad)
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
textual
/tekst shuwal/ (adj) ee qoraal ahaaneed (qoraalka la xiriira).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
textuel
textuel, adj. - lamid ah qoraalka asalka ah
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
texture
/teksjar/ (n) dareenka taabasho ee shay leeyahay (sida sulubnimada, jileeca, qallayfka iwm).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
texture
texture, n.f. - samayska